Wararka

Daawo:Ururka Dahablayaasha Somaliland Oo 6 Kun Oo Dollar Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha

0 Visits: 823 | Thursday January 12, 2017 - 16:01:50
Ururka Dahablayaasha Somaliland oo 6 Kun oo Dollar Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha

Read More »

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegay Iney La Xoojiyaan Gurmadka Abaaraha Dalka Jira

0 Visits: 641 | Thursday January 12, 2017 - 15:54:02
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon),

Read More »

Daawo;Gudomiyaha Gobalka Togdheer Oo Ka Dayriyay Xalada Abareed Ee Deeganada Togdher Ay Marayso Isogo ka Baaq kaso Saray Xaladasi.

0 Visits: 420 | Thursday January 12, 2017 - 15:51:47
Burco(AFKA);Gudomiyaha Gobalka Togdheer Oo Ka Dayriyay Xalada Abareed Ee Deeganada Togdher Ay Marayso Isogo ka Baaq kaso Saray Xaladasi.

Read More »

Daawo:Xisbiga WADDANI Oo Ka Dayriyay Xaalada Abaarta, Xukuumadda-na Ku Canaantay Qorshe La'aanta.

0 Visits: 538 | Thursday January 12, 2017 - 15:49:56
Borame(AFKA)Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka dayriyay xaalada abaarta ka jirta dalka isaga xukuumadda Somaliland ku canaantay qorshe la'aan

Read More »

Daawo:"Saldhigga Imaaraadka Ee Berbera Caddaawad Ayuu Inoo Abuuri Karaa" Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga WADDANI.

0 Visits: 543 | Thursday January 12, 2017 - 15:45:22
Hargeysa(AFKA)Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga WADDANI Dr. Maxamed Cismaan Fadal ayaa ka hadlay saldhiga Millatari ee dawladda Imaaraadka Carabtu doonayso in laga siiyo Magaalada Berbera iyo Saamaynta Oo Somaliland ku yeelan doono

Read More »

Daawo Sawirada:Guriga loo Diyaariyey In Uu Dego Madaxweyne Obama marka Uu Xilka Wareejiyo

0 Visits: 609 | Thursday January 12, 2017 - 15:42:37
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaadat ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa lagu wadaa in maalmo kadib uu si rasmi ah xilka ugu wareejiyo Madaxweynaha sida sharciga loo doortay ee Dalkaasi Donald Trump.

Read More »

Daawo;Boqor Cismaan Buur Madaw Oo Sheegay Xisbiga Dalka Somaliland Isku Keeni Karaa Inuu Yahay Xisbiga Ucid Fariina Udiray Bulshada.

0 Visits: 600 | Thursday January 12, 2017 - 15:36:46
Hargeysa(AFKA);Boqor Cismaan Buur Madaw Oo Sheegay Xisbiga Dalka Somaliland Isku Keeni Karaa Inuu Yahay Xisbiga Ucid Fariina Udiray Bulshada.

Read More »

Daawo:Wafti Ka Socda Dalka Joordan Oo Soo Gaadhay Somaliland Iyo Madaxwaynaha Jamhuriyada Somaliland Oo Kulan La Qaatay.

0 Visits: 477 | Thursday January 12, 2017 - 15:27:53
Hargeysa(AFKA):Wafti Ka Socda Dalka Joordan Oo Soo Gaadhay Somaliland Iyo Madaxwaynaha Jamhuriyada Somaliland Oo Kulan La Qaatay

Read More »

Daawo: Shacab KU Nool Hargaysa Oo Isku Raacay In Doorshada La Qabto Waqtiga...............

0 Visits: 629 | Thursday January 12, 2017 - 15:23:30
Daawo: Shacab KU Nool Hargaysa Oo Isku Raacay In Doorshada La Qabto Waqtiga...............

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Jaamacadda Carabta.

0 Visits: 744 | Thursday January 12, 2017 - 15:14:53
Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Jaamacadda Carabta.

Read More »

Daawo;Suldan Abu Sufiyaan Oo Tageerayaal Laxaadleh Oo Xisbiga Ucid Ku Soo Biiray Soo Dhaweeyay Xaalna Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Boqorka Axmed Iman.

0 Visits: 706 | Thursday January 12, 2017 - 14:42:38
Hargeysa(AFKA);Suldan Abu Sufiyaan Oo Tageerayaal Laxaadleh Oo Xisbiga Ucid Ku Soo Biiray Soo Dhaweeyay Xaalna Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Boqorka Axmed Iman.

Read More »

Daawo:Suxufiyadii Warkii Sababay Dagaalkii 2aad Ee Aduunka Baahisay Oo 105-jir Ku Dhimatay.

0 Visits: 631 | Thursday January 12, 2017 - 12:59:32
Suxufiyadii warkii ugu horeeyay ee dagaalkii labaad ee dunida baahisay, laguna tilmaansado inay ahayd qofkii ugu horeeyay ee dunida ku war geliyay dagaalkaas ama sida la rumaysan yahay baahisay warkii sababta u ahaa dagaalkaas

Read More »

Farsamo cusub oo lagu soo kordhiyay hab raaca doorashada guddoomiye ku-xigeennada baarlamaanka.

0 Visits: 509 | Thursday January 12, 2017 - 11:45:50
Waxaa markii ugu horeysay wax ka badal lagu sameeyay hab raaca doorashada guddoomiye ku-xigeennada baarlamaanka oo lagu soo kordhiyay farsamo cusub.

Read More »

Daawo: Madaxweyne Donald Trump Oo Eedayn Ku Aamusiiyay Wariyaha Telefishanka CNN

0 Visits: 451 | Thursday January 12, 2017 - 11:39:01
Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump Oo shir saxaafadeedkiisi ugu horeeyay tan iyo intii la doortay qabtay, ayaa si daran u weeraray telefishanka CNN iyo wariyihii ka socday, kuna aamuusiyay eedaymo uu dusha uga tuuray telefishanka CNN-ta.

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Lagu Maamuusay Shahaado Sharaf Ka Marag Kacaysa Dadaalka Uu Geliyay Horumarinta Tacliinta Dalka

0 Visits: 544 | Thursday January 12, 2017 - 11:28:04
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Lagu Maamuusay Shahaado Sharaf Ka Marag Kacaysa Dadaalka Uu Geliyay Horumarinta Tacliinta Dalka

Read More »

War Deg Deg Ah:Suuq Kamida Suuqyada Waaweyn Ee Magaalada Haregysa Oo Shaaciyey Inay Joojinayaan Isticmaalka Shilinka Somaliland

0 Visits: 665 | Thursday January 12, 2017 - 04:20:13
Guddida ganacsatada suuqa weyn ee Waaheen, ayaa cabasho weyn ka muujiyey qiime dhaca ku habsaday shilinkii Somaliland,

Read More »

Safiirkii Imaaraatka Ee Dalka Afghanistan Oo Ku Dhaawacmay Qarax Dhimasho Badan Geystay+Sawiro

0 Visits: 583 | Thursday January 12, 2017 - 04:16:26
Ugu yaraan konton ruux oo ay ku jiraan shan ruux oo ahaa shaqaale gargaar oo u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ayaa ku dhintay weerar bam oo ka dhacay magaalada Kandahar ee dalka Afghanistan.

Read More »

Doonni Siday Ku Dhawaad 600 Oo Neef Oo Ku Degtay Badda Berbera.

0 Visits: 477 | Thursday January 12, 2017 - 04:11:20
Doonni lagu magcaabi jirey Al-Axmediya oo saddex habeen ka hor lagu shirqaatey dekedda Magaalada Berbera

Read More »

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo caawa ka dhacay Maqaayad kutaala magaalada Belad-weyne

0 Visits: 504 | Thursday January 12, 2017 - 04:03:22
Qarax xooggan ayaa goor dhow oo caawa ah abaarihii 9:40 daqiiqo fiidnimo waxaa uu ka dhacay maqaahi shaaha laga cabo oo ku taala magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan.

Read More »

War Deg Deg Ah:Al-Shabaab Oo Ciidamo Wata Dareys Gooni Ah Ku Soo Bandhigay Gobolka Shabeelaha Hoose +Sawirro)

0 Visits: 485 | Thursday January 12, 2017 - 03:59:31
degaanka Kuunyo-barrow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa xoogaga Al-Shabaab waxay ku soo bandhigeen ciidan ka mid ah kuwa loo yaqaanno xisbada ama Booliska.

Read More »