Daawo: "illaa 1992 kii Somaliland baan Joogay, Siyaasadduna way is bedbedashaa laakiin ...." Xusen Axmed Cabdulle

0
Monday July 20, 2015 - 11:05:34 in by salman abdi
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: "illaa 1992 kii Somaliland baan Joogay, Siyaasadduna way is bedbedashaa laakiin ...." Xusen Axmed Cabdulle

    "illaa 1992 kii Somaliland baan Joogay, Siyaasadduna way is bedbedashaa laakiin ...." Xusen Axmed Cabdulle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"illaa 1992 kii Somaliland baan Joogay, Siyaasadduna way is bedbedashaa laakiin ...." Xusen Axmed Cabdulle

Wasiirkii Hore Ee Khayradka Biyaha Somaliland Md:Xuseen Axmed Cabdile ayaa ka hadlay warar ay warbaahintu ka qortay oo sheegya in uu ka baxayo guud ahaan siyaasada somaliland ,isla markana  uu u diga roganayo dhinac kale.Wasiirku wuxu kaloo ka hadlay qaddiyada somaliland wuxu ka aaminsanyahay, iyo xisbiga wadani oo dadka qaar sheegeen inu u digo roganayo