Ciyaaraha

WARBIXIN: Kooxihii Uu Saamaynta Ku Yeeshay Isbadalkii Champions Leaque-ga Lagu Sameeyay Oo Ka Wada Xaajoonaya In Ay Samaystaan Horyaal Kale Oo Yurub Ah

0 Visits: 1123 | Friday October 14, 2016 - 06:10:53
Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa la dhibtoonaysa dagaalo dhinacyo badan kaga furan, waxayna dhawaan kooxaha waa wayn ee Yurub ay ku raali galisay go'aan muran dhalyay oo ah in kooxaha waa wayn ee Yurub ayna wax isreeb reeb ah u soo gali doonin heerka Groupyada Champions

Read More »

Petr Cech Iyo Gareth Barry Oo La Gudoonsiiyay Abaal Marin Ay Ku Galeen Buuga Dhacdooyinka Layaabka Leh Ee Guinness World Records Iyo Sababta Ay Ku Heleen Oo Faah Faahsan

0 Visits: 1785 | Thursday October 13, 2016 - 04:52:13
Labada xidig ee horyaalka Premier League-a ka ciyaara ee Petr Cech iyo Gareth Barry ayaa la gudoonsiiyay abaal marin ay ku galeen buuga dhacdooyinka layaableh eeGuinness World Records book. Goolhayaha Arsenal ee Petr Cech

Read More »

Laba Ciyaartoy Oo Ciyaartoy Oo Premier Leaque-ga Ka Ciyaara Oo Ka Been Sheegay Dhaawacyo Ayna Qaban Si Ay U Seegaan Kulmada Qaramadooda Iyo FIFA Oo Ganaax Ku Soo Rogaysa

0 Visits: 913 | Wednesday October 12, 2016 - 09:56:54
Xidiga kooxda Chelsea eeVictor Moses iyo gool dhaliyaha kooxda Watford ee Isaac Success ayaa ganaa kala kulmi kara xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA kadib markii la shaaciyay in ay ka been sheegeen dhaawacyo ayna qabin si ay u seegaan waajibaadka xula qarankooda ee kulamada isreeb reebka koobka…

Read More »

England Oo Taako Kala Kulantay Slovenia, Germany Oo Guul Ka Gaadhay Northern Ireland, Slovakia Oo Cashar U Dhigtay Scotland Iyo Natiijooyinkii Kulamadii Isreeb Reebka Aduunka Ee La Ciyaaray

0 Visits: 1025 | Wednesday October 12, 2016 - 09:47:20
England ayaa barbaro gool la'aan ah la soo gashay xulka qaranka Slovenia kulankoodii saddexaad ee isreeb reebka koobka aduunka. Inkasta oo ay England soo guulaystay labadii kulan ee ugu horeeyay waxayna kulankan taako kala kulmeen Slovenia

Read More »

Spain Oo Guul Muhiim Ah Ka Soo Gaadhay Albania, Italy Oo Dirqi Ku Badbaaday, Tunisia Oo Guinea Dubatay Iyo Dhamaan Natiijooyinkii Kulamadii Isreeb Reebka Koobka Aduunka Ee La Ciyaaray

0 Visits: 1211 | Monday October 10, 2016 - 09:02:53
Xulka qaranka Spain ayaa guul muhiim ah ka soo gaadhay Albania waxayna La Roja ka soo badbaaday imtixaankii hogaamiyaasha Group G. Diego Costa iyo Nolito ayaa Spain ka soo caawiyay in ay guushan ku soo gaadho 2:0 bilaa jawaab

Read More »

"Waxaan Doonayaa In Aan Tababare U Noqdo Kooxda Chelsea"Frank Lampard

0 Visits: 1051 | Sunday October 09, 2016 - 10:15:05
Laacibkii hore Chelsea ee Franck Lampard ayaa shaaca ka qaaday in uu haminayo in uu tababare ka noqdo mar uun kooxda galbeedka London ka dhisan ee Chelsea .

Read More »

Liiska Ciyaartoyda Premier League Ee Aadaya Isbuucaan Xulalkooda Qaran – Kooxdee Ayay Xiddigaha Ugu Badan Ka Tagayaan? (Liis Dhameystiran)

0 Visits: 998 | Wednesday October 05, 2016 - 03:57:45
Halkee ayay aadayaa ciyaartoyda kooxdaada Premier League isbuuca danbe? Sky Sports ayaa baaris ku sameysay ciyaartoyda Premier League ee u baxaya waajib qaran. Muddo labo isbuuc ah horyaalka Premier League waxa uu galayaa nasasiino, laakiin ciyaartoyda heerka caalami baashaalkooda ma ahan mid joogsanaya.

Read More »

Kooxda Man United Oo Noqotay Tan Ugu Qaalisan Taariikhda Kubada Cagta – Halkee Ayay Ku Jiraan Kooxaha Kale Ee Ingariiska?

0 Visits: 1093 | Wednesday October 05, 2016 - 03:55:46
Baadhis ay sameysay CIES Football Observatory ayaa lagu ogaaday in Manchester United ay heysato kooxda ugu qaalisan taariikhda dunida kubada cagta.

Read More »

WARBIXIN: Barcelona Oo 11 Sano Kadib Qaab Ciyaareedkii Ugu Xumaa Kaga Bilaabtay Horyaalka La Ligaha Balse Rekoodhkan War Fiican Ayay Taariikhdu Ka Sheegtay

0 Visits: 880 | Tuesday October 04, 2016 - 12:37:29
Ka dib todobo kulan oo la ciyaaray xilli ciyaareedka La Liga, Barcelona ayaa durbaba dhumisay sideed dhibcood, waxaana ay shaqeysteen mudadaan 13 dhibcood taasoo ah dhibcihii ugu yaraa ee ay heleen waqtigaan oo kale xilli ciyaareedka tan iyo 2005 – waana sannadkii kooxda Catalans ay kuwada guuleysteen…

Read More »

Gareth Bale Oo Si Xoogan Loo Ilaalinayo Inta Uu La Joogo Xulka Wales Ka Dib Weerar Lala Beegsaday Qoyska Gabadha U Doonan.

0 Visits: 1036 | Tuesday October 04, 2016 - 12:35:49
Gareth Bale ayaa amaankiisa si aad ah loo adkeyn doonaa isbuucaan inta uu la joogo Wales isagoo isku diyaarinaya labada kulan ee isreebreebka Koobka Adduunka 2018 ee ay la ciyaarayaan Austria iyo Georgia.

Read More »

Madaxweynaha FIFA Oo Balaarinaya Koobka Adduunka – 48 Xul Ayaa La Filayaa Inay U Tartami Doonaan Tartanka Ugu Weyn Caalamka.

0 Visits: 835 | Tuesday October 04, 2016 - 12:18:23
Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa soo jeediyay in balaariyo Koobka Adduunka oo ay ka qeyb galaan ilaa iyo 48 xul, waana tiro uu soo jeediyay markii uu doorashada u sharaxnaa.

Read More »

Halkee La Kala Marayaa Tartanka Gooldhalinta Horyaalka Premier League Ka Dib Markii La Ciyaaray Kulamadii 7aad?

0 Visits: 803 | Monday October 03, 2016 - 12:39:30
Iyadoo la ciyaaray kulamadii 7aad ee horyaalka Premier League islamarkaana 15ka maalmood ee soo socda lagu maqnaanayo kulamada heerka caalami ee isago jira isreebreebka Koobka Adduunka 2018 iyo kulamada saaxiibtinimo waxaan eegeynaa halka la kala marayo tartanka gooldhalinta horyaalka Ingariiska.

Read More »

Hordhac: Real Madrid v SD Eibar – Los Blancos Oo Dooneysa Inay Wadada Guusha Ku Soo Laabato Ka Dib Seddex Barbaro Oo Isku Xigta Oo Ay Soo Galeen.

0 Visits: 978 | Sunday October 02, 2016 - 10:01:36
Real Madrid v Eibar Garoonka: Santiago Bernabeu Waqtiga: 5:15pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Juan Martinez

Read More »

Hordhac: Celta Vigo v Barcelona – Blaugrana Ma Ku Aargudan Doontaa Garoonkii 4-1 Lagula Soo Garaacay Xilli CIyaareedkii Hore?

0 Visits: 860 | Sunday October 02, 2016 - 09:51:08
Celta Vigo v Eibar Garoonka: Balaídos Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Inaki Vicandi

Read More »

Mudada Uu Luka Modric Ka Maqnaan Doona Real Madrid Oo La Ogaaday & Kulamada Uu Seegi Doono.

0 Visits: 882 | Sunday October 02, 2016 - 09:50:04
Seddexda ama afarta isbuuc ee soo socota, tababaraha Real Madrid ayaa wax qorsheyn doona iyadoo uu ka maqan yahay Luka Modric, mana aysan aheyn wax sahlan marka uu Modric kooxda Los Blancos ka maqan yahay.

Read More »

Borussia Dortmund & Real Madrid Oo Dhibcaha Ku Qaybsaday Iyo Natiijoonkii Kulamadii Kale Ee Champions Leaque-ga

0 Visits: 1087 | Wednesday September 28, 2016 - 09:42:06
Kooxaha Borussia Dortmund iyo Real Madrid ayaa barbaro ku kala baxay kulan adag oo ka tirsanaa kulamada labaad ee Champions Leaqueg-a. Borussia Dortmund ayaa u baahatay in ay laba jeer la timaado goolasha barbaraha si ay Real Madrid u qaybsadaan saddexda dhibcood. Waa barbarihii saddexaad ee ay Real…

Read More »

Antonio Conte, Claudio Ranieri Iyo Slaven Bilic Oo Hogaaminaya Tababarayaasha Uu Cadaadisku Haysto Ee Shaqadooda Waayi Kara Kadib Lix Kulan Oo Laga Ciyaaray Premier Leaqueg-a

0 Visits: 984 | Tuesday September 27, 2016 - 05:06:16
Marka uu xili ciyaareedku bilaamayo waxaa lagu sii sharatamaa tababarayaasha ugu horeeya ee shaqadooda waayi doona,

Read More »

Kevin De Bruyne Oo Muddo Bil Ah Garoomada Ka Maqnaanaya, Dhaawiciisa Oo Ku Soo Aaday Waqti Ay City Adeegiisa Si Wayn Ugu Baahnayd Iyo Kulamada Uu Maqnaan Doono

0 Visits: 817 | Monday September 26, 2016 - 09:35:38
Tababare Pep Guardiola iyo kooxdiisa Manchester City ayaa helay war xun iyada la xaqiijiyay in xidiga qaab ciyaareedka cabiibka ah ku jiray ee Kevin De Bruyne uu muddo bil ah garoomada kaga maqnaan doono dhaawac ku soo gaadhay kulankii Swansea City.

Read More »

Antonio Conte Oo Qaar Ka Mid Ah Difaacyada Kooxdiisa Ka Diraya Stamford Bridge Kadib Guuldaradii Cuslayd Ee Kooxdiisa Ka Soo Gaadhay Arsenal

0 Visits: 1087 | Monday September 26, 2016 - 09:32:55
Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa diyaar u ah in uu Stamfrod Bridge ka nadiifiyo difaacyada kooxdiisa ee qaab ciyaareedka liita soo bandhigay, waxaana difaacyada uu Conte u cadhaysan yahay ka mid ahBranislav Ivanovic ,Gary Cahill iyo David Luiz oo ceeb kala soo laabtay kulankii Emirates…

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Arsenal Xalayto Ka Badisay Chelsea: Kumaa Ahaa Xiddiga Garoonka? Kumaase Ugu Liitay?

0 Visits: 989 | Sunday September 25, 2016 - 13:12:35
Kooxda Arsenal ayaa soo gabagabeysay shan sannadood oo aysan kulan Premier League ah ka badinin kooxda ay London ka wada dhisan yihiin ee Chelsea iyagoo xalayto 3-0 ku dardaray kooxda tababare Antonio Conte oo qaab ciyaareed aad u liita soo bandhigtay.

Read More »