Wararka

Daawo:Madaxweynaha Mareykanka Iyo Wafdi uu Hoggaaminayo Oo Ku Sugan Jasiiradda Cuba

0 Visits: 568 | Monday March 21, 2016 - 15:50:46
Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan xaaskiisa iyo labadiisa gabadhood ayaa gaaray Magaalada HAVANA ee xarunta wadanka Cuba,

Read More »

Daawo:Maareeyaha Wakaalada Wadooyinka Somaliland Oo Faahfaahiyay Halka Maraysa Dhismaha Wadada Ceerigaabo

0 Visits: 643 | Monday March 21, 2016 - 15:41:02
Hargeysa(AFKA)Maareeyaha Wakaalada waddooyinka Somaliland pro xasan cali cismaan ayaa ka hadlay halka ay marayso waddadii dheeray ee isku xidhaysay Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo,

Read More »

Barnaamijka bandhiga somalichannel Todobadkan Fa'iidada Geela lagu Soo Qaatay

0 Visits: 608 | Monday March 21, 2016 - 15:37:01
Barnaamijka bandhiga somalichannel Todobadkan Fa'iidada Geela lagu Soo Qaatay

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Magacaabay Xubnaha Uga Qayb-gelaya Waddo Xaajoodyada Garabka Isbahaysiga KULMIYE

0 Visits: 602 | Monday March 21, 2016 - 15:29:29
Xisbiga WADDANI Oo Magacaabay Xubnaha Uga Qayb-gelaya Waddo Xaajoodyada Garabka Isbahaysiga KULMIYE

Read More »

Madaxtooyada Somaliland Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Diiwaan Gelintii Oo Loogu Dhex Xafladeeyey Qasriga Madaxtooyada

0 Visits: 652 | Monday March 21, 2016 - 15:13:26
Madaxtooyada Somaliland Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Diiwaan Gelintii Oo Loogu Dhex Xafladeeyey Qasriga Madaxtooyada

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Wefti ka socda Golaha Deegaanka Tower Hamlets ee Aqoonsaday Somaliland

0 Visits: 603 | Monday March 21, 2016 - 14:29:20
Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Wefti ka socda Golaha Deegaanka Tower Hamlets ee Aqoonsaday Somaliland

Read More »

Daawo:Gudida Arimaha Gudaha Ee Gobolaha Wakiilada Oo kulan La Qaatay Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer

0 Visits: 595 | Monday March 21, 2016 - 12:41:10
Gudida Arimaha Gudaha Ee Gobolaha Wakiilada Oo kulan La Qaatay Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer

Read More »

Muxuu Tababare Louis Van Gaal Ka Yiri Guushii Ay Kooxdiisa Ka Gaartay Dariskooda Manchester City?

0 Visits: 792 | Monday March 21, 2016 - 12:37:14
Tababare Louis Van Gaal ayaa bogaadiyay wiilashiisa kadib guushii ay ka gaareen Manchester City taasoo nooleysay rajadii ay kooxda ka qabtay iney ku dhameysato afarta ugu sareysa xili ciyaareedkaan.

Read More »

Muwaadin U Gar Gaaar Oo Ka Qaybqaado Tabaruca iyo U Gargaarida Dadku ay Sida Xun u saameeyeen Abaaruhu ee Gobolada Galbeedka Somaliland

0 Visits: 960 | Monday March 21, 2016 - 12:22:54
Haddii inuun iimaan kugu jiro oo aad diir naxayso, si ilaahay kugu naxariisto u gargaar dadkaaga jilicsan ee abaaruhu ay saameeyeen, Sadaqaddu waxba kama dhinto maalka qofka ayuu ahaa Xadiiskii Rasuulku SCW,sidaas awgeed waxkasta oo ad haysato wax wad ka bixin karta Ugu Dir Tabarucaadkaga Ciwanadan

Read More »

"Madaxwaynaha Qudha ee Soomaaliga ah Ee Caalamka Ka Jiraa Waa Ismaaciil Cumar Geelle, Marka Laga Reebo Madaxwaynaha Somalia" Muuse Biixi

0 Visits: 542 | Monday March 21, 2016 - 11:33:12
Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi sidoo kalena ah guddoomiyaha xisbigaas ayaa sheegay in madaxwaynaha kali ah ee qawmiyadda soomaalida ka soo jeeda ee caalamka ka jiraa uu yahay Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle isagoo baal maray ama maanka ka saaray Madaxwayne Siilaan-yaha…

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay Sababta Ay Uga Hadli Waayeen Dagaalkii Dhexmaray Somaliland Iyo Jabuuti.

0 Visits: 570 | Monday March 21, 2016 - 08:06:17
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay Sababta Ay Uga Hadli Waayeen Dagaalkii Dhexmaray Somaliland Iyo Jabuuti.

Read More »

Daawo Muqaal: Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Oo Deeq 5000 Dollor ah Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha Gabiley

0 Visits: 486 | Monday March 21, 2016 - 08:01:56
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Deeq 5000 Dollor ah Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha Gabiley

Read More »

"Waxaan Doonayaa Inay Warbaahinta Qaranku Noqoto Mida Ugu Horeysay Kuwa Afsoomaaliga Ku Hadla". Wasiirka Warfaafinta JSL

0 Visits: 659 | Monday March 21, 2016 - 08:00:31
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (caddaani) oo shir Jaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay arimo ay ka mid yihiin fal uu ku tilmaamay amni-darro oo lagu jebiyey xafiis ka mid ah dhismayaasha TV-ga Qaranka, warar uu ku sheegay been…

Read More »

Daawo Muqaal:Mulkilaha Shirkada Dahabshiil Gruop Oo Iska Baraxay Dilkii Loo Geestay Fananadii Saado Cali Warsame

0 Visits: 728 | Monday March 21, 2016 - 07:52:35
Mulkiilaha Shirkada Dahabshiil Maxmed Saciid Ayaa Ka Dgaarmaray In Lug Ku Lahaa Dilki Fananadii Saado Cali Warsame

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan Obama Oo Si Adag Uga Jawaabay Isla Jawaabtii Guddoomiye Cirro.

0 Visits: 524 | Monday March 21, 2016 - 07:51:05
Xildhibaan Obama ayaa jawaab ka bixiyey hadal uu maanta isaga ugu jawaabay xildhibaan Obama.

Read More »

Daawo:Shirkada laydhka Ee Heco Oo Abaal Marisay Shaqaalaheed

0 Visits: 984 | Sunday March 20, 2016 - 19:35:07
Shirkada laydhka Ee Heco Oo Abaal Marisay Shaqaalaheed

Read More »

Daawo:Maamulka Gabilay Iyo Shacabka Oo Dalbaday In Loosoo Celiyo Dhowr Sanaadiiq Oo Codbixin Ah

0 Visits: 640 | Sunday March 20, 2016 - 19:13:29
Maamulka Gabilay Iyo Shacabka Oo Dalbaday In Loosoo Celiyo Dhowr Sanaadiiq Oo Codbixin Ah

Read More »

Daawo:Duqii Hore Ee Muqdisho Tarsan Oo Dhaliilay Xukuumada Soomaaliya

0 Visits: 613 | Sunday March 20, 2016 - 19:08:21
Duqii Hore Ee Muqdisho Tarsan Oo Dhaliilay Xukuumada Soomaaliya

Read More »

Daawo:Maamulka Gobolka Gabiley Oo Lacag Deeq Ah Ku Wareejiyay Gudida Abaaraha Gabilay

0 Visits: 695 | Sunday March 20, 2016 - 19:06:24
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Lacag Deeq Ah ku Wareejiyay Gudida Abaaraha Gabilay

Read More »

Daawo:Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyay Xildhibaan Aamina Cali

0 Visits: 736 | Sunday March 20, 2016 - 19:02:54
Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyay Xildhibaan Aamina Cali

Read More »