Wararka

Daawo:Guddoomiye Xuuto Oo Hambaleeyay Wasiirka Wasiirka Warfaafinta Cadaani Go,aanadii U Dhawaan Ku Dhawaaqay.

0 Visits: 519 | Tuesday January 31, 2017 - 16:29:57
Guddoomiye Xuuto Oo Hambaleeyay Wasiirka Wasiirka Warfaafinta Cadaani Go,aanadii U Dhawaan Ku Dhawaaqay.

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxii Barnaamijyada Tv Qaranka Somaliland Oo Hada Is Casiley +Sababata Ka Dambseesa Oo Daaha Ka Qaaday

0 Visits: 749 | Tuesday January 31, 2017 - 16:24:23
Masuul Tv-ga Afka Dawladda Ku Hadla Xil Ka Hayay Oo Is Casilay Iyo Sababaha Loo Nisbaynaayo Oo Bedka Yimi. Agaasimhii Barnaamijyada Talafishanka Qaranka Somaliland Xuseen Cabdilaahi Deeqsi ayaa, iska casilay Xilkii Agaasimaha Barnaamijyada TV Qaranka kadib markii uu go,aan ka qaatey arimo la dhinaca…

Read More »

Daawo:Maamulka Iyo Cuqaasha Gabiley Ayaa Kormeer Ku Soo Maray Mashaariicyada Ay Fulinayaan Oo Gaba Gabo Maraysa

0 Visits: 493 | Tuesday January 31, 2017 - 16:19:39
Gabiley(AFKA) Maamulka Iyo Cuqaasha Gabiley Ayaa Kormeer Ku Soo Maray Mashaariicyada Ay Fulinayaan Oo Gaba Gabo Maraysa.

Read More »

Daawo:Riigii Coodanle Oo Biyo Laani Soo Foodsaartay +Cabashada Dadka Abaaraysan.

0 Visits: 617 | Tuesday January 31, 2017 - 16:16:13
Coodanle(AFKA) Riigii Coodanle Oo Biyo Laani Soo Foodsaartay +Cabashada Dadka Abaaraysan.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Wefti Uu Hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka Ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa.

0 Visits: 446 | Tuesday January 31, 2017 - 16:16:01
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay xidhiidhiyaha arimaha samafalka ee Qaramada Midoobey Mr. Peter Drucker

Read More »

Gudida Doorashooyinka Musharaxiinta Madaxwayne Oo Go'aamo Ka Qaadanaya Dib Dhaca Ku Yimaada Doodooda.

0 Visits: 518 | Tuesday January 31, 2017 - 15:32:20
Marka dib loo eego jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya maanta oo ay taarkhdii ku beegan tahay 31 bishan Janaayo maalin Talaado ah waxaa uu qorshuhu ahaa

Read More »

Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Baaqii Beesha Caalamka Ee Dib U Dhigista Doorashooyinka.

0 Visits: 541 | Tuesday January 31, 2017 - 15:26:11
Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko

Read More »

Ninkii Xasuuqa Ka Geystey Masaajidka Ku Yaalla Dalka Canada Oo Maxkamad La Horgeeyay

0 Visits: 606 | Tuesday January 31, 2017 - 15:16:19
27 sano jir lagu magacaabo Alexandre Bissonnette asal ahaan ka soo jeeda dalka Faransiiska haystana dhalashada dalka Kanada ayaa

Read More »

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Wefti Uu Hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka Ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa

0 Visits: 542 | Tuesday January 31, 2017 - 15:05:59
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Ku Bixiyay In La Joojiyo Hawlgelinta Shaqaalaha Dawladda Iyo Ciidamada Ku Jira Miisaaniyadda 2017-ka.

0 Visits: 603 | Tuesday January 31, 2017 - 14:42:08
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa amray in la hakiyo in si rasmi ah loo hawlgeliyo shaqaalaha dawladda iyo ciidamada dalka ee

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Oo Eedeymo Culus U Jeediyey Dawlada Iiran Iyo Danbiga Uu Ku Eedeeyey.

0 Visits: 662 | Tuesday January 31, 2017 - 12:33:15
Ra'iisul wasaaraha dalka Israa'iil, Benjamin Netanyahu

Read More »

Daawo:Wasiirada Wasaaradaha Ganacsiga Iyo Cadaalada Oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobalka Saaxil+Nuxurka Waxyaabaha Kulankaasi Lagu Faaqiday.

0 Visits: 584 | Tuesday January 31, 2017 - 12:24:17
Berbera(AFKA)Wasiirada Wasaaradaha Ganacsiga Iyo Cadaalada Oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobalka Saaxil+Nuxurka Waxyaabaha Kulankaasi Lagu Faaqiday.

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Maraykanka Barack Obama Oo Si Adag U Dhaliilay Amarka Donalda Trump.

0 Visits: 565 | Tuesday January 31, 2017 - 12:16:44
Xafiiska Barack Obama ayaa soo saaray war qoraal ah oo uu ku sheegay, in madaxweynaha hore ee Maraykanka uu la dhacay dibed baxyada ballaaran ee looga soo horjeedo, amarka uu madaxweyne Trump ku mamnuucayo dadka ka yimaada waddamada Muslimka ah qaarkood.

Read More »

Chelsea Oo Juventus Ka Dulqaadaysa Saxiixa Difaaca Schalke04 Ee Sead Kolasinac Si Uu Badal Ugu Noqdo Branislav Ivanovic Oo Heshiis La Gaadhay Zenit

0 Visits: 573 | Tuesday January 31, 2017 - 12:10:13
Kooxda Chelsea ayaa si lama filaan ah hawl hawl galisay waaxdeeda shaqaalaysiinta waxayna si xoogan u bilawday in ay maalinta suuqa kala iibsiga ugu danbeeya samayso ilaa saddex saxiix haddii ay

Read More »

Dawladda Marooko Oo Dib Ugu Mid Noqotay Xubinimada Midawga Afrika

0 Visits: 590 | Tuesday January 31, 2017 - 12:10:09
Dawladda Marooko ayaa dib ugu soo laabatay xubinimada Midawga Afrika ka dib muddo bilooyin ah oo ay ol'ole adag u gashay.

Read More »

Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada 24-Aad Ee Premier Leaque-ga Oo La Shaaciyay, Chelsea Vs Arsenal Oo Loo Magacaabay Garsoore Xusuus Xun Ku Leh.

0 Visits: 708 | Tuesday January 31, 2017 - 12:08:03
Maamulka horyaalka Premier Leaque-ga ayaa shaaciyay garsoorayaasha iyo kaaliyaasha dhex dhexaadin doona kulamada 24 aad ee horyaalka Premier leaque-ga waxaana kulamada ugu wayn kulanka ay Chelsea soo dhawayn

Read More »

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo Xilkii ka Qaaday Xeer Ilaaliyihii Qaranka Dalkaasi!!

0 Visits: 565 | Tuesday January 31, 2017 - 12:00:54
Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa si deg deg ah xilkii uga qaaday ku simaha xeer ilaaliyaha guud ee Maeaykanka Sally Yates.

Read More »

Hordhaca Kulanka Ciyaar Aad U Xiiso Badan Oo Caawa Dhex-maraysa Kooxaha Awooda Badan Liverpool Iyo Chelsea

0 Visits: 1044 | Tuesday January 31, 2017 - 11:57:40
Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawaynaysa kooxda hogaaka Premier Leaque-ga haysa ee Chelsea, waxayna labada kooxood kulankan

Read More »

Amarkii Xukuumadda Ee Sarrifka Lacagaha Oo Dhibaato Soo Kordhiyey, Suuqyadii Hargeysa Oo Dollar Laga Waayay Iyo Qiimaha Maceeshadda Oo Kor U Kacay

0 Visits: 646 | Tuesday January 31, 2017 - 11:50:57
Kadib markii ay xukuumadda Somaliland 24-kii bishan soo saartay go'aamo ay sheegtay inay wax kaga qabanayso sicir bararka dalka

Read More »

John Terry Oo Waraysi Uu Siiyay Steven Gerrard Ku Sheegay In Uu Ku Rajo Wayn Yahay In Aanu Kulan Kale Kooxdiisa Blues Xili Ciyaareedkan U Safan Si Ay Koobka Premier Leaque-ga Ugu Guulaystaan

0 Visits: 1258 | Tuesday January 31, 2017 - 11:50:44
Kabtanka kooxda Chelsea ee John Terry ayaa diyaar u ah in uu inta xili ciyaareedkan ka hadhay ku qaato kursiga kaydka kooxdiisa Blues wuxuuna ku rajo wayn yahay in kooxdiisu ay koobka horyaalka ku guulaysan d

Read More »