Wararka

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee 50 Ka Oday Ee ka Socda Muqdisho Oo Maanta Jeelka Loo Dhaadhiciyay Iyo Ujeedadoodi Ay U Yimaadeen Somaliland Oo La Shaaciyay.

0 Visits: 1703 | Friday May 09, 2014 - 03:05:31
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee 50 Ka Oday Ee ka Socda Muqdisho Oo Maanta Jeelka Loo Dhaadhiciyay Iyo Ujeedadoodi Ay U Yimaadeen Somaliland Oo La Shaaciyay.

Read More »

Cisbitaalka Guud Ee Saylac Oo La Jabsaday Iyo Qalab Lagala Baxay

0 Visits: 824 | Thursday May 08, 2014 - 22:25:37
Cisbitaalka guud ee Magaalada Saylac, ayaa xalay saqdii dhexe la jabsaday isla-markaana lagala baxay qalab muhiim ah oo yaalay.

Read More »

Daawo:- Muuqaal Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaarada Arimaha Dibbada Ee Ingiriiska.

0 Visits: 759 | Thursday May 08, 2014 - 22:22:16
Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaarada Arimaha Dibbada Ee Ingiriiska.

Read More »

"Wasiirka Madaxtooyada, Waxaanu Ka Codsanay Inuu Warqad Noogu Soo Gudbiyo Ujeeddada Safarka Odayaasha Reer Muqdisho" WADDANI

0 Visits: 807 | Thursday May 08, 2014 - 22:13:46
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inay Madaxtooyada Somaliland ka codsadeen in loo faahfaahiyo ujeeddada ay u socdaan odayaal dhaqameed ka socda dalka Soomaaliya, kuwaasi oo shalay soo gaadhay Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL Md Cukuse Oo Caddeeyey In Madaxweyne Siilaanyo Mar Kale Yahay Musharax Madaxweyne

0 Visits: 772 | Thursday May 08, 2014 - 15:22:51
Sidoo kale wuxu Faah-Faahiyey U Jeedada Safar Ay Dalka Ku Joogaan Odayaal Dhaqameed Ka Yimi Muqdisho. Dhegayso.

Read More »

Xildhibaan Cabdi Laki Xasan Nuur oo Tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Guud ahaanba Qarankii uu Ka Baxay Marxuum Cabdi Axmed Siciid

0 Visits: 1771 | Thursday May 08, 2014 - 15:09:17
Guddomiyihii Waxbarashada ee Gobolka Togdheer oo shalay lagu aasay magaalada Burco.

Read More »

Sergio Aguero:"Waxaan U Sii Dhawaanaynaa Inaan Xaqiijino Riyadeenii".

0 Visits: 1288 | Thursday May 08, 2014 - 10:14:02
Weerar yahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa aad ugu farxay guushii 4-0 ee ay kooxdiisu xalay ka gaartay kooxda Aston Villa oo marti u ahayd.

Read More »

Petr Cech Oo 10 Isbuuc Garoomada Ka Maqnaan Doona.

0 Visits: 1357 | Thursday May 08, 2014 - 10:05:31
Gool hayaha kooxda Chelsea Petr Cech ayaa ku guulaystay qaliin looga sameeyay garabka waxaana la xaqiijiyay inuu maqnaan doono 8 ilaa 10 isbuuc.

Read More »

Macalin Kenyan ah oo xalay lagu Dilay Gaalkacyo

0 Visits: 831 | Thursday May 08, 2014 - 09:20:41
Keneth Mwanga oo 50 jir kenya u dhashay ah oo Macallin ahaa ayaa la toogtay abaara 8:00 fiidnimo, xilli uu ka soo baxayay duruus uu ka bixinayay Dugsiga uu ka shaqeynayay.

Read More »

Daawo: Badhasabkii hore ee Saaxil ahna Wasir kuxigeenka Amniga ee Wasaradda Arrimaha Gudaha oo Berbera lagu soo Dhoweyey

0 Visits: 839 | Thursday May 08, 2014 - 09:05:09
Badhasabkii hore ee Saaxil ahna Wasir kuxigeenka Amniga ee Wasaradda Arrimaha Gudaha oo Berbera lagu soo Dhoweyey

Read More »

Odayaal Dhaqameed Muqdisho Ka Yimid Oo Ka Waramay Ujeeddada Safarkooda Somaliland‏

0 Visits: 1057 | Thursday May 08, 2014 - 09:00:14
Magaalada Hargeysa, ayaa waxa maanta galinkii dambe soo gaadhay Odayaal dhaqameed tiro badan oo ka socda Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Obama Eddadii oo ku geeriyootay Kenya

0 Visits: 1261 | Thursday May 08, 2014 - 08:56:49
Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Obaama Edadii Zaytuuni Onyaango Ayaa Shalay Lagu Aasay Magaalada Kisumu ee Dalka Kenya‏

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhowaan Magacaabaya Golaha Culimada iyo Culimada oo so dhoweysay Arrinkaas

0 Visits: 985 | Thursday May 08, 2014 - 08:48:18
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ballan-qaaday inuu Magacaabayo Golaha Culimada ee dastuuriga ah.

Read More »

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo Gaadhi Ambalaas Ah Iyo Daawooyin Ku Wareejiyey Degmada Laas-qoray

0 Visits: 932 | Thursday May 08, 2014 - 08:35:33
Gaadhigan oo qayb ka ah Baabuur ay Dawladda Turkigu Dhowaan ugu deeqday Somaliland ayuu agaasimu gaadhsiyey degmadaas laasqoray oo dhowan madaxweynuhu bookhday.

Read More »

"SIILAANYO KA HOR LAAMI LAMA ARAG" WQ: MUSTAFE TEACHER

0 Visits: 1096 | Wednesday May 07, 2014 - 17:41:47
Borama waxay isku raacsantahay markaan in badan u kuurgalay , dhalinyaro iyo waayeel badana la sheekaystay inaanay Madaxweyne siilaanyo ka hor ba laami arag,

Read More »

Daaw: Waraysi TVga SOMSAT la yeeshay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamal Ali Hussein

0 Visits: 745 | Wednesday May 07, 2014 - 15:42:49
Waraysigan oo Dhinacyo badanaya ayuu si guud ugaga warramaya aqoontiisa, meelihii uu ka soo shaqeeyey iyo Waxyaabaha Siyaasadda Soo geliyey

Read More »

Wefti Jarmal ah oo Madaxweyne Siilaanyo ku qaabilay Xafiiskiisa iyo Nuxurka Wixii ay ka wada hadleen Dhegays.

0 Visits: 949 | Wednesday May 07, 2014 - 15:28:50
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Safiir ku xigeenka Jarmalka u fadhiya Nairobi.

Read More »

Daawo : Aas Qaran oo Maanta Loo Sameeyey Alla Ha U Naxariistee Guddoomiyihii Waxbarashada Gobolka Togdheer Marxuum Cabdi Axmed Siciid Oo Shalay Ku Geeryooday Magaalada Hargaysa.

0 Visits: 1213 | Wednesday May 07, 2014 - 14:36:10
Aaska Marxuumka waxa ka soo Qaybgalay Masuliyiinta Heer Gobol, Heer Degmo, Saraakiisha Laamaha Dawladda, Shaqaalaha Wasaradda Waxbarashada, Macalimin Arday iyo Dadweyne kale oo tiro badan

Read More »

Akhri: Khudbad Sannadeedkii Madaxweynuhu Saaka ka hor Jeediyey Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiilada Dhegayso:

0 Visits: 1189 | Wednesday May 07, 2014 - 11:38:29
Khudbad Sanadeedka ayuu Madaxweynuhuu Saka kaga hadlay Guud ahaanba Wixii u qabsoomay, Wax qabyada ah iyo qorshaha xukumadda Muddada kooban ee u hadhay.

Read More »

Cali Khaliif Galaydh Oo Tashuush Ku Furaya Ujeeddada Safarka Wasiir Xaglo-toosiye Ee Buuhoodle iyo Wasiir Xaglatoosiye oo Masharic horumarined ka Wada Buuhoodle

0 Visits: 864 | Wednesday May 07, 2014 - 10:43:23
Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay safarka Wasiirka Caafimaadka Somaliland ku joogo Magaalada Buuhoodle, Xilli socdaalka Cali khaliif uu isna ka hadlay Xaglatoosiye

Read More »