War Deg Deg Ah:Fanaankii Weynaa Ee Sheekh Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo Ku Geeryooday Magaalada Hargeysa

0
Wednesday July 22, 2015 - 11:48:12 in by salman abdi
  • Visits: 1128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Fanaankii Weynaa Ee Sheekh Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo Ku Geeryooday Magaalada Hargeysa

    Illaahay naxariistiisii Janno haka waraabiyee waxaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada Hargaysa Sheekh Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo in muddo ah ujiifay xanuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Illaahay naxariistiisii Janno haka waraabiyee waxaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada Hargaysa Sheekh Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo in muddo ah ujiifay xanuun

.

Marxuum Cabdillaahi Diiriye wuxuu kaalin mug leh ku lahaa hanaqaadkii fanka ummadda Soomaaliyeed

Ilaahay ha unaxariistee waxa uu sheekhu intii danbe uu mu’adin ka ahaa masaajid kuyaala Hargaysa.

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Afkashacavka waxay tacsi udirayaan ehelkii iyo qaraabadkii iyo guud ahaan shacabka uu ka baxayba waxay ilaahay uga baryayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo, marxuumkana janadiisii Fardawsa ka waraabiyo.