CIID MUBARIK: Dhaaman Akhrisyaa Shabakada Afkashacabka Oo Idin Leh Ciid Mubaarik Meelkasta Oo Aad Joogtaanba Dunida

0
Thursday July 16, 2015 - 22:25:49 in by Burco Office
  • Visits: 1330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIID MUBARIK: Dhaaman Akhrisyaa Shabakada Afkashacabka Oo Idin Leh Ciid Mubaarik Meelkasta Oo Aad Joogtaanba Dunida

    Dhamaan Hawl wadeenada, Shaqaalaha iyo Maamulka Shabakada Wararka ee Afkashacabka waxa ay Hambalyo u dirayaan Dhamaan Umadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, Munaasibada Ciidal Odxa Awgeed. Waxaanan Leenahay nagula ciida farxad iyo damaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Hawl wadeenada, Shaqaalaha iyo Maamulka Shabakada Wararka ee Afkashacabka waxa ay Hambalyo u dirayaan Dhamaan Umadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, Munaasibada Ciidal Odxa Awgeed. Waxaanan Leenahay nagula ciida farxad iyo damaashaad. Waxaan Ilaahay ka baryaynaa in Sanadkan sanadkiisa inagu gaadhsiiyo bash bash, barwaaqo