Wararka

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Saaka Oo Sabti Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran

0 Visits: 880 | Saturday August 06, 2016 - 14:13:59
tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee saaka oo Sabtiah kuwaas oo inta ugu badan looga hadlay suuqa kala iibisaga isla markaana lala xidhiidhinaayo kooxo cusub.

Read More »

Ex Wasirki Hore Madaxtoyada Xirsi oo ka hadlay Maalgashiga Dekedda Berbera, Saamiga kurasta Golaha wakiilada, Khilaafka Xukumada iyo Saaxil iyo Arrimo kale oo Xaasaasiya

0 Visits: 938 | Saturday August 06, 2016 - 13:21:34
Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay heshiiska lagu maal-galinayo dekeda Berbera iyo wadda hadaladii ay kula jireen xisbiyada mucaaridka ah ee Waddani Iyo Ucid.

Read More »

Daawo: Barnaamijka Hal abuurka Dhalinyarada ee Shebekedda Afkashacabka

0 Visits: 1998 | Saturday August 06, 2016 - 12:34:03
Barnaamij Todobaad le ah oo ad Todobaad kasta Sabtida aad kala socon doonto shebekedda Afkashacabka.com waxa ku marti ah abwan Khaliif Cali Muse waxana so jeedinaysa Weriye Samiira kayse

Read More »

Hordhac: Liverpool vs Barcelona: Waqtiga La Dawan Doono, Halka Aad Ka Dawan Karto & Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka

0 Visits: 858 | Saturday August 06, 2016 - 09:22:40
Liverpool &Barcelona ayaa isku arki doona garoonka Wembley kulan ka tirsan koobka International Championship Cup qeybtiisa Waqooyiga America. waana kulan ka horeeya ciyaarta ay Reds kusoo afjari doonto kulamadeeda fasaxa xagaagan.

Read More »

Daawo"Somaliland Wadahadal Ayaa Noo Socda Meel Fiican Ayaanay Wax Noo Marayaan" Cali Khaliif

0 Visits: 592 | Saturday August 06, 2016 - 09:10:57
"Somaliland Wadahadal Ayaa Noo Socda Meel Fiican Ayaanay Wax Noo Marayaan" Cali Khaliif

Read More »

Nuxurka SHirawynihii Sadexaad Ee Wakaalada Qurbajoogta Somaliland Ee ka Socday Maansoor Hotel

0 Visits: 657 | Saturday August 06, 2016 - 08:58:08
Nuxurka SHirawynihii Sadexaad Ee Wakaalada Qurbajoogta Somaliland Ee ka Socday Maansoor Hotel

Read More »

Murrashax Donald Trump Oo Soomaalida Iyo Qaxootiga Kale Ee Maraykanka Ku Tilmaamey Basaasiin.

0 Visits: 608 | Saturday August 06, 2016 - 08:24:49
Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka Donald Trump oo la hadlaayey taageerayaashiisa ayaa sheegay in

Read More »

Nin Xaaskiisi si Arxan Darro ah Faash Gacmaha uga Gooyey +SABABTA

0 Visits: 773 | Saturday August 06, 2016 - 08:14:13
Nin u dhashay dalka Kenya ayaa si naxariis darro xaaskiisi faash ula dhacay, kadibna gacmaha uga jaray.

Read More »

Daawi:Warbixin Xiiso Leh Oo Laga Diyaariyay Geela Ku Dhaqan Dalka Australia .

0 Visits: 661 | Friday August 05, 2016 - 20:09:42
Warbixin Xiiso Leh Oo Laga Diyaariyay Geela Ku Dhaqan Dalka Australia .

Read More »

Shirkadda Telesom Oo Lacag Ugu Deeqday Dhismaha Jaamacadda Edna Adan + Sawiro

0 Visits: 618 | Friday August 05, 2016 - 19:56:43
Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee TELESOM ayaa deeq lacageed oo dhan $32,350 ugu deeqday Jaamacadda Edna Adan ee magaaladda Hargeysa, xafladan oo ka qabsoontay xarunta cusbitaalka Adna Adan.

Read More »

Daawo:Wasaarada Xoolaha Oo Talaalkii Ugu Badnaa Ee Dhanka Xoolaha Ah Kawada Gobolka SOOL

0 Visits: 676 | Friday August 05, 2016 - 19:50:34
Laascanood(AFKA)Wasaarada Xoolaha Oo Talaalkii Ugu Badnaa Ee Dhanka Xoolaha Ah Kawada Gobolka SOOL

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Ololaha Kaalmee Kuwan Oo Lacag Ka Gudoomay Ururka Hanaqaad

0 Visits: 704 | Friday August 05, 2016 - 19:34:21
Gudoomiyaha Ololaha Kaalmee Kuwan Suxufi Cabdimalig Muuse Coldoon Oo Deeq Lacag Ah Oo Loogu Talo Galay Cabdale Ka Gudoomay Ururka Hanaqaad.

Read More »

"Qoxootiga ay Soomaalidu ka mid tahay Waxay Khatar ku yihiin Amniga Mareykanka"Donald Trump

0 Visits: 665 | Friday August 05, 2016 - 19:25:38
Musharaxa Mayalka adag ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ,ayaa mar kale waxa uu weerar afka ah ku qaaday dadka Muslimiinta ah ee kunool Mareykanka ay ku jiraan Soomaalida iyo dadka kale ee soo galootiga ah.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Dhoofay Dalka Itoobiya iyo Ujeeda Socdaalkiisa

0 Visits: 478 | Friday August 05, 2016 - 19:22:06
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyagoona u duulay magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya.

Read More »

Gabadh Uu Dhalay Madaxweyne Obama Oo Makhaayad Ka Shaqaynaysa+Sawiro

0 Visits: 725 | Friday August 05, 2016 - 19:19:04
Mid kamid ah labada Gabdhood uu dhalay Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama, ayaa lasoo sawiray iyada oo ka shaqeeneysa waqtina ku qaadaneysa Makhaayada lagu iibiyo cuntada Badda sida kaluunka.

Read More »

Weerar Dad Badan Lagu laayey Oo Ka Dhacay Suuq Ku Yaalla Wadanka India+Sawiro

0 Visits: 559 | Friday August 05, 2016 - 19:15:43
Ugu yaraan 14 ruux ayaa ku dhintay weerar maanta oo Jimce ah lagu qaaday magaalada Kokrajhar oo ku taalla gobalka Assam ee waqooyi bari dalka India.

Read More »

Shirkii Madasha Wada-tashiga Doorashada Somaliya Oo Aanay Weli Wax Natiijo ah Ka Soo Bixin Iyo Dareenada Ku Xeeran

0 Visits: 488 | Friday August 05, 2016 - 19:12:14
Shirka wada-tashiga doorashooyinka Somaliya ayaa wali socda, iyadoo aanay wax natiijo ah

Read More »

Daawo:"Reeraha ilaa La Bedelo Qurba joogna wax Noqon Maayo Somaliland Ictiraaf Iska Daa Walaahi Buuhoodle Gaadheen"Faysal Cali waraabe

0 Visits: 425 | Friday August 05, 2016 - 15:12:27
Daawo:"Reeraha ilaa La Bedelo Qurba joogna wax Noqon Maayo Somaliland Ictiraaf Iska Daa Walaahi Buuhoodle Gaadheen"Faysal Cali waraabe

Read More »

WarDeg Deg Ah:Sadexda Musharax Ee Isugu Soo Haray Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Qaarada Yurub Oo Lasoo Saaray & Lionel Messi Oo Laga Waayay

0 Visits: 866 | Friday August 05, 2016 - 14:54:32
Waxaa goor dhaw lasoo saaray liiska Sadexda Musharax ee isugu soo haray abaalmarinta xiddiga ugu fiican Yurub, balse Lionel Messi ayaa laga waayay taasoo noqotay arinta ugu xiisaha badan ee la hadal hayo waxaana isugu soo haray Ciyaartoyda kala ah: Gareth Bale, Cristiano Ronaldo IyoAntoine Griezmann…

Read More »

Diyaarad Sidday Dad 300 Ah Oo Iyadoo Gubanaysa Fadhiisatay Garoonka Magaalada Dubai

0 Visits: 544 | Friday August 05, 2016 - 14:43:05
Dubai(AFKA)Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Emirates Airline, ayaa ku dhacday iyadoo ku dagaysa garoonka Diyaaradaha ee magaalada Dubai. Dhammaan 300 oo Qof oo saarnaa, ayaa ka badbaaday Shilkaas oo Dab dhaliyey.

Read More »