Wararka

Daawo:Xoghayaha Arimaha Bulshada Ee Xisbiga Wadani Oo Kormeer Ku Tagtay Goobaha Ay Ka Socdaan Diwangalinta Ee Gobolka Saraar Iyo Dhaliilo Culus Oo U Soo Jeedisa Komishanka Qaranka

0 Visits: 549 | Wednesday August 24, 2016 - 16:22:53
Caynaba(AFKA)Xooghayaha Arimaha Bulshada Ee Xisbiga Wadani Oo Kormeer Ku Soo Martay Goobaha Ay Ka Socdaan Diwangalinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Saraar

Read More »

Daawo;Raxan Wasiiro Ah Oo Ka Tirsan Mamulka Putland Oo Ku Sugan Buhoodle Iyo Moganaanta Xukumada Somaliland

0 Visits: 879 | Wednesday August 24, 2016 - 16:03:38
Raxan Wasiiro Ah Oo Ka Tirsan Mamulka Putland Oo Gudaha Usogalay Deganka Buhoodle

Read More »

Xog muhiima Oo Ku Saabsan Xarunta Xanaaneyta Caruurta Ee URTEHAGEN Ee Magaalada Burco Iyo Baaqii Maamulka Gobolka Togdheer+Sawiro

0 Visits: 1168 | Wednesday August 24, 2016 - 15:54:15
Burco(AFKA)Xarunta Xanaaneyta Caruurta Ee URTEHAGEN Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Kutalaa Waxa La Aasasay Sanadkii 13/6/2013-Kii Fikirkan Lagu Aasaay waxa Lahaa Dr Norwegean Oo Lagu magacaabo Dr Cali Waxaa Xarunta Mudo Dheer Ku Jirtay Guri Kiraa Oo Ku yaalay Badhtamaha Magaalada Burco…

Read More »

Yaa Iga Mamnuucay Oo Leh Ma Tartamayo Ma Quraanbaa Igu Soo Degay, Murashixiintna bisha octobar Eng;Faysal Cali Warabe

0 Visits: 763 | Wednesday August 24, 2016 - 15:52:19
Hargaysa(AFKA)Yaa Iga Mamnuucay Oo Leh Ma Tartamayo Ma Quraanbaa Igu Soo Degay, Murashixiintna bisha octobar Eng;Faysal Cali Warabe

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtoyada Kulan Kula Qatay Agasimaha Guud Ee Hay'adda Calamiga Ah Inter Peace

0 Visits: 986 | Wednesday August 24, 2016 - 15:16:14
Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Agaasimaha guud ee Hay'adda Caalamigaa ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber oo fadhigiisu yahay magaalada Geneva ee xarunta dalka Switzerland.

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo la kulmay John Kerry

0 Visits: 612 | Wednesday August 24, 2016 - 15:10:25
Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya, C/Salaam Cumar Hadliye iyo dhiggiisa, waa Xog-hayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka, Mr. John Kerry ayaa ku kulmay caasimada Nairobi Kenya.

Read More »

Magacyada iyo Halka ay ka yimaadeen Ragii Weeraray Hotelka Naasa Hablood oo lasoo bandhigay +Sawiro

0 Visits: 783 | Wednesday August 24, 2016 - 14:28:28
Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) ayaa markii ugu horeesay shaaca ka qaaday magacyada dhalinyaro Kenyan ahaa oo weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Naasa Hablood 1 ee magaalada Muqdisho, taariikhda markay aheed 26-kii Bishii June ee Sanadkan.

Read More »

Daawo Sawirada:Dhul Gariir Qasaaro kala duwan sababay oo ku dhuftay Dalka Talyaaniga

0 Visits: 653 | Wednesday August 24, 2016 - 14:24:20
Dhul Gariir Cabirkiisa lagu qiyaasay 6.2-magnitude ayaa ku dhuftay magaalada Pescara del Tronto iyo deegaano kale oo kuyaala dalka Talyaaniga , waxaana dhul gariirkan ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Daawo:Agaasimaha Cusub Ee Loo Magacaabay Wasaarada Kaluumaysiga Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Xilka Loo Magacaabay

0 Visits: 845 | Wednesday August 24, 2016 - 14:15:41
Hargeysa(AFKA)Agaasimaha Cusub ee wasaarada kaluumaysiga oo ka hadlay xilka cusub ee loo dhiibay

Read More »

Daawo:MO Farah Oo Daaha Ka Fayday Waxyaabaha Ka Saacida Inuu Guulo Ka Gaadho Tartanada Caalamka

0 Visits: 825 | Wednesday August 24, 2016 - 14:13:37
MO Farah Oo Daaha Ka Fayday Waxyaabaha Ka Saacida Inuu Guulo Ka Gaadho Tartanada Caalamka

Read More »

War Deg Deg:Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Ganafka Ku Dhuftay Soo Jeedin Loola Tagay Oo Ah In Golaha Guurtidu U Sameeyo Muddo Kordhin Labaad

0 Visits: 1370 | Wednesday August 24, 2016 - 12:00:20
Hargeysa(AFKA)Iyadoo muddooyinkan dambe ay isa soo tarayeen wararka sheegaya suurtogalnimada in muddo kordhin labaad loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici, ayaa warar soo baxayaa waxay sheegayaan in Madaxweyne Siilaanyo ganafka ku dhuftay soo jeedin muddo kordhineed oo loola tagay.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Coodanle Ee Degmada Qorilugud.+Sawiro

0 Visits: 1056 | Wednesday August 24, 2016 - 11:46:09
Coodanle(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxweyne Oo Si Baaladhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Coodanle Ee Degmada Qorilugud. Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Coodanle oo ka tirsan degmada Qorulug ee Gobolka Buuhoodle, ayaa si layaab leh u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo…

Read More »

Babuurta Yar Yar Ee Vits-ta Ama Tukhaanka Looyaqaanaa Khatarta Ay Ku Hayaa Dad Iyo Duunyoba

0 Visits: 1127 | Wednesday August 24, 2016 - 11:42:36
Hargaysa(AFKA)Waxaa sanadihii ugu dambeeyey dalkenan Somaliland aad ugu soo fara-batay baabuurta yar yar ee loo yaqaano Vits- ta Ama Tukhaanka, Iyada oo ay inta badan ay wataan dhalinyaradu, Inkasta oo ay Dadka Qaarna Marka Ay Dacaayadaynayaan Siiba Dadka Waaweyn Qaar Ay Yidhaahdaan, Baabuurka

Read More »

DiiwangelintO Codbixiyaasha Oo Saaka Ka Bilaabatay Gobolka Saraar Iyo Cilada Tiro Badan Oo Hadheeyey

0 Visits: 564 | Wednesday August 24, 2016 - 11:40:07
Caynaba(AFKA)Waxa Si Caga Jiid ah Uga Bilaabmay Gobolka Saraar Diiwangelinti Iyado ahayd inay Shalay Ka Bilaabo Laakin Dib uu Dhac Ku Yimi Shaqaalahi Iyo Gadiidki Qalabka Shaqaalaha Siday.

Read More »

Caqabad Kale! Jose Mourinho Oo Ka Horjoogsanaya Daafaca Phil Jones Inuu Ku Biiro Arsenal Xagaagan.

0 Visits: 672 | Wednesday August 24, 2016 - 11:38:46
Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaan u ogolaan doonin in daafaca dhexe Phil Jones inuu ku biiro Arsenal xagaagan, sida ay qortay saaka jariirada Daily Telegraph.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Muxuu Ku Sifeeyey Xoghayihii Hore Gobolka Togdheer

0 Visits: 809 | Wednesday August 24, 2016 - 11:36:06
Burco(AFA)Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Muxuu Ku Sifeeyey Xoghayihii Hore Gobolka Togdheer

Read More »

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Saaka Oo Arbaco Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

0 Visits: 1252 | Wednesday August 24, 2016 - 11:33:00
Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee saaka oo Arbaco

Read More »

FC Porto Oo AS Roma Ka Cidhibtirtay Champions Leaque-ga,Monaco,Celtic Iyo Kooxaha Kale Ee U Soo Baxay Heerka Group-yada Champions Leaque-ga

0 Visits: 957 | Wednesday August 24, 2016 - 11:30:22
shan kooxdood oo ka mid ahaa toban kooxood oo caawa ciyaaray kulamadii lugta danbe ee isreeb reebka Champions Leaque-ga ayaa u soo baxay heerka Groupyada Champions Leaque-ga halka shan kooxood ay ku fashilmeen in ay ka soo gudbaan wareegii saddexaad ee isreeb reebkii Champions Leaque-ga ee loogu soo…

Read More »

Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Buhoodle Oo Ka Hadley Tiradda Deegaamada Buuhoodle Ee Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Laga Bilaabay.

0 Visits: 642 | Wednesday August 24, 2016 - 11:26:23
Buuhoodle(AFKA)Guddoomiye ku xigeenka gobolka Buuhoodle, Jaamac Dheeg Cartan, ayaa ka warbixiyey sida ay diiwaan-gelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland uga socdaan gobolka Buuhoodle iyo degmooyinkiisa, oo shalay subax si rasmi ah uga bilaabantay.

Read More »

XILDHIBAAN CABDIQAADIR JIRDE OO KA HADLAY FARAQA HOGAAMINEED EE U DHEXEEYA MADAXWAYNAYAASHII KALA DAMBEEYAY EE SOMALILAND

0 Visits: 672 | Tuesday August 23, 2016 - 19:24:15
xildhibaan cabdiqaadir jirdeXildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Ka Hadlay Faraqa Hogaamineed ee U Dhexeeya Madaxwaynayaashii Kala Dambeeyay ee Somaliland

Read More »