Wararka

Hargaysa:Shaqaalaha Dahabshiilbank Oo Hargaysa Loogu Sooxidhay Tababar Caalamiya Oo Ay Qaateen (Sawiro).

0 Visits: 775 | Tuesday March 22, 2016 - 14:55:15
35 Xubnood oo Wakiiladda iyo Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil Bank ee Somaliland iyo Somalia ka kala yimid, ayaa Magaaladda Hargeysa loogu soo xidhay Tababar Caalami ah oo ay bixinaysay Hay'ad lagu magacaabo Al-Macaadi Consultenty Farm, kaasi oo lagu baranaayey dhinaca adeegyadda Maamulka Bangiga…

Read More »

Urur Jaaliyadeedka Turku Somaliland Community ee wadanka Finland Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed ee Ka Jirta Somaliland

0 Visits: 1031 | Tuesday March 22, 2016 - 14:51:00
Waxay jaaliyadda reer Somaliland ee magaalada Turku degen iskugu timid shalay oo taariikhdu ahayd 20.03.2016 shir deg deg ah oo looga arinsanaayo sidii qaadhan taakulo ah loogu dir lahaa dadka abaaruhu kulul ku hayaan Somaliland gaar ahaan goboladda galbeedka Somaliland.

Read More »

Daawo Muqaal:Salaada Roob Doonta Oo Maanta Laga Tukaday Magaalada Caynaba Ee Gobolka Saraar

0 Visits: 465 | Tuesday March 22, 2016 - 14:49:51
Salaada Roob Doonta Oo Maanta Laga Tukaday Magaalada Caynaga Ee Gobolka Saraar

Read More »

Murrashaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump Oo Sheegay In Safaarada Maraykanku Ku Leeyahay Israa'iil Uu Gayn Doono Qudus.

0 Visits: 707 | Tuesday March 22, 2016 - 14:24:51
Ninka u tartamaya musharraxnimada xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka ayaa sheegay inuu safaaradda Maraykanka ee Israa'iil ka qaadi doono Tel Aviv oo uu geyn doono Qudus.

Read More »

Hargaysa:Hoggaanka xisbiga KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Madaxda Hay'adda SAFERWORLD

0 Visits: 494 | Tuesday March 22, 2016 - 14:24:30
Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa kulan la yeeshay madaxda hay'adda caalamiga ah ee SAFERWORLD oo fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska, kana shaqaysa xoojinta nabadda, ka hortagista khilaafaadka iyo ka shaqaynta arrimaha dimuqraadiyadda.

Read More »

Ergeyga Qaramada Midoobey U Qaabilsan Soomaaliya Oo Bogaadiyay Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland.

0 Visits: 507 | Tuesday March 22, 2016 - 14:18:35
Ergeyga gaarka ah ee Qaraada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa cambaareeyay duulaankii Al-Shabaab 14-kii bishan ku qaaday deegaanada xeebaha ee ka tirsan Puntland.

Read More »

Daawo: Dowlada Somalia oo Shaaca Ka Qaaday In Haayadaha UN'ta Ay Ula Macaamilaan Dowlada Somalia Si Meeqaam Hoose

0 Visits: 542 | Tuesday March 22, 2016 - 14:18:19
Fadeexada Dowlada Somalia oo Shaaca Ka Qaaday In Haayadaha UN'ta Ay Ula Macaamilaan Dowlada Somalia Si Meeqaam Hoose, Halka Ay Dowlada Somaliland oo La Aqoonsanayn Toos UN'to Ula Shaqayso

Read More »

Ujeedada Safar Kedis Ah Oo Uu Guddoomiye Cirro Ugu Baxay Dalka Itoobiya.

0 Visits: 408 | Tuesday March 22, 2016 - 14:16:15
Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa safar deg dag ah oo aan hore loo shaacin goor dhaweyd ugu baxay dalkaasi Itoobiya

Read More »

Xildhibaan Aamina cali Oo Kulan La Qaadatay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani +SAWIRO.

0 Visits: 689 | Monday March 21, 2016 - 20:51:36
Hargeysa(AFKA)Waftidii Balaadhnayd ee ay Hogaaminaysay Xildhibaan Aamina Ali Ee Ka Soo Kicitay Dalka UK Gaar ahaan Degmada Tawer Hamlet oo mudooyinkii ugu Dambeeyeyba Ku Sugnaa Dalka Ayaa Kulan Is Xog waraysi Ah La Qaatay

Read More »

Daawo Muqaal:Ganacsadaha Jaamac Oomaar Oo Maanta Deeqdii Ugu Ballaadhneyd Guddoonsiiyey Guddida Abaaraha Ee Gobolka Awdal

0 Visits: 545 | Monday March 21, 2016 - 20:32:50
Ganacsadaha Jaamac Oomaar Oo Maanta Deeqdii Ugu Ballaadhneyd Guddoonsiiyey Guddida Abaaraha Ee Gobolka Awdal

Read More »

Daawo Muqaal:Gudida Abaaraha Ee Gobolka Gabilay Oo Gudoomay Deeq Gurmad Oo Lasoo Gaadhsiyay

0 Visits: 445 | Monday March 21, 2016 - 20:29:33
Guddida Abaaraha Gobolka Gebiley Oo Lagu Wareejiyey Deeq Gurmad Ah.

Read More »

Daawo Muqaal:Musharaxa Sida Weyn Ugu Loolamaya Inuu Noqda Madaxweynaha Jabouti Oo Shaaciyay Qorshayaal Cusub

0 Visits: 617 | Monday March 21, 2016 - 20:25:45
Musharaxa Sida Weyn Ugu Loolamaya Inuu Noqda Madaxweynaha Jabouti Oo Shaaciyay Qorshayaal Cusub

Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Safar Aan Hore Loo Shaacin Oo Deg-Dag Ah Goor Dhaweyd Ugu Baxay Dalka Itoobiya

0 Visits: 522 | Monday March 21, 2016 - 20:24:00
Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa safar deg dag ah oo aan hore loo sii shaacin goor dhaweyd ugu baxay dalkaasi Itoobiya.

Read More »

Daawo Muqaal: Shirkada Gadiidka ah ee Salaama BUS oo Xafiis Cusub Ka Furatay Magaalada Laascanood

0 Visits: 524 | Monday March 21, 2016 - 20:22:21
Shirkada Gadiidka ah ee Salaama BUS oo Xafiis Cusub Ka Furatay Magaalada Laascanood

Read More »

Daawo Muqaal Aqoonyahan Gawaafe Oo Sheegay In Barnaamij Lagu Wiiqayo Habsami U Socdka Wadada Sanaag Hadal Uu Yidhi La Isdaba Mariyay

0 Visits: 473 | Monday March 21, 2016 - 20:20:28
Aqoonyahan Gawaafe Oo Sheegay In Barnaamij Lagu Wiiqayo Habsami U Socdka Wadada Sanaag Hadal Uu Yidhi La Isdaba Mariyay

Read More »

Madaxweynaha Dalka Maraykanka Barack Obama Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Havana Ee Dalka Cuba

0 Visits: 516 | Monday March 21, 2016 - 17:02:45
Obama ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreyey ee isagoo xil haya booqda dalka Cuba muddo ku dhow 90 sannadood. Labada dal ayaa isku dayaya inay dib u soo nooleeyaan xiriirkoodii go'ay muddo 55 sano laga joogo. Obama ayaa la kulmaya madaxweynaha Cuba iyo qaarka mid ah dadka mucaaradka ku ah dowladda…

Read More »

"Looma Baahna In AMISOM Xilligan La Geeyo Maamul Goboleedka Puntland" Rasal Wasaaraha Soomaaliya.

0 Visits: 581 | Monday March 21, 2016 - 17:00:48
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar uu ku tagay dalka Talyaaniga ayaa ka hadlay dagaalada u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab.

Read More »

Daawo Muqaal:Guduoomiyaha Gobolka Saraar Oo Shaaciyay In Salaad Roobdoon ah Laga Oogo Gobolka Saraar

0 Visits: 479 | Monday March 21, 2016 - 16:33:22
Badhasabka Gobolka Saraar oo Shaaciyay In Salaada Roob Doon ee Berri Si Xoogan Looga Qaybqaato Xili ay Biyo La'aan Baahsani Ka Jirto Gobolka Saraar

Read More »

Daawo:Dab Ka Kacay Cisbitaalka Madiin Ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 559 | Monday March 21, 2016 - 15:56:45
Dab Ka Kacay Cisbitaalka Madiin Ee Magaalada Muqdisho

Read More »

Daawo:Alshabab Oo Weerartay Saldhig Ciidan Oo Ku Yaal Deegaanka Laanta Buuro Iyo Khasaare Ka Dhashay

0 Visits: 651 | Monday March 21, 2016 - 15:53:06
Alshabab Oo Weerartay Saldhig Ciidan Oo Ku Yaal Deegaanka Laanta Buuro Iyo Khasaare Ka Dhashay

Read More »