Wararka

Daawo:Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Si Rasmi Ah Shaaca Uga Qaaday Xiliga Ay Bilaabayaan Ururinta Cashuurta Wada Marista.

0 Visits: 410 | Wednesday January 04, 2017 - 20:33:02
Hargeysa(AFKA):Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Si Rasmi Ah Shaaca Uga Qaaday Xiliga Ay Bilaabayaan Ururinta Cashuurta Wada Marista

Read More »

War Deg Deg Ah:Siyaasi Kamida Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Inuu Tago Karo Muqdsho Waa Kuma?

0 Visits: 570 | Wednesday January 04, 2017 - 18:32:45
War Deg Deg Ah:Siyaasi Kamida Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Inuu Tago Karo Muqdsho Waa Kuma?

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhalin Yaro Kasoo Jeeda Beelihii Dhowaan Ku Dagaalamay Koon Furta Gobolka SOOL

0 Visits: 421 | Wednesday January 04, 2017 - 18:21:29
Laascanod(AFKA):Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhalin Yaro Kasoo Jeeda Beelihii Dhowaan Ku Dagaalamay Koon Furta Gobolka SOOL

Read More »

Daawo:Kuliyada Tababarka Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Tababaro Usoo Xidhay Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland.

0 Visits: 873 | Wednesday January 04, 2017 - 18:04:40
Hargeysa(AFKA):Kuliyada Tababarka Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Tababaro Usoo Xidhay Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Safar Ay Ku Marayaan Qaybo Ka Mida Qaarada Yurub

0 Visits: 428 | Wednesday January 04, 2017 - 18:02:07
London(AFKA):Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Safar Ay Ku Marayaan Qaybo Ka Mida Qaarada YURUB

Read More »

Daawo:"Kuwa Leh Cadaani Baanu Dileynaa , Walaahi Meydkeyga In Aanu Nin U Soo Dhawaan Karin " Wasiir Cadaani Oo Fagaare Faan Iyo Hanjabaad La Soo Istagay

0 Visits: 559 | Wednesday January 04, 2017 - 16:24:18
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu goob fagaare ah la soo istaagay faan iyo hanjabaad uu ku duraayo dad uu sheegay in ay dil ugu soo hanjabeen . Wasiirka ayaa waxaa uu ku faanay in uu yahay nin geesi ah isla markaana aanu jirin nin meydkiisa ku soo dhawaan kara iska…

Read More »

Daawo"Reer Somaliya Waan Jecelahay , Bari Baan Moqdisho Tagi Karaa , Qoladan Kulmiye na Kuma Raacsani Weerarka Tooska Ah Ee Ay Ku Qaadeen Waddani " Muj cali Guray

0 Visits: 557 | Wednesday January 04, 2017 - 15:59:32
Muj Cali Guray Oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye waxaa uu ceeb iyo wax aan fiicneen ku tilmaamay in la isku xajiimeyso arimo Somali Weyn

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweyne Siilanyo Oo Hada Soo Saaray War Saxaafadeed.

0 Visits: 646 | Wednesday January 04, 2017 - 15:51:19
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed

Read More »

Xaaladda Abaareed Ee Gobolka Togheer Oo Ka Sii Dartay, Xog-waranka Dadka Deegaanka Iyo Baafinta Guddigii Abaaraha

0 Visits: 605 | Wednesday January 04, 2017 - 15:49:16
Xaalada abaareed ee ka jirta deegaanada gobolka Togdheer ayaa maalinba maalinta ka danbaysa kasii daraysa, waxaana dadweynaha deegaankaasi oo ay qaylo dhaani kasoo yeedhay

Read More »

Daawo:"Muuse Biixi Hadalada Dublumaasiyada Iyo Sida Loo Tartamo Siilaanyo Ha-soo Waydiiyo, Oo Haka Barto"Saleebaan Xaamuud

0 Visits: 688 | Wednesday January 04, 2017 - 15:46:00
Xisbiyahan ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, Saleebaan Xaamuud oo rer Burco ah kana soo jeeda Bariga Burco ayaa fariin dhaxal gal ah u diray murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Hoos ka DAAWO Fariintaas.

Read More »

Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Somaliya Jawaari Oo Sheegay Inuu Isku Sharaxayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub.

0 Visits: 489 | Wednesday January 04, 2017 - 12:40:19
Muqisho(AFKA);Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ahna Sii haya Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan qabashada Baarlamaanka Somaliya mar kale.

Read More »

Daawo:Shirkada Somtel Oo Abaal Marino Gudoonsiisay Qaar Ka Mida Macaamiisheeda Sida Tooska Ah Ugu Xidhan

0 Visits: 470 | Wednesday January 04, 2017 - 12:37:56
Hargeysa(AFKA):Shirkada Somtel Oo Abaal Marino Gudoonsiisay Qaar Ka Mida Macaamiisheeda Sida Tooska Ah Ugu Xidhan

Read More »

Kulan Saddex-Geesood ah oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada oo u dhexeeyey Xukuumadda, Ganacsatada Xoolaha dhoofiya iyo Masuuliyiinta Maxjarrada Berbera.

0 Visits: 339 | Wednesday January 04, 2017 - 12:35:59
Hargeysa(AFKA);Xarunta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland waxa 03.01.2017-ka; ka dhacay kulan ballaadhan oo Saddex-Geesood ah oo u dhexeeyey Xukuumadda, Ganacsatada

Read More »

Daawo:Fanaanada Qarniga Yurub Geenyo Oo Hees Macaan Daawaha Ka Soo Qaaday

0 Visits: 2090 | Wednesday January 04, 2017 - 11:55:05
Fanaanada Qarniga Yurub Geenyo Oo Hees Macaan Daawaha Ka Soo Qaaday

Read More »

Qarax Ka Dhacay Geerash Ku Yala Agagaarka Xarunta UNDP Ee Magalada Muqdisho

0 Visits: 506 | Wednesday January 04, 2017 - 11:27:23
Qarax sida la sheegay gaari lagu xiray ayaa ka dhacay gudaha garaash gadiidka la dhigto meel aan ka fogeyn xarunta hay'adda UNDP,kaa oo sababay dhaawaca ilaa afar ruux.

Read More »

Daawo:Wasiirka Biyaha Somaliland Ayaa Si Balaadhan Loogu Dhaweeyey Degmada Xudun Iyo Degmada Adhi Cadeeye Ee Ka Tirsan Gobolka Sool

0 Visits: 486 | Wednesday January 04, 2017 - 11:17:06
Laascanod(AFKA):Wasiirka Biyaha Somaliland Ayaa Si Balaadhan Loogu Dhaweeyey Degmada Xudun Iyo Degmada Adhi Cadeeye Ee Ka Tirsan Gobolka Sool

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Isugu Yeedhay Ganacsatada Xoolaha Dhoofisa+Sawiro

0 Visits: 664 | Wednesday January 04, 2017 - 02:30:31
Hrageysa(AFKA)Xarunta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland waxa 03.01.2017-ka; ka dhacay kulan ballaadhan oo Saddex-Geesood ah oo u

Read More »

Daraasad Cusub Oo Daaha Ka Rogtay Wadamada Ay Ka Soo Jeedaan Ciyaartoyda Kooxaha Premier Leaque-ga Waqtiga Ugu Badan U Saftay Xili Ciyaareedkan 2016/17 Warbxin

0 Visits: 1007 | Wednesday January 04, 2017 - 02:25:57
Waxaa jira ciyaartoy tiro badan oo ka soo yeeda wadamo kala duwan oo ka ciyaaraha horyaalka xiisaha badan ee Premier Leaque-ga waxayna koox kastaaba haysataa ciyaartoy ka so kala jeeda wadamo iyo qaarado kala duwan. Ugu dhawaan ciyaartoyda wamada aduunka

Read More »

Warbixin:Garsooraha Uu Culayska Wayni Saaran Yahay Ee Mike Dean Oo Noqday Garsooraha Kaadhadkii Casaa Iyo Rekoodhayashii Ugu Badnaa Xili Ciyaareedkan Bixiyay!!!

0 Visits: 910 | Wednesday January 04, 2017 - 02:22:48
.Warka ugu hadal-haynta badan kulamadii Premeir Leaque-ga ee 20 aad ayaa noqday qaladkii uu garsooreMike Dean kaadhka cas oo toos ah uu ugu siiyay xidiga kooxda West Ham United ee Sofiane Feghouli intii lagu jiray bilawgii kulankii ay Manchester United guusha ka soo gaadhay Hammbers.

Read More »

Bournemouth Oo Wacdaro Layaableh Ku Dhigtay Arsenal, Gunners Oo Toban Ciyaartoy Oo Bournemouth Ah Dirqi Kula Barbaraysay

0 Visits: 681 | Wednesday January 04, 2017 - 02:18:13
Bournemouth ayaa ciyaar layaableh wacdaro ugu dhigtay kooxda Arsenal oo 20 kii daqiiqo ee ugu danbeeyay dirqi iskugu badbaadisay isla marakanaBournemouth oo toban ciyaartoy lagu soo yareeyay babraro dirqi ah la gashay dhamaadkii kulankan.

Read More »