Wararka

Daawo Muqaal: Xukummada Somaliland oo Gurmad Biyo Dhaamis ah Gaadhsiisay Degaano Ka Tirsan Gobolka Sool

0 Visits: 576 | Wednesday March 23, 2016 - 08:12:15
Xukummada Somaliland oo Gurmad Biyo Dhaamis ah Gaadhsiisay Degaano Ka Tirsan Gobolka Sool

Read More »

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaaliya Oo Cambaareeyay Weeraradii Ka Dhacay Magaalada Brussels.

0 Visits: 670 | Wednesday March 23, 2016 - 08:09:29
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa cambaareeyay weerarada waxashnimada ah ee ay shalaymagaalada Brussels ka geysatey kooxda argagixisada ee Daacish.

Read More »

Daawo Muqaal:Taliyaha Cusub Ee Gobolka Sool Oo Xilka La Wareegay

0 Visits: 567 | Wednesday March 23, 2016 - 08:07:40
Taliyaha Cusub ee Loo Soo Magacaabay Gobolka Sool Oo Maanta La Wareegay Xilki

Read More »

Dawlada Hoose Ee Degmada Burco OO Kormeeray Goobaha Bulshadu Ku Ganacsato Ee Magalada Burco

0 Visits: 600 | Tuesday March 22, 2016 - 22:31:00
Dowlada Hoose ee Magaalada BURCO oo Maanta Kormeer Ku Soo Martay Goobaha Sariibada UGu Weyn Iyago Halkaas Kua Taliyay Inay Ilaaliyaan Nadaafada Suuqaas

Read More »

Daawo Muuqaal:-Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Gobolka Hawd Ay Wasaaradu Ku Yeelanayso

0 Visits: 627 | Tuesday March 22, 2016 - 22:27:09
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Gobolka Hawd Ay Wasaaradu Ku Yeelanayso

Read More »

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Magacaabay Xubin Ka Tirsanaan Doonta Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland.

0 Visits: 641 | Tuesday March 22, 2016 - 22:25:40
-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa magacaabay xubin uu xisbiga Waddani ku daray guddida ictiraaf raadinta somaliland.

Read More »

DaawoAfkashacabka Tv:Isu Duwaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Gobolka Awdal Oo Ka Jawaabay Hadalo Lagu Dhaliilaayey.

0 Visits: 635 | Tuesday March 22, 2016 - 22:23:30
Isu Duwaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Gobolka Awdal Oo Ka Jawaabay Hadalo Lagu Dhaliilaayey.

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Beledweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan+Sawiro

0 Visits: 683 | Tuesday March 22, 2016 - 22:20:07
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira Xubnaha labada Golle ee Dawladda ayaa maanta gaaray magaalada Beladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen Wasiirka Arrimaha…

Read More »

Xarunta CPA(Central For Policy Analysis) Oo War Murtiyeed Ka Soo Saartay Abaaraha Dalka Ka Jira -

0 Visits: 604 | Tuesday March 22, 2016 - 22:18:06
-Xarunta daraasaadka iyo falanqaynta siyaasadda ee Center for policy analaysis (CPA), ayaa war-murtiyeed ka soo saartay xaaladda abaareed ee ka taagan Somaliland, taas oo noqotay mid ka mid ah abaarihii ugu xumaa ee dalka soo mara. Warsaxaafadeed ay CPA soo saartay, oo ay baaqyo culus ku dirtay, ayaa…

Read More »

Daawo Sawiro Ku Saabsan araxyadii Ka Dhacay Magaalada Brussels

0 Visits: 670 | Tuesday March 22, 2016 - 22:15:14
Ku dhowaad 28 ruux ayaa ku geeriyootay qaraxyo ruxay magaalada Brussels ee dalka Belgium, iyadoo qaraxyadan ay ka kala dhaceen Garoonka diyaaradaha magaalada iyo goob tareenada dhulka hoostiisa mara laga raaco.

Read More »

Daawo Muqaal:Dadkii Kasoo Barakacay Abaaraha Gobolka Sanaag Oo Ceerigaabo Soo Gaadhey.

0 Visits: 611 | Tuesday March 22, 2016 - 22:13:58
Waxa magaalada Ceerigaabo Soo gaadhey dadkii ugu horeeyey ee kasoo yaaca abaaraha abaaraha Sanaag.

Read More »

Daawo:Sidii Salaada Roobdoonta Laga Tukaday Magaalooyinka Gabiley Iyo Tog Wajaale

0 Visits: 594 | Tuesday March 22, 2016 - 19:58:25
Sidii Salaada Roobdoonta Laga Tukaday Magaalooyinka Gabiley Iyo Tog Wajaale

Read More »

Daawo:Qoysaskii U horeeyay Ee Abaaraha Ka Soo Barakacay Oo Magaalada Ceerigaabo Soo Gaadhay

0 Visits: 489 | Tuesday March 22, 2016 - 16:59:55
Qoysaskii U horeeyay Ee Abaaraha Ka Soo Barakacay Oo Magaalada Ceerigaabo Soo Gaadhay

Read More »

Daawo:xisbiga wadani ayaa 500 qoys deeq mucaawina ah siiyey dadkii abaartu samaysay Ee Awdal

0 Visits: 603 | Tuesday March 22, 2016 - 16:29:37
xisbiga wadani ayaa 500 qoys deeq mucaawina ah siiyey dadkii abaartu samaysay Ee Awdal

Read More »

Daawo:Salaada Roob Doonta Oo Maanta Laga Tukaday Magaalada Caynaga Ee Gobolka Saraar

0 Visits: 488 | Tuesday March 22, 2016 - 16:26:42
Salaada Roob Doonta Oo Maanta Laga Tukaday Magaalada Caynaga Ee Gobolka Saraar

Read More »

Daawo: Qaar Ka Mid ah Tageerayaasha Suldaan Xassan Iyago Sheegay Inay Ka Soo Horjeedan Suldaanka Cusub Ee La Caleemo Saray

0 Visits: 443 | Tuesday March 22, 2016 - 16:22:19
Daawo: Qaar Ka Mid ah Tageerayaasha Suldaan Xassan Iyago Sheegay Inay Ka Soo Horjeedan Suldaanka Cusub Ee La Caleemo Saray

Read More »

Daawo: Salaadi Roob oo Saaka Si Balaadhan La Iskugu Soo Baxay Magaalada Boorame

0 Visits: 713 | Tuesday March 22, 2016 - 16:18:14
Salaadi Roob oo Saaka Si Balaadhan La Iskugu Soo Baxay Magaalada Boorame

Read More »

Daawo:Maamulka Gobolka Togdheer Oo Kala Qaby Galay Dadweynaha Reer Burco Tukashada Salaada Roobdoon

0 Visits: 727 | Tuesday March 22, 2016 - 16:10:44
Burco(AFKA)Maamulka Gobolka Togdheer Oo Kala Qaby Galay Dadweynaha Reer Burco Tukashada Salaada Roobdoon

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Maanta Bulshada Reer Burco Goobah Shaaha Lagu Cabo Xogwaran Kula Yeeshay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Reer Burco

0 Visits: 806 | Tuesday March 22, 2016 - 15:56:18
Burco(AFKA)Gudoomiyaha gobolka maxamed ibraahinn aadan qabo ayaa markii ugui horeysay maanta kormeer maray goobaha ganacsi ee lagu khaxweeyo ee ay bulshadu kulanto had iyi gooraale noocyadeeda kala duwani ,

Read More »

DaawoMuqaal:Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Somaliland U Duceeyey Lana Tukaday Salaad Roob Doon Ah

0 Visits: 673 | Tuesday March 22, 2016 - 15:01:52
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Somaliland U Duceeyey Lana Tukaday Salaad Roob Doon Ah

Read More »