Wararka

Wasiiradda Hawlaha Guud Iyo Madaxtoyadda Oo Booqday Xarunta Ciidamada Dabdamiska Ee Magaalada Hargaysa.

0 Visits: 802 | Tuesday May 17, 2016 - 15:21:50
Qaar ka mida wasiirada xukuumada Somaliland oo soo booqday xaruunta ciidanka Dab_demiska qaranka JSL. Qaar ka mida wasiirada xukuumada Somaliland oo

Read More »

Xildhibaan lagu Afduubtay Burco iyo Khilaafkii Maayarka iyo Aqlabiyadda Golaha Degaanka oo Meel Xaasasiya Maraya

0 Visits: 1200 | Tuesday May 17, 2016 - 15:16:30
Xildhibaan Siciid Axmed Raage oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka Burco ayaa xalayto Kooxo hubaysani ku afduubeen Magaalada Burco siday sheegeen Xildhibaanadii uu ka mid ka ahaa ee uu Mooshinka la waday.

Read More »

Maayarka Burco oo Sabab u Noqday Kala Qaybsanaan Bulshada Togdheer ku soo Dhoweynayaan Xuska Rubuc Qarniga 18may+SAWIRO

0 Visits: 1091 | Tuesday May 17, 2016 - 09:43:23
Maayarka Burco oo Markii u horreysay Gudomiye looga Dhigay Gudiga Qabanqabada 18MAY oo Sabab u Noqday Kala Qaybsanaan Bulshadu ku so dhowaysay Xuskan

Read More »

Bananbaxyo Gilgilay Magalada Nairobi Oo Lagaga Soo Horjeedo Gudida Dorashooyinka Ee Dalkaasi+Sawiro

0 Visits: 834 | Tuesday May 17, 2016 - 09:20:58
Iska-horimaad Sababay dhaawacyo ayaa Maanta ku Dhex-maray bartamaha magaalada Nairobi ee xarunta Waddanka Kenya Ciidamada booliiska iyo Dibadbaxayaal taageersan isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD. Rabshadahaan, ayaa yimid kaddib markii Taageerayaasha Mucaaradka Kenya ee CORD ay mudaaharaad ka billaabeen…

Read More »

Colada Ka Aloosan Dalka Suriya Oo Beesha Calamka Ka Shirayso Iyo Wadamada Iskugu Imanayaa Shirkaasi.

0 Visits: 812 | Tuesday May 17, 2016 - 09:19:07
Kooxda caalamiga ah ee taageerida Suuriya, oo ay ku jiraan dalalka Mareykanka, Ruushka, Britain, Iran, Turkiga, Midowga Yurub iyo dalal Carab ah ayaa maanta kulan ku leh magaalada Vienna si ay uga shiraan colaadda dalkaasi ka taagan.

Read More »

Caalamka:Midowga Afrika Oo Wakhtiga U Kordhiyey Hawlgalka Ciidamada Amisom Ee Ka Wadaan Dalka Soomaaliya.

0 Visits: 598 | Tuesday May 17, 2016 - 09:16:02
Golaha Amaanka ee Midowga Afrika ayaa kulankoodii 595aad oo ay todobaadkan yeesheen ku sheegay in wakhtiga hawlgalka loo kordhiyey ciidamada AMISOM ee ka hawlgala dalka Soomaaliya.

Read More »

Muqdisho: Ciidammo Isugu Jira Mareykan, AMISOM Iyo Soomaali Oo Weeraray Saldhig Al-shabaab Leeyihiin.

0 Visits: 601 | Tuesday May 17, 2016 - 09:13:52
Ciidammo isugu jira Maraykan, AMISOM iyo kamaandowska millatariga Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay weerar wadajir ah oo qorshaysan ku qaaday saldhig dagaalyahannada Al-shabaab ku leeyihiin degaanka Bariirre ee Gobolka Shabeellaha Hoose subaxnimadii hore ee shalay.

Read More »

Yeman:Magaalada Cadan Ee Dalka Yemen Oo Laga Mamnuucay Cunista Iyo Ka Ganacsiga Qaadka.

0 Visits: 767 | Tuesday May 17, 2016 - 09:12:59
Magaalada Cadan oo dhacda Koonfurta Yemen, ayaa waxaa markii ugu horaysay laga mamnuucay cunista iyo ka ganacsiga qaadka, maalmaha shaqada, tan iyo markii uu dalkaasi foodda la galay dagaalada sokeeye.

Read More »

Daawo:Masuulinyinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka togdheer Ka Hadlay Boodhadh Maayirka Burco Ku Xidhay Jidaadka magaalada Burco

0 Visits: 1136 | Monday May 16, 2016 - 17:04:42
Masuulinyinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka togdheer Ka Hadlay Boodhadh Maayirka Burco Ku Xidhay Jidaadka magaalada Burco Maayirka muraad ayaa shalay ku xidhaya magaalda burco boodhadhka uu ku sawiran yahay Muuse bixi Cabdi

Read More »

Fatahaada Wabiga & Roobabka Guga oo saameyn ku yeeshay Waxbarashada Beledweyne (Sawirro)

0 Visits: 1016 | Monday May 16, 2016 - 16:17:02
Roobab xoog leh oo wali ka da'aya qaybo Gobolka Hiiraan ka mid ah, gaar ahaa Magaalada Beledweyne iyo fatahaad Webiga Shabeelle ayaa saameyn xoog leh ku yeeshay goobaha waxbarashada degmada oo qaarkood daadadku ku rogmeen.

Read More »

Daawo:Maxkamada Gobalka Togdher Oo Xukuno Kale Duwan ku Riday Eedaysanayal ka Ganacsada Maandoriyaha Xashiishadda

0 Visits: 568 | Monday May 16, 2016 - 16:01:55
Maxkamada Gobalka Togdher Oo Xukuno Kale Duwan ku Riday Eedaysanayal ka Ganacsada Maandoriyaha Xashiishadda

Read More »

DAAWO Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Dibada Somliland

0 Visits: 628 | Monday May 16, 2016 - 15:58:05
Xildhibaano Ka Mid Ah Golaha Wakiilada Oo Kulan Laqaatay Wasiir Sacad Cali Shire

Read More »

Ambassador Cawir Oo Ka Hadlay Heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka Iyo Maalgelinta Dekeda Berbera

0 Visits: 620 | Monday May 16, 2016 - 15:33:17
Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland, ahana Diblumaasi ku xeel dheer xidhiidhka caalamka Cawil Cali Ducaale, ayaa guul tariikhi ah oo Somaliland gaadhay ku tilmaamay heshiiska Ballaadhinta Dekeda Berbera.

Read More »

Daawo:Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Shaacinayey Musharaxnimada Xildhibaan Cali Qaran Oo Ka Sharaxanyahay Gobolka Saaxil

0 Visits: 670 | Monday May 16, 2016 - 15:24:24
Daawo:Munaasibad Balaadhan Oo Shaacinta Musharax Xildhibaan Cali Qaran Oo Ka Sharaxaan Gobolka Saaxil

Read More »

Ciidamada Ammaanka Oo Hawl Gal Ay Xalay Ka Sameeyeen Magaalada Hargeysa Oo Lagu Soo Qab-qabtay Rag Looga Shakiyey.....

0 Visits: 631 | Monday May 16, 2016 - 14:44:22
Hawl gal ay xalay ciidamadu boolisku ay ka samayeen magaalada Hargeysa gaar ahaan xafada half London ee degmada Axmed Dhagax

Read More »

Daawo:Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Oo Kala Diray Xubno Ka Tirsan Xisbiga Oo 18ka May Uga Qayb Geli Doona Gobolada Somaliland

0 Visits: 539 | Monday May 16, 2016 - 14:35:39
Xisbiga Wadani Oo Kala Diray Ergada Xuska 18ka may Oo u Kala Baxaya Gobolada Somaliland saxa

Read More »

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Togdheer Oo Joojiyey Munaasibada Dad La Soo Uruuriyey Maayirka Burco Taageeerayey

0 Visits: 1910 | Monday May 16, 2016 - 14:19:18
Taliyaha Qaybta Boolis ee gobolka Togdheer Ayaa Goor Dhaweed Warbaahinta U sheegay Ina gabihaan la joojiyey

Read More »

War Deg Deg ah: Duqa Degmada Burco oo Qabanqaabinaya Xaflad uu ku Danbabasayo Kacdoonada Lagu Diidanyahay ee ka socda Magaalada laguna Taagerayo

0 Visits: 1720 | Monday May 16, 2016 - 10:08:03
Waxa si weyn magaalada Burco uga socota Qabanqaabada Xaflad Maayarka Magaalada lagaga danbabasayo kacdoonada reer burco kaga soo horjeesteen waxqabad la'aantiisa kuwaasoo maalmihii u danbeeyey ka soconayey Xaafadaha Magaalada,

Read More »

Kooxda Xiddiga Geeska oo Xilkii Ka Xayuubiyey Gudomiyahoodii Maamul cusub na doortay iyo Abwaan Laabsaalax oo ka Dareenceliyey

0 Visits: 952 | Monday May 16, 2016 - 08:12:28
Kooxda Fannaaniinta Xidigaha Geeska ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyahoodii Abwaan Xasan Dhuxul (Laab-saalax).

Read More »

Daawo: Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisi ku maqnaa Imaraatka oo Dalka ku soo Laabtay iyo Madaxweynaha oo an warbaahinta ka Muquurtay+sawiro

0 Visits: 1348 | Sunday May 15, 2016 - 18:22:01
Madaxweynaha Somaliland Ayaa Goor Dhaweed Ka Soo Dagay Goornka Diyaaradaha Ee Cigaal Magalada Hargeysa Waxaana Soo DHaweeyye Qaar Kmaida Golaha Wasiirada Somliland Shacabka Ku DHaqan Caasimada Hargeysa

Read More »