Wararka

Daawo Muqaal:Garoon Casriya Oo Laga Dhisi Doono Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Hargeysa

0 Visits: 607 | Wednesday May 04, 2016 - 22:09:44
Garoon Casriya Oo Laga Dhisi Doono Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo: Boqorka Spain Oo Baarlamaankii Kala Diray Doorasho Deg Deg Ahna Ku Dhawaaqay

0 Visits: 717 | Wednesday May 04, 2016 - 22:00:36
Boqorka Dalka Spain Felipe VI, ayaa kala diray barlamaankii dalkiisa, kuna dhawaaqay doorasho wakhtigeedi laga soo hor mariyay oo degdeg looga qabanayo Spain,

Read More »

Daawo: Waraysi Xaasaasi ah oo Washington lagula Yeeshay Guddomiyaha Xisbiga WADANI Md Cirro

0 Visits: 699 | Wednesday May 04, 2016 - 21:57:11
Guddoomiyaha golaha wakiilada ahn guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) oo ku sugan carriga Maraykanka ayaa bixiyey waraysi xiiso badan oo taabanaya arrimo badan oo xasaasi ah,

Read More »

Daawo: Murashaxa Keliya ee Xisbiga WADANI kula tartamaya Guddomiye Cirro oo Fariin u Diray Guddomiye Cirro

0 Visits: 604 | Wednesday May 04, 2016 - 21:53:39
Murashax Maxamed Xirsi Guuleed ayaa Waraysii uu Siiyey Telefishanka Madaxa Bannaan ee Bulsho Tv kaga hadlay Arrimo b adan oo khuseeya siyaasada somaliland iyo Xisbiga WADANI isagoo Farriin Codsi ahna u diray Gudomiye Cirro

Read More »

Murashax Jamaal Cali Xusen oo Marki u Horey Madaxweyne Silanyo ku Bogaadiyey Tanasulki uu ka sameyey Murashaxnimadiisa teeramka 2aad kuna tilmaamay Madaxweyne Astaan u ah Madaxda Afrika

0 Visits: 683 | Wednesday May 04, 2016 - 21:47:21
Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Calli Xuseen ayaa ka hadlay go,aankii ka soo baxay guddida diwaan gelinta ururada siyaasada ee lagu soo rogay garabyada isku haya xisbiga Ucid iyo qaabka ay u socoto diwaan gelinta codbixiyayaashu.

Read More »

Daawo Sawiro:Cadeenaya In Xisbiga Wadani Olale ku jiro Iyo Mogaanata Komashinka Qaranka +Jabintii Goaa'nka

0 Visits: 1395 | Wednesday May 04, 2016 - 19:20:52
laasgeel(AFKA)safaradii olalaha ahaa ee ku tilmaamen sama-wade hore komishanka doorashooyinka qaranka u joojiyey ayaa ilaa shalay xisbiga

Read More »

Daawo.Warbixin Aan Idinka Diyaarinay Maadaarka Borama Oo Xidhan In Ka Badan 10 Sano Iyo Wax ka qabasho La'aanta Xukumada Ee Madaarkaasi

0 Visits: 629 | Wednesday May 04, 2016 - 16:57:56
Warbixin Aan Idinka Diyaarinay Maadaarka Borama Oo Xidhan In Ka Badan 10 Sano Iyo Wax ka qabasho La'aanta Xukumada Ee Madaarkaasi

Read More »

Daawo:Nuxurka Qodobo laga Soo saaray Shir Lagaga Hadlaayey Arrimaha Amaanka Somaliland Iyo Ethiopia Oo ka socday Degaanka Faraweyne.

0 Visits: 425 | Wednesday May 04, 2016 - 16:44:04
Nuxurka Qodobo laga Soo saaray Shir Lagaga Hadlaayey Arrimaha Amaanka Somaliland Iyo Ethiopia Oo ka socday Degaanka Faraweyne.

Read More »

Daawo:Mooskii Biyaha maagalada Burco Ka Celin Jiray oo Soo Jabay iyo Madaxda Togdher ka Warbixisay

0 Visits: 618 | Wednesday May 04, 2016 - 16:36:22
Daawo:Mooskii Biyaha maagalada Burco Ka Celin Jiray oo Soo Jabay iyo Madaxda Togdher ka Warbixisay

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Xiisaha Badan Ee Real Madrid Vs Manchester City, Kooxdee Caawa Tikidka U Jaran Doonta Milano Oo Wehlin Doonta Atletico ?

0 Visits: 921 | Wednesday May 04, 2016 - 15:55:18
Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku soo dhaweyneysa kooxda Manchester City kulanka lugtii labaad ee Champions league wareegiisa afar dhamaadka xili ay labada koox kulankii hore ee Etihad ku soo kala bexeen barbaro gool la'aan ah.

Read More »

Daawo: Eng Maxamed Xashi oo si adag uga hadlay Wadahadalada Somaliland iyo Somalia Tilmaamayna Khaladaad ay gashay Xukuumadda Silaanyo

0 Visits: 728 | Wednesday May 04, 2016 - 15:29:57
"Inagaa Xornimada ka horqaadnaay Somalia , inagoo dawlad iyo dal jira ah bay xorriyada qateen inaynu maanta marti aqoonsigena uga noqonaana wa khalad weyn oo..." Eng Maxamed Xashi Cilmi

Read More »

Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo Sheegay inay Culays Dheeraad ah Caalamka ku saarayaan Inay Garawshiiyo ka helaan oo ictiraf buuxa siiyan kana hadlay DIwangelinta ka socota Hargeysa

0 Visits: 601 | Wednesday May 04, 2016 - 15:24:33
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),ayaa ka hadlay ahmiyadda Diiwaan gelinta codbixiyeyaashu ay u leedahay Somaliland iyo

Read More »

WarDegdeg ah: Gudomiyihi Maxkamadda Sare Somalia oo Xilki laga Qaaday iyo Garyaqaanki Guud ee Somaliland oo Xilkaas loo magacaabay

0 Visits: 743 | Wednesday May 04, 2016 - 15:13:37
Madaxweynaha Somaliya ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii maxkamada sare ee Somaliya,isaga oo taas bedelkeedana xilkaas u magcaabay masuul xilkii uu xukumada Somaliland ka hayey dhowaan iska casilay

Read More »

Kenya Oo Sheegtay Inay Fashilisay Weerar Baaxad Wayn Leh Oo Kaga Soo Wajahnaa Ururka Daacish.

0 Visits: 632 | Wednesday May 04, 2016 - 09:21:55
Kenya, ayaa waxay sheegtay inay fashilisay weerar ay damacsanaayeen inay dalkeeda ka gaystaan shakabad ku xiran Ururka Daacish,

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka iyo Qoyskiisii ka Tacsiyadeeyey Marxuum Macalin Maxamed Jaamac Faarax (Dilaawi) oo ku geeriyooday Hargeysa

0 Visits: 631 | Wednesday May 04, 2016 - 09:12:21
Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Qasriga Madaxtooyada oo xambaarsana Dhambaalka Tacsida ah ayaa lagu yidhi sidan"

Read More »

DAAWO: Heesta igadaa Qabiil iyo Erayada Culus ee ay Kooxda Xiddiga Geesku ku sheegeen Aafooyinka Bulshada Somaliland ku Gedaaman

0 Visits: 1764 | Wednesday May 04, 2016 - 09:06:11
Fanaaniinta caanka ah ee kooxda Xidigaha Geeska, ayaa soo saaray hees waddaniya oo bulshadda Somaliland ay ugaga digayaan

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Gudida Abaaraha Gobolka Awdal Oo La Wareegay Deeq Lacag Ah Oo Lasoo Gaadhsiyay

0 Visits: 508 | Tuesday May 03, 2016 - 21:08:08
Guddida Abaaraha Gobolka Awdal Oo Deeq Lacageed Lagu Wareejiyey.

Read More »

Daawo Muqaal:Dhismaha Wadada Ceerigaabo Oo Soo Gaadhay Degmada Garadag

0 Visits: 565 | Tuesday May 03, 2016 - 21:04:21
Dhismaha Wadada Ceerigaabo Oo Soo Gaadhay Degmada Garadag Iyo Shacabka Ku Nool Deegaankaas Oo Dareen Farxadeed Ku Qaabilay

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxweynaha Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Shide Xaaji Faarax.

0 Visits: 606 | Tuesday May 03, 2016 - 21:00:38
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Shide Xaaji Faarax.

Read More »

Daawo Muqaal: Mas'uuliyiin Iyo Dhallinyaro Booqday Xabaashii Madaxweyne Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

0 Visits: 584 | Tuesday May 03, 2016 - 20:58:47
Guddoomiyaha gobolka Saaxil iyo xoghayaha dawladda hoose ayaa booqday xabaashii Madaxweynihii labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal,

Read More »