Wararka

Daawo:Xildhibaanada Golaha Wakilada Oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Heshiiskii Xukuumadu Lagashay Shirkada DP World +Jawigii Fadhiga Saaka Ku Xeernaa

0 Visits: 452 | Tuesday August 09, 2016 - 14:55:25
Xildhibaanada Golaha Wakilada Oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Heshiiskii Xukuumadu Lagashay Shirkada DP World +Jawigii Fadhiga Saaka Ku Xeernaa

Read More »

Dawlada Somaliland Oo Kamid Noqotay Lix Dal Oo Lagu Marti Qaaday Shir Caalami Ah Oo Ka Qabsoomaya Kenya Iyo Ujeedada Shirkaasi Ku Saabsan Yahay

0 Visits: 614 | Tuesday August 09, 2016 - 14:51:06
War-saxaafadeed rasmi ah oo uu soo saaray ururka fadhigiisu yahay magaalada Steenberg ee dalka koonfur Africa ee Eastern Africa Power Pool loona soo gaabiyo (EAPP)

Read More »

Daawo:Sida Booliiska Itoobiya ula Dhaqmayaan Dadka banaan baxyada ka dhigaya dalkaas

0 Visits: 710 | Tuesday August 09, 2016 - 14:44:29
Magaalooyin kuyaala dalka Itoobiya , waxaa kasocda banaan baxyo balaaran ay dhigaaan dad kasoo jeeda Qoomiyadaha Oromada iyo Amxaarada oo ka cabanaya dhibaatooyin ay ku heyso Dowlada Itoobiya.

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Sheegay In Somaliland Iyo Somaliya Isku Mid Yihiin

0 Visits: 624 | Tuesday August 09, 2016 - 14:44:22
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Xooga Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Sheegay In Somaliland Iyo Somaliya Isku Mid Yihiin.

Read More »

War Deg Deg Ah:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Heshiiskii Xukuumadu La Gashay Shirkada DPWorld.

0 Visits: 634 | Tuesday August 09, 2016 - 10:48:08
Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka ansixiyay heshiiskii ay xukuumada Somaliland la gashay shirkada DPWorld ee ku saabsanaa maal gashiga dekada Berbera.

Read More »

Manchester oo Malaayiin doolar ku soo iibsatay Paul Pogba

0 Visits: 842 | Tuesday August 09, 2016 - 08:57:12
Kooxda Manchester United ayaa cayaaryahanka khadka dhexe ka ciyaara ee Paul Pogba soo iibsatay. Paul Pogba waxaa lagula soo wareegay qiimo lacageed oo noqonaya kii ugu badnaa ee soo mara isboortiga.

Read More »

Muran Soo Kala Dhex Galay Trump Iyo Saraakiil Sarsare

0 Visits: 462 | Tuesday August 09, 2016 - 08:14:32
Muran ayaa ka dhex billowday musharaxa xisbiga Jamhuuriga dalka mareykanka ee Donald Trump iyo 50 sarkaal oo ka tirsan saraakiisha sarsare ee laamana amniga qaranka

Read More »

Daawo:Wasarada Xananada Xolaha Somaliland Oo Dadweynaha Xoola Dhaqatada Ah S/land Ugu Baaqaysa Inay Ka Qayb Qaataan Talaalka Xoolaha Nool

0 Visits: 404 | Monday August 08, 2016 - 18:55:55
Wasarada Xananada Xolaha Somaliland Oo Dadweynaha Xoola Dhaqatada Ah S/land Ugu Baaqaysa Inay Ka Qayb Qaataan Talaalka Xoolaha Nool

Read More »

Daawo:Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo La Kulantay Wafti Ka Socda Dalkaasi Ingiriiska.

0 Visits: 410 | Monday August 08, 2016 - 18:51:37
Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo La Kulantay Wafti Ka Socda Dalkaasi Ingiriiska.

Read More »

Daawo:Gudomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xukumada Somaliand Ku Hambalyeyey Wadahadalay La Furtay Cali Khaliif Galaydh

0 Visits: 626 | Monday August 08, 2016 - 18:41:35
Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xukumada Somaliand Ku Hambalyeyey Wadahadalay La Furtay Cali Khaliif Galaydh

Read More »

Daawo:Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasabad Lagu Magacaabayo Gudida Caafimaadka Gobolka Gebilay

0 Visits: 339 | Monday August 08, 2016 - 17:28:22
Gabiley(AFKA)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Xaglo toosiye Gudoomiyha Gobolk Gobolka Gbiley aya Ka Qayb Galay Munaasabad Lagu Magacaabayo Gudida Caafimaadka Gobolka Gebilay

Read More »

Wafdi ka socday Jarmalka oo Soo gaadhay Muqdisho lana kulmay Madaxweynaha Somaliya Iy U Jeeda Socdaaalkooda +Sawirada

0 Visits: 562 | Monday August 08, 2016 - 17:28:17
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka ugu qaabilsan arrimaha dalalka Afrika ee Saxaraha ka hooseeya, Danjire Georg…

Read More »

Daawo:Maareye Kuxigeen Hay'ada Wadooyinka Oo Kormeer Kusoo Maray Halkay Marayso Dhismaha Wadada Cerigabo

0 Visits: 565 | Monday August 08, 2016 - 17:22:44
Maareeye Ku Xigeenka Hay'ada Wadooyinka Somaliland Ayaa Kormeer Balaadhan Kusoo Maray Halkay Marayso Dhismaha Wadada Cerigabo

Read More »

Daawo:"Wax Inii Sheegaya Reer Somalilanow Horta Ilaahay Uun Baad Leedihiin Gole Inii Nooli Ma Jiran Xukumada..... Jirto "Xildhibaan Siciid Cilmi Roob

0 Visits: 525 | Monday August 08, 2016 - 17:09:38
Xilidhibaan Siciid Cilmi Roob Oo Kamida Golah Wkilda Somaliland SheegayIney Afduub Ku Jiraaan

Read More »

Daawo:"Xukuumad Xiligeedu Gababsi Yahay Oo 6bilood Mudo Xileedkeedu U Hadhsanyahay...".Xildhibaan Siciid Cartan

0 Visits: 371 | Monday August 08, 2016 - 16:43:36
Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa maanta dood adag ka yeeshay heshiiska shirkadda DP World oo horyaala.

Read More »

Daawo:Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Soo Jeediyey In Loo Baahan Yahay In Uu Golaha Wakiilada Horyimaado Eng Cali Xoor Xoor

0 Visits: 727 | Monday August 08, 2016 - 16:35:27
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Soo Jeediyey In Loo Baahan Yahay In Uu Golaha Wakiilada Horyimaado Eng Cali Xoor Xoor

Read More »

Daawo""Waraaqaha La Na Horkeenay Malaha Astaamaha Dawlada Somaliland Iyo Shirkada Dp World"Xildhibaan Xoog

0 Visits: 451 | Monday August 08, 2016 - 16:15:49
Xildhibaan Xoog Oo Kamida Xildhibaanda Golaha wakiilada Ayaa Saaka Fadhigii Golahaas Ka Akhriyey Heeshka Xukumada Somaliland La Gashay Shirkada Dp World Isagoo Faafin ka Bixiyey Meelo Kamdia Heshikan Golaha Horyaalo "Waraaqaha La Na Horkeenay Malaha Astaamaha Dawlada Somaliland Iyo Shirkada Dp World"ayuu…

Read More »

Daawo:Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Laga Diyaariyay Fadhigii Dooda Ee Golaha Wakilada +Jawigii Ku Xeernaa Ee Banaanbax Kadhacay Dibada

0 Visits: 555 | Monday August 08, 2016 - 16:01:25
Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Laga Diyaariyay Fadhigii Dooda Ee Golaha Wakilada +Jawigii Ku Xeernaa Ee Banaanbax Kadhacay Dibada

Read More »

Daawo:Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Furaayey dugsiyeedkaa Cusub Ee Dugsiyada Smart Ee Magaaladaa Burco

0 Visits: 691 | Monday August 08, 2016 - 15:49:46
Burco(AFKA)munasibd Baladhan Oo Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay islmarkaasn U Jeedkeedu Daarnaa furitaanka sannad dugsiyeedka cusub ee Dugsiyada SMART

Read More »

Daawo:Xildhibaan Obama Oo Gollaha Wakiillada U Sharraxay Faa'iidada Heshiiska Casriyaynta Dekedda Berbera.

0 Visits: 381 | Monday August 08, 2016 - 15:34:36
Xildhibaan Maxamed Xirsi Obama oo ka tirsan mudanayaasha gollaha wakiilada ayaa si faahfaahsan u sharraxay faa'iidada ku jirta

Read More »