Wararka

Daawo:Donald Trump La Kulmay Madaxweynaha Mexico Iyo U Jeeda Socdaalkisa

0 Visits: 575 | Thursday September 01, 2016 - 11:56:15
Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Maraykanka, Donald Trump, ayaa wadahadal la yeeshay madaxweynaha Mexico, Enrique Pena Nieto, kulankaasi oo labaduba ay ku tilmaameen mid wax ku ool ahaa.

Read More »

Diyaarad Rakaab Ay leedahay Shirkad Mareykan ah oo 55-sano kadib ka degtay Cuba (Daawo Sawirada)

0 Visits: 748 | Thursday September 01, 2016 - 11:51:21
Diyaarad nuuca Rakaabka qaada oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa mudo 55-sano kadib waxa ay si toos ah uga degtay garoon kuyaala dalka Cuba iyada oo sida rakaab .

Read More »

Muran Ka Dhashay Mulkiyada Baloodho Ku Yaalla Dayaxa Guudkiisa+Yaase Isku Haysta

0 Visits: 958 | Thursday September 01, 2016 - 11:46:44
Dayaxu waa meesha keliya ee samada ka mid ah ee ay aadamaha wakhtigan joogaa cagaha soo dhigeen iyadoo inkastoo uu barnaamijkii Luuna ee ay lahaayeen midowgii soofiyeeti guushii ugu horaysay ka gaadhay gaadhitaanka dayaxa korkiisa oo ay ku tageen dayax gacmeed aan dad saarnayn

Read More »

Soomaali ku Xidhan Xabsiyo Kuyaala Dalka Mareykanka Oo Qeylo Dhan Kasoo Yeedhay

0 Visits: 631 | Thursday September 01, 2016 - 11:36:03
Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyo kuyaala dalka Mareykanka ayaa ka qeylo dhaamiyay qorshe lagu doonayo in dalkaasi looga soo musaafiriyo laguna soo celiyo dalka Soomaaliya ay horey uga carareen.

Read More »

Qoysas kasoo laabtay Dhadhaab Oo ku Xayiran Dhoobleey xilli Jubaland diiday In Ay qaabisho dadka Soo laabanaya

0 Visits: 652 | Thursday September 01, 2016 - 11:30:31
Ku dhawaad 1200 oo qof oo kasoo laabtay xerooyinka qaxootiga dalka Kenya ee Dhadhaab ayaa ku xayiran deegaanka Dhoobleey, ayadoo dadkani ay yihiin kuwo intooda badan ku wajahnaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

Read More »

"Shacabka Ha Ka Fogaadaan Meelaha Lagu Bixiyo Kaadhadhka Aqoonsiga" Afhayeenka Kooxda Al-shabaab.

0 Visits: 857 | Thursday September 01, 2016 - 11:28:40
Al-Shabaab ayaa markii u horeysay waxay ka hadashay qaadashada Kaararka aqoonsiga ee bixintooda uu billaabay maamulka gobolka Banaadir,

Read More »

War Deg Deg:Chelsea Oo Ku Dhawaaqday Inay Dhameystirtay Saxiixa David Luiz Oo Ka Soo Laabtay Paris Saint-Germain

0 Visits: 884 | Thursday September 01, 2016 - 11:06:48
Kooxda Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay dhameystiray saxiixa daafacii Paris Saint-Germain David Luiz kaasoo Stamford dib ugu soo laabtay heshiis 32 milyan ginni ah, isagoo heshiis seddex sanno ah u saxiixay Blues.

Read More »

Pogba, Stones & Sane Oo Hogaaminaya Saxiixyadii Ugu Waaweynaa Ee Ay Xagagan Sameeyeen Kooxaha Premier League-ga

0 Visits: 873 | Thursday September 01, 2016 - 11:04:47
Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo xirmay xalay saq dhexe, inkastoo aysan ka dhicin saxiixyo waaweyn, David Luiz ayaa ka mid noqday ciyaartoyda dib ugu soo guryo noqday gurigooda inkastoo uusan soo galin saxiixyadii ugu waaweynaa ee ay soo bandhigto Sky Sports.

Read More »

Daawo: Golaha Senat-ka Brazil Oo Maamuus Ka Xayuubin (Impeachment) Xilkii Kaga Qaaday Madaxweynihii Dalkaas Dilma Rousseff

0 Visits: 700 | Thursday September 01, 2016 - 09:01:28
Aqalka sare ee barlamaanka dalka Brazil ayaa maamuus ka xayuubin, (Impeachment), ku sameeyay, haweenaydii dalkaas Madaxweynaha ka ahayd, Dilma Rousseff

Read More »

Dawladda Hoose Ee Hargaysa Oo Dhamaystirtay Qalabkii Wadooyinka Lagu Samaynaayay, Wershadii Jaygna Istaadhay.+SAWIRRO

0 Visits: 717 | Thursday September 01, 2016 - 08:58:00
Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargaysa ayaa ku guulaysatay inay soo dhamaystiraan qalabkii u sahlaayay samaynta wadooyinka Caasimadda oo muddo dheer laga sugaayay.

Read More »

Dhageyso-Radio Afkashacabka Warkii Caweysnimo Iyo Wariye Muna Cabdi Cabdilaahi

0 Visits: 1587 | Wednesday August 31, 2016 - 19:40:43
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda Brco Waxaana Soo Jeedineysa Muna Cabdi Cabdilaahi

Read More »

Madaxwaynaha Mamul Gobaledka Puntland Oo Kulan Layeshay Dhigiisa Wadanka DJabuuti

0 Visits: 576 | Wednesday August 31, 2016 - 19:39:16
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Turkiga ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More »

Daawo:Dawlada Hoose Burco Oo Bilowday Banenta Wadooyin Cusub Oo Kamdia Xaafda Magaalada Burco

0 Visits: 652 | Wednesday August 31, 2016 - 19:36:40
Burco(AFKA)Dawlada Hoose Burco Oo Bilowday Banenta Wadooyin Cusub Oo Kamdia Xaafda Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Deeq Lacageed oo La Gaadhsiiyey Qoyskii uu Ka Baxay Fanaankii Shay Mire Dacar AHN

0 Visits: 684 | Wednesday August 31, 2016 - 19:35:11
Hargeysa(AFKA)Deeq Lacageed oo La Gaadhsiiyey Qoyskii uu Ka Baxay Fanaankii Shay Mire Dacar AHN

Read More »

Daawo:Garaadka Guud Ee Bulshada Sool, Sanaag Iyo Cayn oo Taageeray Wadahadala Somaliland Iyo Khatumo

0 Visits: 796 | Wednesday August 31, 2016 - 19:30:27
Saaxdheer(AFKA)Garaadka Guud Ee Bulshada Sool, Sanaag Iyo Cayn oo Taageeray Wadahadala Somaliland Iyo Khatumo

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyey Xaalada Gobolkaasi

0 Visits: 789 | Wednesday August 31, 2016 - 17:45:45
Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyey Xaalada Gobolkaasi

Read More »

Guddigii wada-hadallada kula jirey Shirkadda reer Imaarraad ee DP World ayaa siyabo kale Duwan Ugadhay Dubia+Dereenka Kaqaden Shacabka

0 Visits: 863 | Wednesday August 31, 2016 - 17:29:07
Guddigii wada-hadallada kula jirey Shirkadda reer Imaarraad ee DP World ayaa si habaqle ah uga baxay Caasimadda Hargaysa, kuwaasoo ku sii jeedday magaalada Dubia oo xarun u ah Shirkadda DP World ee lagu wareejiyay Dekedda qaddiimiga ah ee Berbera.

Read More »

"Waxaan Idinka Codsanayaa In na Loogu Duceyo Dadweynahayaga,Bulashada Ee Gobolada Bari In Arkaan Horumarka.."Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

0 Visits: 625 | Wednesday August 31, 2016 - 17:25:28
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Munaasibada Ay Ku Qalin Jabinayeen Dufcadii Afraad Ee Ka Bxaday Jaamacada Tima CADE Ee Magaalada Gabiley Ayaa Bulshada Cod Sadey Iney U Duceeyaan Shaacbka Gobolada Bari Gaar Ahaan Sool Xaysimo Iyo Buuhoodle Waxaanau Yidhi ""Waxaan Idinka Codsanayaa In…

Read More »

Daawo;Xaalad Biyo La aaneed Iyo Abaaro Ka Jira Deegaano Ka Mida Gobolka Mudug

0 Visits: 592 | Wednesday August 31, 2016 - 17:06:08
Mudug:Xaalad Biyo La aaneed Iyo Abaaro Ka Jira Deegaano Ka Mida Gobolka Mudug

Read More »

Daawo:"Xuduudaha Gobolada Waxa Weeye Kuwii Ingiriis kii Ka Tagay Gobola Gobol Uma Dhaafi Karo"Gudoomiyah Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 719 | Wednesday August 31, 2016 - 17:05:10
Gabiley(AFKA)Muuse biixi oo maanta khudbad ka jeediyay xaflada qalin jabinta jaamacada timacade ee gobolka gabiley

Read More »