Wararka

Daawo:Wasiirka Waxbarashada Somaliland Ayaa xilkii U Kala Wareejiyay Agaasimhii Guud Hore Iyo Agaasimaha Guud Ee Cusub

0 Visits: 621 | Thursday August 25, 2016 - 17:10:10
Hargaysa(AFKA)Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Habane Ayaa xilkii U Kala Wareejiyay Agaasimhii Hore Iyo Agaasimaha Cusub Ee DHawan Madaxwaynuhu Magacabay

Read More »

Daawo:Ururka Kaalmeeye Iyo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Si Wadajira Dhir Ugu Beeray Goobo Ka Mida Magaalada Burco

0 Visits: 629 | Thursday August 25, 2016 - 17:03:56
Burco(AFKA)Ururka Wacyigelinta Bulshada Iyo Horumarinta Deegaanka Ee Kaalmeeye Oo Kamida Uruurka Wacyigelinta Ka Sheegyaa Iyo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed

Read More »

Daawo: Dugsiga Ileyska Togdheer Oo Munaasibada Sagootin AH U Sameeyey Ardaydii Ka Baxday Sanadkan

0 Visits: 582 | Thursday August 25, 2016 - 17:01:19
Daawo: Dugsiga Ileyska Togdheer Oo Munaasibada Sagootin AH U Sameeyey Ardaydii Ka Baxday Sanadkan

Read More »

DAAWO:Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Kormeer Ku Soo Maray Xafiisyada Wasaaradu Ay Ku Leedahay Magaalada Berbera

0 Visits: 556 | Thursday August 25, 2016 - 16:58:23
Hargaysa(AFK)Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Kormeer Ku Soo Maray Xafiisyada Wasaaradu Ay Ku Leedahay Magaalada Berbera

Read More »

Daawo:Maayirka Magalada Boorama Ayaa Jawab Udiray Mayirkii Hore Oo Dhaliilo Usoo Jediyey

0 Visits: 518 | Thursday August 25, 2016 - 16:45:30
Boorama(AFKA)Maayirka Magalada Boorama Ayaa Jawab Udiray Mayirkii Hore Oo Dhaliilo Usoo Jediyey

Read More »

Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye Oo Dhalinyarta Ugu Baaqay Inay Muujiyaan Cududooda Rabaaniga Ah, Ayna Gaadhay Wakhtigii Ay Dalka Hogaamin Lahaayeen

0 Visits: 597 | Thursday August 25, 2016 - 16:03:19
Hargeysa(AFKA)Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye(Madaxweynaha Mustaqbalka) Oo ka mid ah Siyaasiyiinta da'da Yar ee reer Somaliland ayaa dhalinyarada ugu baaqay inay muujiyaan Cududa rabaaniga ah ee Alle kuu manaystay,

Read More »

Dhacdooyinkii Lixda Ahaa Ee Ugu Xiisaha Badnaa Ciyaaraha Olombikada Adduunka Rio 2016 Oo Sawiro Lagu Soo Koobay

0 Visits: 907 | Thursday August 25, 2016 - 15:59:03
Tartankii Ciyaaraha Olombikada adduunka ee Toddobaadkan lagu soo gabagabeeyey waddanka Brazil gaar ahaan Magaalada Rio De Janiero waxa ay reebeen mahadhooyin iyo taariikh lama illaawaan ah iyo arrimo xiise lahaa oo muddo badan la sii hadal hayn doono.

Read More »

War Deg Deg Ah:Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Daaha Ka Feydey Inuu U Taagan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani

0 Visits: 804 | Thursday August 25, 2016 - 15:30:03
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa markii u horaysay shaaciyey in uu u sharaxan yahay Jagada Gudoomiyaha Xisbiga Waddani balse muu sheegin wakhtiga uu ololaha bilaabayo iyo sida loogu wareejinayo waxaana isaga oo cadaynayaa yidhi.

Read More »

Daawo:Shaqooyinka La Yaabka Leh ee Dunida ka Jira, (Xogta Dahsoon)

0 Visits: 499 | Thursday August 25, 2016 - 15:22:01
Shaqooyinka la yaabka leh ee aynu barnaamkeenan ku eegayno waxa ka mid ah dhadhaminta Xalwada oo ah shaqo loo qaato dadka qaarkood kuwaas oo waajibkoodu yahay inay hubiyaan dhadhanka qaybaha kala duwan ee xalwada ay shirkaduhu soo saaraan.

Read More »

Daawo Sawirada :Dalka Dunida ugu Muslimiinta badan oo Wadooyinka lagu soo dhajiyay Boodhadhka Rag La Doon Doonayo

0 Visits: 890 | Thursday August 25, 2016 - 14:44:12
Mid ka mid ah Wadamada ugu Muslimiinta badan Caalamka ayaa wadooyinkiisa waxaa maal mahaan dambe lagu soo dhajiyay Boodhadhka iyo Wajiyada Rag muhiim ah oo si weyn loo doon doonayo .

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Maanta Kormeer Ku Soo Maray Goobaha Diiwangelinti Ka Socoto Gobolka Sool Maalinti 3aad

0 Visits: 512 | Thursday August 25, 2016 - 14:39:28
Laascaanood(AFKA)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Maanta Kormeer Ku Soo Maray Goobaha Diiwangelinti Ka Socoto Gobolka Sool

Read More »

Daawo Sawirada: Taangiyada Dowlada Turkiga oo gudaha u galay Siiriya iyo Daacish oo magaalo laga qabsaday

0 Visits: 742 | Thursday August 25, 2016 - 14:35:31
Ciidamada Milatariga dowlada Turkiga ayaa gudaha u galay dalka Siiriya gaar ahaan xadka ay labada dal wadaagaan, waxa ayna Ciidamadan guluf colaadeed ku qaadeen Kooxda Daacish oo kusugneed magaalooyin iyo Deegaano kuyaala xadka Siiriya iyo Turkiga.

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo U Kicitimay Dalka Masar

0 Visits: 667 | Thursday August 25, 2016 - 10:35:27
Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Debadda & Iskaashig Caalamiga ah JSL Dr. Sacad Cali Shire oo socdaal shaqo ugu baxay dalka Masar ayaa maanta gaadhay magaalada Qaahira ee caasimadda dalkaas.

Read More »

Wararkii Udanbeyay Ee Dhul Gariirki Kadhacay Talyaaniga +Dhimashadu Inta Ay Marayso

0 Visits: 674 | Wednesday August 24, 2016 - 19:58:58
Dhul Gariir Ka Dhacay Wadanka Talyaaniga Oo Ay Ku Dhinteen 60 Qof

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada JSL Iyo Wafti Uu Hogaminayo Oo Safar Deg Deg Ah Uga Ambaxay Dalka Masar

0 Visits: 689 | Wednesday August 24, 2016 - 19:27:53
Wasiirka Arrimaha Debadda JSL iyo Wefti uu Hoggaaminayo Oo Safar Deg Dega Ugu Anba Baxay Dalka Masar+U Jeedka Safarkooda Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Debadda & Iskaashig Caalamiga ah JSL Dr. Sacad Cali Shire

Read More »

Daawo:Wasiirka Ganacsiga Somaliland Iyo Wefti Baladhan Hogaaminaayo Oo Mug Iyo Miisan Leh Loogu Soo Dhaweyey Magaalada Berbera

0 Visits: 639 | Wednesday August 24, 2016 - 17:56:07
Berber(AFKA)Wasiirka Ganacsiga Somaliland Iyo Wefti Baladhan Hogaaminaayo Oo Mug Iyo Miisan Leh Loogu Soo Dhaweyey Magaalada Berber

Read More »

Daawo:Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Oo Ayaalan Ku Tilmaamay Somaliya Kan Hadlay Qodobo Xasaasi Ah

0 Visits: 1003 | Wednesday August 24, 2016 - 17:50:07
Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Oo Ayaalan Ku Ku Tilmaamay Somaliya Kan Hadlay Qodobo Xasaasi Ah

Read More »

Daawo:Khudbaddihii Guddoomiyaha KULMIYE iyo Maxamed Kaahin ka jeediyeen Deganka Coodanle Oo Ka Tirsan Degmada Qoriligud

0 Visits: 645 | Wednesday August 24, 2016 - 17:40:01
Coodanle(AFKA)Khudbaddihii Guddoomiyaha KULMIYE iyo Maxamed Kaahin ka jeediyeen Deganka Coodanle Oo Ka Tirsan Degmada Qoriligud

Read More »

Daawo:Wasiiro Kamida Xukumada Somliland Kormeeray Diinwaangalinta Ka Bilaabmatay Gobolka Sool

0 Visits: 615 | Wednesday August 24, 2016 - 16:59:31
Laascaanood(AFKA)Wasiiro Kamida Xukumada Somliland Kormeeray Diinwaangalinta Ka Bilaabmatay Gobolka Sool

Read More »

Ruushka Oo Eedeemo U Jeediyay Maxkamadda Caalamiga Ah

0 Visits: 671 | Wednesday August 24, 2016 - 16:56:46
Ruushka, ayaa si cadho leh uga jawaabtay go'aanka maxkamadda caalamiga ah ay ku laashay racfaankii Ruushku ka qaateen go'aanka ciyaaryahanadooda u diidaya inay ka qayb qaataan ciyaaraha dadka lixaadkoodu dhiman yahay ee bisha dambe lagu qabanayo magaalada Rio ee dalka Brazil, taasi oo sal looga…

Read More »