Wararka

Daawo:Fadliga Bisha Ramadaan: Casharkii 24aad Soo Jeediye Sheekh Mubaarik

0 Visits: 1376 | Thursday June 30, 2016 - 12:19:31
waxaan Fadliga Bisha Ramadaan Soo Jeediye Sheekh Mubaarik waana Casharkii 16aad maalin walba la soco

Read More »

DAAWO: Fadliga Habeenka Laylatul Qadriga Ee Bisha Ramadaan Iyo Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

0 Visits: 1562 | Thursday June 30, 2016 - 12:13:14
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa fadliga habeenkaLaylatul Qadriga ee ku jira 10 danbe ee bisha ramaadaan waxaana soo jeedinaya sheekh Maxamed Cumar Dirir ee ka faa'iidaysi wanaagsan

Read More »

''Al-shabaab Waxay Qorshaynaysaa inay Weerarto Ciidamadeena ku Sugan Soomaaliya''Africom

0 Visits: 806 | Thursday June 30, 2016 - 12:13:07
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugn ayaa baahiyay in Al-shabaab ay qorsheynayso inay weerarto ciidanka

Read More »

U Diyaar Garowga Ciida oo Laga Dareemayo Nairobi

0 Visits: 882 | Thursday June 30, 2016 - 12:07:39
Dadka Muslimiinta ah ee reer Nairobi ayaa haatan isu diyaarinaaya maalinta ciida ah maadaama maalmihii ugu dambeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan lagu jiro.

Read More »

Magacyada iyo Wadamada ay kasoo jeedaan dadkii ku Dhintay Weerarkii Istanbuul oo la shaaciyay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 744 | Thursday June 30, 2016 - 12:04:53
Inta la xaqiijiyay 42-qof ayaa ku dhintay Weerarkii habeen hore lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbuul, waxaa sidoo kale weerarkan ku dhaawcamy in ka badan 230-qof kuwaa oo lagu daweenayo xarumaha caafimaadka

Read More »

Daawo Sawirada: Qarax dad badan ay ku dhinteen oo saakay ka dhacay Duleedka Muqdisho

0 Visits: 748 | Thursday June 30, 2016 - 12:03:01
Waxaa saakay qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay ay la kacday gaari BL ah ay saarnaayeen dad shacab ah , qaraxan ayaana ka dhacay Deegaanka Lafoole ee kuyaala Duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo: Kulan Qasriga Madaxtooyada ku Dhex maray Madaxweynaha Somaliland iyoHay'adda Al Khayr Foundation+sawiro

0 Visits: 779 | Thursday June 30, 2016 - 11:57:21
Wasiirka Diintaiyo awqaafta Somaliland Sh Khaliil cabdilahi axmed ayaa faahfaahiyey nuxurka kulanka dhex maray madaaxweynaha iyo hay'ada alkhyr

Read More »

Mas'uuliyiin Ahaan Maysaan Hadii Bulshadiina Caafimad Daro lasoo Gudboonaato W/Q Maxmed Cismaan

0 Visits: 1202 | Thursday June 30, 2016 - 11:51:57
Sida dhagaha madaxwaynaha mustaqbalka kusoo dhacaya waxay sheegayaan in gobolka togdheer dhaqtarkisii waynaa shaqadii uu u hayay bulshada gobolka gabi ahaanba ay istaagtay markii shaqaalaha ka howl gala ay wayeen mushaharkii yaraa ay ku shaqayn jireen, waxayna shegeen muddo 7bilood ah inaysan haynin…

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Caawa Ee Poland Iyo Portugal, Lewandowsk Mise Ronaldo Ayaa Caawa Xulkiisa Guul Ku Hoggaamin Doona?

0 Visits: 972 | Thursday June 30, 2016 - 10:32:09
Wareega sideed dhamaadak tartanka Euro 2016 ayaa caawa ka bilaabanaya Marseille iyadoo xulka Poland ee macalin Adam NawaƂka ay wajahayaan dhigooda Portugal ee macalin Fernando Santos uu hogaamiyo.

Read More »

Madaxwayne Obama Oo Ka Digay Dhaqaale Xumo Kadib Aftidii Britain kaga baxday Midowga yurub

0 Visits: 762 | Thursday June 30, 2016 - 10:23:18
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Hussein Obama ayaa sheegay inuu jiro walaac la xiriira koboca wakhtiga dheer ee dhaqaalaha caalamka.

Read More »

"Sharcigan Jinsiga Ee Siyaasadda Qaran, Oo Xukuumaddu Ansixisay Wuxuu Ka Soo Horjeeda Diinta Islaamka". Culimada Somalia.

0 Visits: 799 | Thursday June 30, 2016 - 10:03:09
Culimadda dalkaasi Somalia ayaa ka soo horjeestay wax loogu yeedhay Siyaasadda qaran ee Jinsiga,

Read More »

Dawladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Inay Ansixisay Go'aan Liddi Ku Ah Diinta Islaamka Iyo Bayaankii Culimada

0 Visits: 891 | Thursday June 30, 2016 - 09:25:54
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa waxaa uu beeniyay hadalkii ka soo yeeray Hay'adda Culimada Somaliyeed, ee ahaa

Read More »

Daawo: Barnaamijkii Ramadaanta ee IFTIINSHE iyo Xalqadda 1aad oo ku saabsan Saxaafadda iyo Masuliyadda Bulshada

0 Visits: 1143 | Thursday June 30, 2016 - 09:14:09
Barnaamijka Iftiinshe2 Waxa ku marti ah suxufiyiin waaweyn oo uu ka mid yahay Yoonis Cali Nuur Waxana Sannad kasta Bisha RAMADAAN ino so diyaariya Aqoonyahan Xamse Cumar Kujoog

Read More »

Daawo Muqaal:Saxafiyiinta Ka Hawl Gala Magaalada Hargeisa Oo Canbaareeyay Af-Duubkii Loo Geystay Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahim

0 Visits: 681 | Wednesday June 29, 2016 - 18:16:26
Saxafiyiinta Ka Hawl Gala Magaalada Hargeisa Oo Canbaareeyay Af-Duubkii Loo Geystay Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahim Oo Ku Xidhan Magaalada Jig Jiga

Read More »

Daawo:Abwaan Hure Walanwal Muxuu Ku Sifeeyey Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Qabyo-Tire?

0 Visits: 2000 | Wednesday June 29, 2016 - 16:56:56
Abwaan Hure Walan Wal Ayaa Maanta Gudoomiayah Gobolka Togdheer Maxmed Ibraahin Aadan Qabyo Tire Waxaa Uu Ku Tilmaamaay Gudoomiye Dadaal Badan Waxaan Shaciyey In U Roonyahayan Dad Jilicsan

Read More »

Daawo:Ururka TWA Oo Dharkii Ciida U Qaybiyey Hablaha Agoomaha Ee Dugsiga Taban Taabo Ee Magaalada Burco

0 Visits: 787 | Wednesday June 29, 2016 - 16:29:28
Munaasibada balaadhn oo hablaha dugsiga taban taabo oo u gacanta ku hayo Ururka TWA Ee Magaalada bUrco Ayaa Agabkii iyo Dharkii Ciidka ugu Qaybiyey Hotel City palaza ee maalada Burco

Read More »

Daawo: Olahaha Kaalmee Kuwan Oo Kaalmo lacag ah u qaybiyey Qoysaas Danyar Ah

0 Visits: 1081 | Wednesday June 29, 2016 - 16:29:22
Badhasabka Togdheer ayaa Kaalmo lacag ah u qaybiyey illaa 33 Qoys oo Danyar ah oo lagu soo Caawiyey Ololaha Kaalme kuwan,kulankan oo ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer ayuu ka hadlay Madaxa ololahani Cabdimalik Sh Muse Coldoon isagoo sharaxay Ololahan iyo Waxyaabaha uu xoogga Saaro.

Read More »

Daawo: Xildhiban Sicid Cilmi Rooble oo Madaxweynaha ku eedeyey Haddi Doorashada Wakiiladu Dhici Waydo

0 Visits: 770 | Wednesday June 29, 2016 - 16:14:33
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa eeda qabsoomid la'aanta doorashada Golaha Wakiilada ku riixay masuuliyadeeda Madaxweynaha Somaliland.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Guddiga Fulinta Ee Gobollada Togdheer Iyo Gabiley.

0 Visits: 1347 | Wednesday June 29, 2016 - 16:12:00
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay laba guddi fulineed ee xisbiga KULMIYE ee gobollada Togdheer iyo Gabiley, waxaanawarsaxaafadeed uu soo saaray u dhignaa sida tan

Read More »

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Shacabka Somaliland ugu Baaqay in 1da July ay xidhaan Weer Madow

0 Visits: 944 | Wednesday June 29, 2016 - 16:08:51
Eng Faysal Ali Waraabe wuxu ka sheekeeyey Taariikhaha SOomalida isago Djibouti ku ammaanay siday calankooda u xejisteen ee maanta ba addunka uga mid yihiin halka somaliland ay khaldantay oo khaladkii ay gashay 1960kii uu maanta halkaas dhigay

Read More »