Wararka

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Warbixiyay Wada Hadalada U Furmay Dawladda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo.

0 Visits: 514 | Monday August 08, 2016 - 15:28:40
Wasiirka warfaafinta Somaliland mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid "Cadaani" ayaa ka hadlay wada hadalada magaalada caynaba uga furmay dawlada Somaliland iyo kooxa Khaatumo,

Read More »

Ilaalada Wasaaradda Waxbarashada Oo Saaka Wasaaradda Ka Hor Joogsaday Agaasimaha Guud Ee Wasaaraddaasi Oo Khilaaf Culusi Kala Irdheeyey Wasiirkiisa Waxbarashada Iyo Dareenka Ku Xeeran

0 Visits: 474 | Monday August 08, 2016 - 15:28:36
Askarta Ilaalada Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa saaka Agaasimaha Guud ee wasaaraddaasi Md. Abiib Axmed Cali ka hor joogsatay in uu xafiiska wasaaradda soo galo kadib markii uu sidaa amar ku bixiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdilaahi Ibraahim Habane.

Read More »

Daawo Maayirka Ceerigaabo Oo Dhul Ugu Deeqay Komishanka Doorashooyinka Somaliland

0 Visits: 499 | Monday August 08, 2016 - 15:25:02
Maayirka Ceerigaabo Oo Dhul Ugu Deeqay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland

Read More »

Aqlabiyadda Taageerayaasha WADDANI Ee Somaliland Iyo Gaar Ahaan Gobolada Awdal /Salal Oo Taageeray Musharraxnimada Axmed Muumin Seed

0 Visits: 547 | Monday August 08, 2016 - 15:21:55
Kadib markii toddobaadkii hore Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI 1-da bisha Oktoobar u qoondeeyey maalinta uu qabsanayo shirkiisa Golaha Dhexe ee lagu dooran doono Musharraxiinta Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku xigeen ee Xisbigaasi waxa isa soo taraya dareeno

Read More »

"Wasiirradu Miyay Wada Socdeen Mise Way Kala Socdeen" Mujahid Cali Guray

0 Visits: 799 | Monday August 08, 2016 - 11:40:27
Hargeysa(AFKA)Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo daba socda hadaladii ay dorraad

Read More »

Muxuu Daarnaa Kulan Xalay Qasriga Madaxtooyada Ugu Qabsoomay Saddexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Oo La Sheegay In Madaxweynuhu Gogoshiisa Dhigay?

0 Visits: 562 | Monday August 08, 2016 - 11:36:13
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xalay kulan ballaadhan ku qaabilsay Qasriga Madaxtooyada

Read More »

Wax ka Baro 5-ta Ciyaar Yahan Ee Aan Abidkood Qaadan Kaadhka Cas, Mudadii ay Ciyaarayeen Kubada Cagta

0 Visits: 655 | Monday August 08, 2016 - 11:31:10
Hargeysa(AFKA)Ciyaar-yahanda kubada cagta dunnida ayaa ku suntan arimo kala duwan, qaarkood ayaa gool-dhalinta Rikoodho ka haysta halka kuwo kale ay kahaystaan arimo kale duwan, maanta waxaynu dul istaagi doonaa qoraalkeenan ciyaar yahanada aan abidkood

Read More »

Xulka Brazil Oo Mar Kale Barbaro La Galiyey Xilli Neymar Uu Ku Fashilmay Inuu Xulkiisa Guul Uga Keeno Xulka Ciraaq

0 Visits: 824 | Monday August 08, 2016 - 11:21:12
Brazil ayaa mar kale jahawareer gashay markii ay barbaro gool la'aan ah la galeen xulka Ciraaq kulan ka tirsan koobka Olympicada Aduunka.

Read More »

Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Dar Dar Galinayo Hawlaha Xibiga Wadani Ee Wadank Uk

0 Visits: 505 | Monday August 08, 2016 - 11:16:31
London(AFKA)Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Dar Dar Galinayo Hawlaha Xibiga Wadani Ee Wadank Uk

Read More »

Jose Mourinho Oo Sharaxay Sababtii Ka Dambeysay Badalkii Muranka Dhaliyay Ee Juan Mata

0 Visits: 671 | Monday August 08, 2016 - 10:49:42
Tababare Jose Mourinho ayaa sameeyay badal muran badan dhaliyay waqtigii dhimashada ciyaartii ay guusha ka gaareen Leicester City ee Finalka FA Community Shield markii uu soo saaray Juan Mata oo badal kusoo galay ciyaarta qeybtii dambe.

Read More »

Daawo:"wadahdal bilaw ah ayaa meeshaas ka soo baxay, hadal aad iyo aad u fiican"Cali Khaliif

0 Visits: 572 | Monday August 08, 2016 - 10:40:40
Buhoodle(AFKA)Hogaamiyaha kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo ayaa ka hadlay wadahadalo u bilaabmay xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo oo Jimcihii ka bilaambay deegaanka Caynabo ee gobolka Saraar.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Erdogan Oo Shacabka Turkiga Awood Cusub U Muujiey Iyo Dreenka Ka Qabaan Wadamda Reer Yurub +Sawiro

0 Visits: 911 | Monday August 08, 2016 - 10:25:17
In ka badan 5 Malyan oo qof ayaa shalay iskugu soo baxday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxeeyna shacabkaan faraha badan taageerayeen Madaxweynaha dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan oo arimo xasaasi ah ka hadlay .

Read More »

John Kerry oo Booqasho ku imaanaya Kenya Iyo Dareenada Ku Xeeran

0 Visits: 509 | Monday August 08, 2016 - 10:20:51
Burco(AFKA)Xoghayaha arimaha dibadda Maraykanka John Kerry ayaa lagu wadaa in bishan gudaheedauu booqasho gaaban ku yimaado magaalada Nairobi ,si uu wada-hadalo ku saabsan Amniga ula yeesho mas'uuliyiinta Kenya.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Chad Idris Depy Oo Markii Shanaad Xilka Loo Dhaarinayo

0 Visits: 580 | Monday August 08, 2016 - 10:18:34
Madaxweynaha Dalka Chad Idris Depy ayaa lagu wadaa in maanta la dhaariyo.

Read More »

Dib Xasuuso Qaar Kamida Golaha Wsiirda Xukuumadda Somaliland Ka Tirsan Ee Hadalada Is-burinaya Ka Yidhi Heshiiska Dekedda Berbera Iyo Dareenada Ku Xeeran

0 Visits: 457 | Monday August 08, 2016 - 10:06:18
Xukuumadda Somaliland ayaa bishii May ee sanadkan aynu ku jirno heshiis hordhac ah la gashay sherkad laga

Read More »

Madaxweynaha Turkig Oo Booqasho aad loo Hadal Hayo Ku Tagaya Dalka Ruushka

0 Visits: 687 | Sunday August 07, 2016 - 17:33:49
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan , ayaa lagu wadaa in maalinta Salaasada Ah uu Booqasho si weyn loo hadal hayo uu ku tago dalka Ruushka uuna kulan la qaato Madaxweynaha dalkaasi Vladamir Putin.

Read More »

Kooxda Al-Shabaab Oo weeraro Ka Geestay Gudaha Dalka KIiniya Iyo Khasaare Dhashay

0 Visits: 654 | Sunday August 07, 2016 - 17:25:29
Ugu yaraan afar askari oo boolis militaariyo ah ayaa dhaawacmay kadib markii dabley ka tirsan Al-Shabaab ay xalay weerartay xero boolis degmada Lamu ee dalka Kenya.

Read More »

Daawo:Sheikh Cali Muxumed AskarOo Magaalada Hargeisa Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay

0 Visits: 610 | Sunday August 07, 2016 - 17:21:45
Hargeysa(AFKA)Sheikh Cali Muxumed Askar Oo Magaalada Hargeisa Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay isagoo Ka Yimi Dalka Qadar

Read More »

Daawo:Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ka Hadkay Wadalka U Socda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo+Fariina U Diray Shacabka Gobolka Buuhoodle

0 Visits: 519 | Sunday August 07, 2016 - 17:17:35
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ka Hadkay Wadalka U Socda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo+Fariina U Diray Shacabka Gobolka Buuhoodle

Read More »

Daawo:Xildhibaan Nac-Nac Oo Shaaca Sheegay In Ay Ansixin Donaan Heshiiska DP World Ee Dakada Berbara

0 Visits: 627 | Sunday August 07, 2016 - 16:58:45
Xildhibaan Nac-Nac Oo Sheegay In Ay Ansixin Donaan Heshiiska DP World Ee Dakada Berbara

Read More »