Wararka

Daawo;Naadiga akhriska iyo Qoraalka Halkaraan ayaa munasibad Ballaadhan ku so Bandhigay Buug Qiimo badan oo ka hadlaya Bandhigaya Islaamiga ah

0 Visits: 1032 | Tuesday January 03, 2017 - 21:18:41
Burco(AFKA);Naadiga akhriska iyo Qoraalka Halkaraan ayaa munasibad Ballaadhan ku so Bandhigay Buug Qiimo badan oo ka hadlaya Bandhigaya Islaamiga ah waxana Munasibaddan oo la kowsatay Bandhigyada Buugaagta ee Sannadka 2017 ka so qaybgalay, Culumo Awdiin, Dhakhaatiir, Masuliyinta Bangiyada islaamiga…

Read More »

Saladiinta Somaliland Oo Kulan Isku Soo Horfadhiisyay Hoggaamiyaasha Xisbiyada Qaranka, Kana Codsaday In La Joojiyo Dacaayadaha Iyo Hadalada Dadka Kala Fogaynaaya+SAWIRRO

0 Visits: 649 | Tuesday January 03, 2017 - 20:57:47
Hargeysa(AFKA)Saladiinta Somaliland oo is xilqaamay, ayaa isa soo horfadhiisiyay hoggaamiyaasha Axsaabta Somaliland. Kulankan oo ay Saladiintu soo qaban qaabiyeen waxay u jeedadiisu daarnayd, Madaxda Xisbiyadana

Read More »

Khad tareen isku Xidhaya Shiinaha Iyo Britain Oo Markii Ugu Horeysay la Howgeliyey +Sawirro)

0 Visits: 726 | Tuesday January 03, 2017 - 20:53:41
Shiinaha ayaa bilaabay howlgelinta khad tareen oo si toos ah u tagi doona magaalada London, tareenkii ugu horeeyay ayaana hadda wadada galay.

Read More »

Daawo;Wasarada Cafimadka Somaliland Oo Takulo Dawoyina Gadhsiisay Cisbitaalka Magalada Badhan.

0 Visits: 471 | Tuesday January 03, 2017 - 20:40:00
Badhan(AFKA);Wasarada Cafimadka Somaliland Oo Takulo Dawoyina Gadhsiisay Cisbitaalka Magalada Badhan

Read More »

Daawo:Xubnihii Madaxweynaha Somaliland U Saaray Dejinta Qorshaha Horumarineed Ee Shanta Sano Ee Soo Socda Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargeisa

0 Visits: 481 | Tuesday January 03, 2017 - 20:33:02
Hargeysa(AFKA):Xubnihii Madaxweynaha Somaliland U Saaray Dejinta Qorshaha Horumarineed Ee Shanta Sano Ee Soo Socda Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargeisa

Read More »

War Deg Deg Ah::Haweeneydii Ugu Horeesay Ee isku Soo SHaraxday Xilka Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliya

0 Visits: 445 | Tuesday January 03, 2017 - 16:31:51
Muqdisho(AFKA)Xildhibaan Khadiija Oo Ka mida Xildhibaanada Barlaamka Somaliya Ayaa Noqotay Haweeneydii Ugu Horeesay Ee isku Soo SHaraxday Xilka Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliya

Read More »

"Xukuumaddan Madaxweyne Siilaanyo, Waxay La Soo Baxday Dhaqan Aan Hore Loogu Aqoon Xukuumaddihii Ka Horeeyey..."Cabdi Haybe Oo Xog Culus Daaha Ka Qaaday

0 Visits: 633 | Tuesday January 03, 2017 - 16:25:18
Hargeysa(AFKA)Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir ka ahaa, ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye ku jiro olole, isagoo ku eedeeyay inuu hantidii umadda ku ololaynayo.

Read More »

Culimada TIMO-WEYNTA Ee Boorama Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay In Laga Noqdo Go'aan Ay Fulintiisa Ku Eedeeyeen Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta

0 Visits: 1280 | Tuesday January 03, 2017 - 16:20:01
Culimada Suudiyada Ee Dariiqada Ahlu Sunna Wal-jamaaca ee Magaalada Boorama, ayaa ka soo horjeedsaday Go'aan Toddobaadkii hore Masaajid ku yaalla Magaalada Berbera lagaga wareejiyey

Read More »

Shacabka Oo U Dheg Taagaya Natijada Kulanka Sabtida Ee Saddexda Murashax Iyo Guddiga Doorashooyinka Qaranka

0 Visits: 653 | Tuesday January 03, 2017 - 16:18:25
Hargeysa(AFKA)Waxa ay shacabka Somaliland si weyn ugu dheg taagayaan kulanka la filayo inay Sabtida isugu yimaadaan saddexda xisbi qaran iyo guddiga doorashooyinku, kaas oo muhiim u ah arrimaha qabsoomida doorashada madaxtooyada.

Read More »

Meydad Dhowr Ah Oo Laga Helay Guryihii Ku Burburay Qaraxii Ka Dhacay Garoonka Aadan Cadde

0 Visits: 520 | Tuesday January 03, 2017 - 16:05:25
Wararka naga soo gaaraya agagaarka Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow Meydad hor leh laga soo saaray dhismooyinka ku dumay Ismiidaamintii shalay ka Dhacday afafka hore ee Garoonka.

Read More »

Xog Culus: Faroole oo diidan in Muqdisho uu yimaado iyo damac yaab leh oo ku jira

0 Visits: 472 | Tuesday January 03, 2017 - 15:57:00
Madaxweynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa dib dhigtay dhowr jeer inuu yimaado magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, oo xarun u ah dowladda Soomaaliya, islamarkaana ay ka dhacayaan doorashooyinka madaxweynaha iyo kuwa guddoonka baarlamanka.

Read More »

Daawo:Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Bilawday Xakamaynta Cudurada Ka Dhasha Abaaraha

0 Visits: 906 | Tuesday January 03, 2017 - 15:49:17
Hargeysa(AFKA)Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Bilawday Xakamaynta Cudurada Ka Dhasha Abaaraha

Read More »

Daawo:"Rukuucnay ALLOW Sujuudnay, Ilmaynay Dartaa Is-dhiibnay" Hal-abuur Cabdiraxmaan Cali Dhimbiil Oo Maanso Qiiro Badan Ka Tiriyey Abaarta Baahsan Ee Dalka Ka Jirta.

0 Visits: 761 | Tuesday January 03, 2017 - 15:45:33
Burco(AFKA)"Rukuucnay ALLOW Sujuudnay, Ilmaynay Dartaa Is-dhiibnay" Hal-abuur Cabdiraxmaan Cali Dhimbiil Oo Maanso Qiiro Badan Ka Tiriyey Abaarta Baahsan Ee Dalka Ka Jirta.

Read More »

Daawo;Badhasaab Ku Xigeenka Gobalka Saraar Oo Ka Hadlay Xalada Abaarta Ba'an Ee Ka Jirta Deganada Gobalka Saraar Iyo Xalada Guud Ee Gobalku Marayo.

0 Visits: 399 | Tuesday January 03, 2017 - 15:19:40
Caynaba(AFKA);Badhasaab Ku Xigeenka Gobalka Saraar Oo Ka Hadlay Xalada Abaarta Ba'an Ee Ka Jirta Deganada Gobalka Saraar Iyo Xalada Guud Ee Gobalku Marayo

Read More »

Daawo:Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Doorashadda Madaxtooyadda Oo Kaabis iyo Wax Ka Bedel Lagu Sameeyay.

0 Visits: 490 | Tuesday January 03, 2017 - 15:12:26
Hargeysa(AFKA);Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Doorashadda Madaxtooyadda Oo Kaabis iyo Wax Ka Bedel Lagu Sameeyay.

Read More »

Daawo:"Xutiyiinta Yaa Shidaalka Iyo Xashiishada ka Iibiya......"Axmed Safiino

0 Visits: 627 | Tuesday January 03, 2017 - 15:11:22
"Xutiyiinta Yaa Shidaalka Iyo Xashiishada ka Iibiya......"Axmed Safiino

Read More »

War Deg Deg Ah:Xarakada Alshabaab Oo Dad Gacmaha jartay

0 Visits: 571 | Tuesday January 03, 2017 - 15:05:50
Xarakada Alshabaab ayaa dad gacmaha jartay dadkaas oo ahaa labo rag ah oo gacmaha midig la jaray kadib markii maxkamad Al-Shabaab leedahay ay sheegtay inay ku heshay xattooyo.

Read More »

Daawo:Xildhibaan Baar Oo Shaaca Ka Qaaday Inaan Muddo Kor-Dhin Jirin Iyo Damaca Kursiga Wakiilada Ka Haya.

0 Visits: 561 | Tuesday January 03, 2017 - 15:04:40
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Baar Oo Shaaca Ka Qaaday Inaan Muddo Kor-Dhin Jirin Iyo Damaca Kursiga Wakiilada Ka Haya.

Read More »

Katumba Wamala oo Ah Taliyaha Ugu Sareya Ciidanka Uganda Oo soo gaaray Muqdisho lana kulmay Saraakiil iyo Masuuliyiin kale

0 Visits: 589 | Tuesday January 03, 2017 - 15:00:25
Muqdisho(AFKA);Waxaa shalay magaalada Muqdisho soo gaaray Taliyaha ugu sareeya ciidamada dalka Uganda Generaal Katumba Wamala, waxa uuna kulamo kala duwan la qaatay saraakiil katirsan Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.

Read More »

Dagaalo ka dhacay gobolka Bakool iyo ciidamada dowladda oo deeganno la wareegay.

0 Visits: 551 | Tuesday January 03, 2017 - 14:55:39
Ciidamada dowlada Soomaaaliya ayaa saacadihii ugu danbeeyay la wareegay gacan ku heynta deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, kadib dagaal ay la galleen xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab.

Read More »