Daawo: Badhasabka Awdal oo Hanjabaadii ugu Adkayd u Diray Isuduwayaasha Wasaaraddaha ee Gobolka Awdal

0
Monday July 20, 2015 - 16:53:06 in by salman abdi
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Badhasabka Awdal oo Hanjabaadii ugu Adkayd u Diray Isuduwayaasha Wasaaraddaha ee Gobolka Awdal

    Guddomiye Ramaax ayaa 15 Wasaaradood xafiisyadooda ku eedeyey inay mar walba xidhan yihiin oo anay qaban shaqooyinkii loo igmaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiye Ramaax ayaa 15 Wasaaradood xafiisyadooda ku eedeyey inay mar walba xidhan yihiin oo anay qaban shaqooyinkii loo igmaday

Badhasaabka Gobolka Awdal Md: Maxamuud Cali saleebaan ramaax ayaa ka hadlay hayadaha dawlada ee ku sugan gobolkaasi ,isagoo sheegay in ay 15 hayadood oo gobolka ku sugani aanay shaqaynin waxaana uu wacad ku maray in uu haydaahaasi fadhiidka ahi uu u gudbin doono wasiirka hadii wasiirku ka hawl gali waayo arrinkaasina waxa uu badalkeeda sheegay in uu madaxwayne Silaanyo hor dhigayo .