Wararka

Daawo:Diyaaradaha Faransiiska Ee Aar Gudashada U Yimid Suuriya Oo Saldhigyo Ka Samaystay Wadamo Carbeed.

0 Thursday November 19, 2015 - 16:02:45
Diyaaradaha Faransiiska ee aarsiga u yimid wadanka Suuriya ayaa saldhigyadoodii ugu horeeyey ka samaystay wadamada Imaaradka iyo Urdun.

Read More »

Dawlada Turkiga Oo Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya U Bedelaysa Wada Hadalo U Bilaabma Madax Dhaqameedka Labada Wadaan

0 Thursday November 19, 2015 - 15:59:10
-Dawladda Turkiga ayaa la sheegay inay dejisay qorshe ay ku doonayso inay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee guulaysan waayay u bedesho dhinaca madaxdhaqameedka Somaliland iyo Somaliya.

Read More »

Kooxda Daacish Oo Toogatay Laba Muwaadin Oo U Dhashay Dalalka Norway Iyo Shiinaha Oo Afduub U Heysteen.

0 Thursday November 19, 2015 - 15:54:23
Kooxda dowladda Islaamiga ee IS ayaa soo bandhigtay sawirada labo nin oo u dhashay dalalka Norway iyo Shiinaha, kuwaasoo ay afduub u heysteen.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Wasiirka Wasaarada Duulista Iyo Hawada Cadaani Oo Kor Meer Ku Tagay Madaarka Magaalada Borama

0 Thursday November 19, 2015 - 15:51:09
Wasir Caadan Marki Kowaad Booqday Goroonka Diyradaha ee Magalada Boorama Tan iyo Inti Loo Magacaabay Wasirka Duulista iyo Hawada Somaliland

Read More »

Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Ictiraafka Ay Somaliland Siyeen Golaha Degaanka Ee Tower Hamlets.

0 Thursday November 19, 2015 - 15:51:07
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa ka hadlay aqoonsiga Golaha Degaanka ee degaanka Tower Hamlet siiyey Somaliland.

Read More »

Riyaad:Laba Ka Mid Ah Saraakiisha Booliska Sacuudiga Oo Lagu Dilay Gobolka Al-Qatif.

0 Thursday November 19, 2015 - 15:50:56
Laba ka mid ah Saraakiisha Booliska Sacuudiga, ayaa waxaa maanta lagu dilay Gobolka Al-Qatif, oo dhaca bariga dalkaasi, waxaana ku xoogan Shiicada Sacuudiga.

Read More »

Paris Oo Goor Dhoweyd Is Rasaasayni Ka Dhacday Iyo Haween Laga Shakiyey Oo La Toogtey.+SAWIRO

0 Visits: 509 | Thursday November 19, 2015 - 11:07:55
Wararka ka imaanaya Magaalada Paris ee Xarunta Dalka Faransiiska ayaa sheegaya in goordhaw Magaaladaasi laga maqlay is rasaaseyn xoogan oo u dhaxeysa Ciidamada amaanka iyo

Read More »

Daawo:""Saaxiibkey Cawke, Saaxiibkii Mikrofoonka". Yuusuf Garaad

0 Visits: 1040 | Thursday November 19, 2015 - 07:53:06
Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay. Aad ayay ii dhibeysaa in aan maanta qalinka u qaado in aan wax ka qoro Cawke aniga oo adeegsanaya fal tagto ah sida wuxuu ahaa…

Read More »

Daawo:Tafatiraha Guud ee Shabakada Calamiga Ee Afkashacabka Oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Ehelki Iyo Umada Somaliyeed Ee Uu Ka Baxay Marxuum Wariye Cawke

0 Visits: 4373 | Wednesday November 18, 2015 - 23:41:13
Weriye Mustafe Teacher oo ku sugan magaalada Burco isla markaasna ah Tafatiraha Guud ee Afkashacabka.com waxu dhambaal tacsi ah u dirayaa Ehaladii qoyskii iyo Guud ahaanba Bahda warbaahinta iyo shacabka soomalida geerida marxuum cawke

Read More »

Daawo Muqaal:Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Oo Soo Bandhigtay Bukaan Jiifka Cisbitaalada Dalka Iyo Inta Danyarta Ah.

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:49:32
Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland ayaa soo bandhigtay tirada bukaan jiifyada cisbitaalada Somaliland iyo inta danyarta ah.

Read More »

Daawo :-Madax Dhaqameed Ka Socda Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Maanta Soo Gaadhay Laascaanood Iyo Ujeedada Safarkooda

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:48:09
Madax Dhaqameed Ka Socda Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Maanta Soo Gaadhay Laascaanood Iyo Ujeedada Safarkooda

Read More »

Daawo: Duqa DegmadaCeerigaabo Oo Ka War Bixiyay Horumarka Ay Ku Talaabsaray Magaalada Ceerigaabo.

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:43:59
-Maayirka Magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa si baaladhan uga waramaya magaalada Ceerigaabo iyo horumarka ay ku talaabsatay iyo ammaanka ka jira isaga oo warbixin siinayay wafti baaldhan oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo maalmahanba socdaal shaqo ku joogay magaalada…

Read More »

Madaxda Sadexda Xisbi Qaran Oo Kulan La Yeeshay Deeq Bixiyayaasha Oo Aan Soo Deyn Dhaqaalihii Diwaan Gelinta Iyo Fariinta Ay Gaadhsiiyeen.

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:41:16
Saddexda guddoomiye ee xisbiyada qaranka Waddani, UCID iyo KULMIYE, ayaa shalay kulan la yeeshay wadamada deeq bixiyayaasha ah ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland.

Read More »

Wasiir Sacad Oo Sheegay In La Joogo Wakhtigii La Aqoonsan Lahaa Qadiyada Somaliland

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:35:43
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxa uu sheegay in hadda la joogo wakhtigii Somaliland ay aqoonsi ka heli lahayd Beesha Caalamka, waxaanu tilmaamay inay Somaliland buuxisay dhammaan Shuruudihii looga baahnaa dawlad, isla markaana ay taariikh fac weyn leedahay, intii aanay…

Read More »

Idaacadda BBC Oo Wariye Cabdirisaaq Xaaji Catoosh U Soo Dirtay Inuu Booqdo Xabaasha Uu Ku Aasan Yahay Saxafi Cawke Iyo Tacsi Uu Gaadhsiiyey Canab Cawke (Sawirro)

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:33:19
BBC Qaybteeda Afka-somaliga ayaa soo gaadhay Magaalada Wajaale gaar ahaan xabaasha Shalay lagu aasay Wariye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa tiirarka Saxaafada Suxufi Catoosh oo qoraal kooban ku baahiyey Bartiisa Facebook ayaa sheegay in Idaacada Bbc U soo dirtay booqashada xabaashada Isagoo Ka Hadlayaana…

Read More »

Daawo: Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Dirays Cusub Loogu Talo Galay Bahda Cadaalada.

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:29:39
Goddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Aadn Xaaji Cali ayaa manta kulan uu la qaatay goddoomiyaasha maxkamadaha Maroodi-jeex Qareenada iyo Xeer Ilaaliyaasha guud ku shaaciyay dirays u gaar wakhtiyada ay shaqada ku jiraan

Read More »

Daawo Muqaal:Dawlada Hoose Ee Laascaanood Oo Bilawday Banaynta Wadooyin Xidhmay.

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:22:09
Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood ayaa bilawday wado banayn ay ka caawinayaan ciidamada Amaanka Laascaanood.

Read More »

Daawo: Shirkada Caalamiga ah ee Dahabshiil Company oo Adeeg Cusub Ku Soo Bandhigtay Magaalada Kismaayo

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:18:58
Shirkada Caalamiga ah ee Dahabshiil Company oo Adeeg Cusub Ku Soo Bandhigtay Magaalada Kismaayo

Read More »

Xildhibaan Nac-nac oo Deeq Gaadh Siiyay Mujaahid Ka Tirsanaa Ururkii SNM

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:14:22
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa deeq lacageed gaadhsiiyey Qoyska mid ka mid ah Mujaahidiintii dalka

Read More »

Maxa Ka Jira Inay Kulan Garnaqsiya ay Wada Yesheen Caawa Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiirki Hore ee Madaxtooyada

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:06:46
Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali X. Xasan , ayaa la sheegay inay iskugu yimaadeen kulan qarsoodiya oo saacaddo badan qaatay, waxaanna kulankaas aad loogu lafo-guray waxyaabihii ay ku kala fogaaddeen, isla markaanna sababta…

Read More »