Wararka

Dawlada Somaliland Jawaab Ka Bixisey Qoraalkii Beesha Caalamku Kaga Soo Horjeedeen Dib U Dhaca Doorashada Madaxtooyada Somaliland. Dawl

0 Visits: 741 | Wednesday February 01, 2017 - 15:55:50
Dawlada Somaliland ayaa jawaab ka bixisey warqad 26-kii Jeeniwari daneeyayaasha doorashooyinku Somaliland usoo direen,taas oo ay kaga soo horjeedaan muddo kordhin loo sameeyo xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.

Read More »

Dawlada Somaliya Oo Cod Dheer Ku Sheegtay In Faro Galin Lagu Hayo Doorashadeeda Madaxweyne nimo Ee Dhawaan Dhici Doonta Iyo Cida Ku Haysa

0 Visits: 537 | Wednesday February 01, 2017 - 15:55:22
Ra'isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke oo shir jaraa'id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan dowlado ka tirsan kuwo deriska oo faragelin toos ah ku haya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Read More »

Khilaaf Ka Dhex Istaadhmay Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Wakaalada Biyaha Burco iyo Halka uu salka ku Hayo,

0 Visits: 571 | Wednesday February 01, 2017 - 15:41:52
Maamulka Gobolka Togdheer iyo ka wakaalaa Biyaha Burco ayaa isku khilaafsan xal u helida xaalad adag

Read More »

Daawo:Gudida Joogtada Ah Ee Wakiilada Oo Wasiirka Duulista Kala Hadlay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somlia

0 Visits: 656 | Wednesday February 01, 2017 - 15:32:58
Hargeysa(AFKA)Gudida Joogtada Ah Ee Wakiilada Oo Wasiirka Duulista Kala Hadlay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somlia

Read More »

War Deg Deg ah: Xubin ka tirsanaa guddiga doorashada Madaxweynaha Oo Goor Dhow Is Casilay

0 Visits: 476 | Wednesday February 01, 2017 - 15:21:14
jen. C/llaahi Shiikh Ismaaciil (Fartaag) oo ahaa Guddomiye ku-xigeenkii guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha ayaa la iska iscasilay xubnimadii guddigaas.

Read More »

Dawlada Sucuudiga Oo Taageertay Go'aankii Uu Donald Trump Muslimiinta Kaga Mamnuucay Maraykanka.

0 Visits: 610 | Wednesday February 01, 2017 - 15:19:47
Wasiirka shidaalka ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in uu ku kalsoon yahay in boqortooyadu ay si dhaw ula shaqayn doonto maamulka

Read More »

Xildhibaan Cabdiraxman Dheere Oo Ganacsatada Ugu Baaqay Inay Jabiyaan Maceeshadda

0 Visits: 528 | Wednesday February 01, 2017 - 15:16:59
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada,gaar ahaan Guddida Arimaha Bulshada, kana tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa hadlay Maceeshada, waxaanu Ganacstada kala

Read More »

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Berbera U Gaadhey Xalinta Khilaafkii Ka Dhashey Masaajidka Sheekh-Isaxaaq

0 Visits: 528 | Wednesday February 01, 2017 - 15:15:09
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir(faratoon),ayaa Magaalada Berbera ee Xarunta Maamulka Gobolka Saaxil manta u gaadhey arimo la xidhiidha xalinta

Read More »

Telefishanka SAAB-TV Oo Ku Soo Biiray Warbaahinta Soomaalida, Shaqsiyaadka Aasaasay iyo Suxufiyiin Xul ah Oo Iskugu Tagay

0 Visits: 725 | Wednesday February 01, 2017 - 15:08:21
Hargeysa(AFKA)-Talafishanka Cusub ee SaabTv oo ah Talafishan cusub oo kusoo biirey Shaashadaha dhinaca Talafishada Warbaahinta Soomaalida ayaa maalmihii u dambeeyay sitoos ah hawada usoo galey kaas oo ay soo dhaweeyeen qeybo badan oo kamid ah shacbiga Somaliland Barnaamijyadiisa iyo dhacdooyinka laga…

Read More »

Eng Maxamed Xaashi Oo is Barbar Dhigay Miisaaniyada Wasaaradaha Muhiimka Iyo Wasaarada Madaxtooyada

0 Visits: 582 | Wednesday February 01, 2017 - 15:04:56
Wasiirkii ee maaliyadda Somaliland Md.Maxamed Xaashi, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, waxana uu eedo u jeediyey hannaanka xukuumadda talada haysaa dalka u maamusho, isaga oo cambaarayntiisa si gaar ah diiradda ugu saaray madaxtooyada dalka looga arrimiyo.

Read More »

Daawo:Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyeenta Oo Laga Wareejiyay Gaadiid Qayb Ka Noqon Doona Dubu Habaynta Iyo Dayactirka Wadooyinka

0 Visits: 603 | Wednesday February 01, 2017 - 13:04:20
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyanta,Gaadiidka Iyo Wadooyinka Oo Maanta Laga Wareejiyay Gaadiid Qayb Ka Noqon Doona Dubu Habaynta Iyo Dayactirka Wadooyinka

Read More »

Real Madrid Oo Jawaab Haboon Siisay Jamaahiirtii Ku Orisay Cristiano Ronaldo Kulankii Real Sociedad

0 Visits: 1162 | Wednesday February 01, 2017 - 08:22:24
Waxey u aheyd isbuuc xanuun badan madama uu xushmad darro kala kulmay Jamaahiirta kooxdiisa kuwaas oo ku oriyay markii uu dhawr kubad qalday ciyaartii ay 3-0 kaga farxasheen Real Sociedad todobaadkaan.

Read More »

Murrashax Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuun Mustafe Cali Obsiiye (Cali Gabiley)

0 Visits: 598 | Wednesday February 01, 2017 - 08:19:51
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay'adaha xisbiga ee Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, garabyada xisbiga, laamaha gudaha

Read More »

Liverpool Iyo Chelsea Oo Dhibcaha Ku Qeybsaday Anfield Road Xilli Diego Costa Uu Qasaariyay Gool Ku Laad Guul Siin Karay Kooxdiisa

0 Visits: 801 | Wednesday February 01, 2017 - 08:15:37
Laba Gool oo ay kala dhaliyeen David Luiz iyo Wijanldum ayaa barbaro kusoo idleeyay kulankii Anfield ku dhexmaray Liverpool iyo Chelsea

Read More »

Watford Oo Emirates Stadium Ku Daldashay Arsenal Xilli Wenger Iyo Wiilashiisa Ay Lumiyeen Booska Labaad

0 Visits: 970 | Wednesday February 01, 2017 - 08:13:00
Laba gool oo ay kala dhaliyeenTroy Deeney iyo Younes Kaboul ayaa Arsenal ka tiday tareenka iyadoo wiilasha Walter Mazari ay guul ku gaareen garoonka Emirates, Gunners ayaana u muuqata koox lumisay fursad weyn oo ay ugu dhawaan kartay hogaanka horyaalka.

Read More »

War Deg Deg:Khilaaf Cusub Oo Soo Kala Dhex Galay Musharaxiinta Madaxweynaha & Guddiga Qaban-qaabada Doorashada

0 Visits: 708 | Wednesday February 01, 2017 - 08:09:47
inta badan musharaxiinta u taagan doorashada madaxtinimada Somalia ayaa ka hor yimid go'aankii ka soo baxay guddiga doorashada madaxweynaha ee lagu laalay doodii ay yeelan lahaayeen musharaxiinta ee ka bixi laheyd dhinaca Tv-ga.

Read More »

Wasaarada Cadaalada Oo Si Sharci Darro Ah Xabsiga Ugu Taxaabtay Weriye Ka Hawl Gala RAYO TV

0 Visits: 662 | Tuesday January 31, 2017 - 18:12:44
wasaarad cadaalada iyo arimaha garsoorka ayaa saaka si xaqdaro ah xabsiga ugu taxaabtay weriye cumar shaafi oo ka hawl gala televissionka madaxa banaan ee rayo tv.

Read More »

Booliska Dalka Canada Oo Gacanta Ku Dhigay Ninkii Xasuuqa Ka Geystey Masaajidka Ku Yaalla Dalkaasi + Maxkamad La Horgeeyay.

0 Visits: 559 | Tuesday January 31, 2017 - 16:50:20
27 sano jir lagu magacaabo Alexandre Bissonnette asal ahaan ka soo jeeda dalka Faransiiska haystana dhalashada dalka Kanada ayaa la soo taagey Maxkamad ku taala Québec ee dalka Kanada waxaana lagu soo oogey in uu geystey xasuuqii ka dhacay Masjidka fiidnimadii Axadda.

Read More »

Daawo: Wasiiru Dawlaha Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Ka War Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Wafti Ka Socday Saba Islamic Bank

0 Visits: 815 | Tuesday January 31, 2017 - 16:40:57
Hargeysa(AFKA)Wasiiru Dawlaha Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Ka War Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Wafti Ka Socday Saba Islamic Bank

Read More »

War Deg Deg Maayir Ku Xigeenkii Hore Ee Magalada Borama Ayaa Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Khilaaf Xoogle Oo Soo Kala Dhex Galay Golaha Deeganka.

0 Visits: 625 | Tuesday January 31, 2017 - 16:35:33
Borame(AFKA)Maayir Ku Xigeenkii Hore Ee Magalada Borama Ayaa Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Khilaaf Xoogle Oo Soo Kala Dhex Galay Golaha Deeganka.

Read More »