Wararka

Madaxweynayasha Ruushka iyo Turkiga oo kulan dib logu furayo xidhiidhki labada Dal yeeshay

0 Visits: 488 | Wednesday August 10, 2016 - 09:08:20
Intuusan ka bixin Turkiga, Mr Erdogan ayaa ku tilmaamay madaxweyne Putin saaxiiibkiis, wuxuuna sheegay inuu doonayo inuu baal cusub u furo xiriiirka labada waddan

Read More »

Guddomiye Cirro oo Beeniyey inu Shirki Madaxtooyada kudhex maray Xisbiyada ka yidhi Doorashada Dib ha lo dhigo Qeexayna Ajandihi kulankaas

0 Visits: 513 | Wednesday August 10, 2016 - 08:38:30
"Ma Jiro Warka Ah Inaan Idhi Doorashada Dib Ha Loo Dhigo, Kulankaana Ajandihiisu Wuxuu Ahaa Diiwaangelinta Gob. Sool, Madaxweynuhuna Ma Joogin"" Guddoomiyaha Xisbiga WADANI

Read More »

Daawo:Guduoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muxuu Ka Yidhi Ansixiyay Heshiiskii Xukuumadu Lagashay Shirkada DP World

0 Visits: 621 | Tuesday August 09, 2016 - 19:36:16
Burco(AFKA)Guduoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muxuu Ka Yidhi Ansixiyay Heshiiskii Xukuumadu Lagashay Shirkada DP World

Read More »

Daawo:Dallada Dhalinyarada somaliland Ee Sony Oo Taageero Miisaanleh U Muujisay Ansixinta Heshiiska Dekada Berbera

0 Visits: 521 | Tuesday August 09, 2016 - 19:29:52
Dallada Dhalinyarada somaliland Ee Sony Oo Taageero Miisaanleh U Muujisay Ansixinta Heshiiska Dekada Berbera

Read More »

Daawo:Dadweynaha Magaalada Laascaanood Oo Soo Dhaweeyay Hawlgalada Bilic Soo Celinta Laascaanood

0 Visits: 451 | Tuesday August 09, 2016 - 19:21:21
Bulshada Magaalada Laascaanood oo Soo Dhaweeyay Hawlgalada Bilic Soo Celinta Laascaanood

Read More »

Daawo:Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Soo Dhoweeyay Heshiiska Maal Gelinta Dekeda Berbera

0 Visits: 503 | Tuesday August 09, 2016 - 19:18:42
Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Soo Dhoweeyay Heshiiska Maal Gelinta Dekeda Berbera Oo Saaka Golaha Wakiilada Somaliland Qalinka Ku Duugeen

Read More »

Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Hawlo Nabadayna Ku Gaadhay Degmda Ceelafweyn Ee Gobalka Sanaag

0 Visits: 452 | Tuesday August 09, 2016 - 19:10:38
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Hawlo Nabadayna Ku Gaadhay Degmda Ceelafweyn Ee Gobalka Sanaag

Read More »

Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Gaadhi Ambalas ah Ugu Deeqday Degmada Awrbogays Ee Gobolka SANAAG

0 Visits: 679 | Tuesday August 09, 2016 - 19:10:35
Xukuumada Somaliland Oo Gaadhi Ambalas ah Ugu Deeqday Degmada Awrbogays Ee Gobolka SANAAG

Read More »

Daawo:Alshabab Oo Ku Gubtay Gawaadhi Ay Lahaayeen Dad Shacaba Ah Ee Magaalada Jilib

0 Visits: 534 | Tuesday August 09, 2016 - 17:35:19
Alshabab Oo Gubtay Gawaadhi Ay Lahaayeen Dad Shacaba Ah Ee Magaalada Jilib

Read More »

Daawo:Wasiir Cali Mareexaan Oo Olele Ka Bilaabay Deegano Ka Tirsan Gobolada Saraar Iyo Buuhoodle

0 Visits: 577 | Tuesday August 09, 2016 - 17:22:46
Wasiirka Wasaarada Hawlha Guud Ayaa Deegano Tiro badan Oo Ka Tirsan Gobolada Saraar Iyo Buuhodle Ee DhinacGalbeed Ayaa Waxa Uu K Bilaaby Olole Cod Lagu Raadinyaa Xisbiga Taladahaya Ee Kulmiye

Read More »

Daawo:Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Bogaadiyey Xildhibanada Golaha Wakilada S/land Ay Ku Ansixiyeen Heshiiska Dekeda Berbara

0 Visits: 433 | Tuesday August 09, 2016 - 16:56:40
Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Bogaadiyey Xildhibanada Golaha Wakilada S/land Ay Ku Ansixiyeen Heshiiska Dekeda Berbara

Read More »

Daawo:Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Xadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xubnaha Guddiga Qaban-qaabada Shirka Gollaha Dhexe.

0 Visits: 498 | Tuesday August 09, 2016 - 16:15:12
Hargeysa(AfKA)Gudoomiye ku xigeenka saddexaad Muj.CaliYussuf Cali Guray, Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga UCIDJamaal Cali Xuseeniyo Xoghayaha Gollaha Dhexe Xasan Cismaan Sabce oo maanta qado sharaf ku maamuusay Shantii xubnood ee ay hore u shaaciyeen inay noqdaan, Guddida Qabanqaabada Shirweynaha loo…

Read More »

Daawo:Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Shaaca Ka Qaaday Duqeemo Uu Ka Geestay Gudaha Dalka Itoobiya Iyo Halkay Kala ahayeen....

0 Visits: 678 | Tuesday August 09, 2016 - 16:15:02
Muuse biixi Ayaa Ka Waayo Waramay Wakhtigii Uu Ahaa Duuliye Diyaaradeed Iyo Goobo Uu Duqeymo Ka Geystay

Read More »

Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe Ee Puntland Oo lagu Dhawaaqy

0 Visits: 1080 | Tuesday August 09, 2016 - 16:09:04
Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Puntland, ayaa ku dhawaaqday natiijada imtixaanka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee Puntland oo sixitaankiisa dhawaan laso gaba-gabeeyay.

Read More »

Kulan looga Dooday Kaalinta Qurba-joogta ee Soomaaliya oo lagu qabtay Columbus Ohio +Sawirro

0 Visits: 583 | Tuesday August 09, 2016 - 15:47:47
Kulankaan oo ahaa mid ay Aragtidooda ku wadaagayeen aqoon-yahannadii ka qayb-galay, ayaa waxaa looga dooday Qodobbo ay ka mid yihiin, Doorashooyinka, Dib u dhiska, Dhaqaalaha, Siyaasadda Dibadda, Nabadaynta iyo Hiigsiga Mustaqbalka Somalia.

Read More »

Daawo:Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiirka Dalka Finlad U Fadhiya Dalka Kenya

0 Visits: 587 | Tuesday August 09, 2016 - 15:45:42
Daawo:Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiirka Dalka Finlad U Fadhiya Dalka Kenya

Read More »

Daawo:"Caqli muu codayn ee Calool Baa Codaysay".Xildhibaan Siciid Cartan

0 Visits: 531 | Tuesday August 09, 2016 - 15:31:48
Xildhibaan Siciid Cartan ayaa sheegay in aanu caqliga xildhibaanadu shaqayn,iyada oo waxa shaqeeyey uu ku sheegay caloosha.

Read More »

Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Reer Berbera Ugu Baaqay Inay Is Dejiyaan Xaaladana Dejiyaan

0 Visits: 769 | Tuesday August 09, 2016 - 15:11:36
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Reer Berbera Ugu Baaqay Inay Is Dejiyaan Xaaladana Dejiyaan

Read More »

Dhalinyaro Ku Sii jeeday Turkiga Oo Dib Looga Soo Celiyey garoonka diyaaradaha Aadan cadde

0 Visits: 1169 | Tuesday August 09, 2016 - 15:11:23
Muqdisho(AFKA)Shaqaalaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Somalia ayaa maanta ka baajiyey safar Soddomeeyo dhalinyaro ah oo doonayey iney ka dhoofaan garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad Ee Golaha Wakilada Oo Siweyn Usoo Dhaweeyay Wada Hadalka Ufurmay Xukuumada Iyo Maamulka Khaatumo

0 Visits: 473 | Tuesday August 09, 2016 - 15:03:43
Hargeysa(AFKA)Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad Ee Golaha Wakilada Oo Siweyn Usoo Dhaweeyay Wada Hadalka Ufurmay Xukuumada Iyo Maamulka Khaatumo

Read More »