Kala Badalkii Wadooyin ka Hargeysa oo si rasmiya u Dhaqal Galay Saaka

0
Monday July 20, 2015 - 20:26:24 in by Burco Office
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kala Badalkii Wadooyin ka Hargeysa oo si rasmiya u Dhaqal Galay Saaka

    Hargeysa(AFKA) Waxaa Maanta Si Rasami Ah Magaalada Hargeysa Uga Dhaqan Galay Wax Ka Bedel Lagu Sameeyey Hanaanka Wado Marista Ee Jidadka Caasimada .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA) Waxaa Maanta Si Rasami Ah Magaalada Hargeysa Uga Dhaqan Galay Wax Ka Bedel Lagu Sameeyey Hanaanka Wado Marista Ee Jidadka Caasimada .

HanankanCusub Ee Wado Marista Oo Ah Mid Ay Bulshada Saaka ku Wa,aaBariisateyIyada Oo AyJirtay Wacigalin Ay Sameysay Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa .

Hanankan Cusub Ayaa Ah Mid Baabuurta Ka ImaneysaDhinca Galbeed Ee Magaalada Hargeysa Ee Ku Socda Dhinca BariAyMari Doonan Jidka Weyn Ee Hor Mara Madaxtooyada Halka Dhinca Kale Baabuurta Ka Imaneysa Jahada Bari Ee Ku Socota Dhinca Galbeed Ay Mari Doonan Jidka Dabo Mara Cisbitalka Guud Ee Magaalada Hargeysa

Mayaar Ku Xigeenka Caasimada Hargeysa Ahna Ku SimahaMayaarkaCabdicasiis Cago Weyne Iyo Xoghayaha Dawalda HooseIbraahim Axmed Raabi Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadley Magaalada Hargeysa Ayaa Waxaa Ay Ka Warbixiyeen Hananka Cusub Waxaana AY Sheegen InNidaamkan Cusbi Uu Noqon Doono Mid Ay Bulshadu Ku Reyn Doonto

 

 

Ugu Horeyna Maayar Ku Xigeenka Caasimada Oo Arintani Ka Hadlaya Ayaa Waxaa Uu Yidhi "Waxaa Aan Marka Ugu Horeysa Aan Halkan Uga Mahad Naqayaa Wasiirka Arimaha Gudaha Taliyaha Ciidamada Booliska , Taliyaha Taraafikada Waxaana Aan Uga Mahad Naqayaa SidaWanaagsan Ee Ay Noola Shaqeeyen Waxaa Kale Oo Aan Halkan Uga Mahad Naqayaa Dad Weynaha Gaadiid Leyda AhEe Ku Dhaqmay Amaradii Naga Soo Baxdey

Waxaa Kale Oo Aan Maanta Halkan Ka Sheegaya In TalaabadaTan Ku Xigtaa In Ay Noqon Doonto Bas Stop Kii, Caasimadana Uma Ogalaan Doono (Traffic Jam ) Gaadhi Bas Ah Oo Meel Walba Iska Istaagi Doonana Ma Jiri Doono " Ayuu Yidhi MaayarKu Xigeenka Caasimada Ahna Ku SimahaMayaarkaCabdicasiis Cago Weyne .

Sidooo Kale Xoghayaha Dawalda Hoose Ee Magaalda HargeysaMudane Ibraahim Axmed Raabi Oo Isna Arintani Ka HadleyAyaa Waxaa Uu Yidhi " Hanankan Cusbi Waa Mid Lagu Kala Yareenayo Culeyska Gadiidka Ee Caasimada HargeysaHorana Isbadelku Tijaabo Ayuu Ahaa Iminka Kii Rasmiga Ahaa WeeyeMarkaas Wax Yaabihii Ka Soo Baxay Is Badelkii Hore Ee Uu Khaladku Ka Jirey Ayuun Baa La SaxaayeyIlaa Saakana Waanu KormeereynayWanaag Mooye Wax Walba Sidii Loogu Talo Galay Ayey U SocotaaIlaa Hada .

Gadiidleyda Waxaanu U Sheegeynaa Dee Iyaga Uun Baanu U Shaqeyneynaa Ee Waa In Ay Nidaamka Ilaaliyaan " Ayuu Yidhi Xoghayha Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi .