Wararka

Falastiiniyiin oo dab qabadsiiyay goob barakaysan ee Yuhuuda ee Daanta Galbeed ee magaalada Nablus, iyadoo ay sii kordhayso xiisada u dhaxaysa labada dhinac.

0 Visits: 662 | Friday October 16, 2015 - 18:46:30
Falastiiniyiin ayaa dab qabadsiiyay goob barakaysan ee Yuhuuda ee Daanta Galbeed ee magaalada Nablus, iyadoo ay sii kordhayso xiisada u dhaxaysa labada dhinac.

Read More »

"Shaqsiyan Ma Jecli Xukunka Askariga Ah , Mana Jecli Dunida Saddexaad Nin Askari Ahi In Uu Madaxweyne Noqdo Waayo "..Muj. Cali Guray

0 Friday October 16, 2015 - 14:45:52
Gudoomiye ku xigeenka saddexad ee xisbiga mucaaridka ah UCID mujaahid Cali Gurey oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula Hadley magaalada hargeysa ayaa waxaa uu ka Hadley loolanka ka dhex aloosan xisbiga kulmiye

Read More »

Faallo:Maxaad Ka Taqaanaa 10 Madaxweyne Ee Ugu Qanisan Qaaradan Afrika

0 Visits: 819 | Friday October 16, 2015 - 13:05:03
Qaaradan Afrika ayaa ah qaaradda labaad ee ugu weyn caalamka,sidoo kalena waa qaaradda labaad ee ugu dadka badan qaaradda Aduunka ,laakiin nasiib daro waa qaaradda ugu faqiirsan,iyada oo ay dangiigaan macdano iyo wax soo saar dabiici ah oo dhex fadhiya,waxaanay dadka inta ugu badan ku nooli halgan ugu…

Read More »

Daawo:Weftigii Uu Hogaaminayay Musharax Jamaal Xuseen, Oo Lagu Soo Dhaweeyay Suuqsade, Gugux, Iyo Deegaano Ka Mid Ah Saaxil Iyo Togdheer

0 Friday October 16, 2015 - 12:56:42
Weftigii Uu Hogaaminayay Musharax Jamaal Xuseen, Oo Lagu Soo Dhaweeyay Suuqsade, Gugux, Iyo Deegaano Ka Mid Ah Saaxil Iyo Togdheer

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Riig BiyoodBalaadhan Oo Laga Hirgaliyaya Gobolka Gabiilay

0 Friday October 16, 2015 - 12:52:16
Riig BiyoodBalaadhan Oo Laga Hirgaliyaya Gobolka Gabiilay Iyo Xukumada Madaxwayne Siilaanyo Oo Waxqabad Baaxad Leh Ka Hirgeliyey

Read More »

Wasaarada Duulista Somaliland Oo War Saxaafadeed ka Soo Saartay Wada hadalo Ku Saabsan Muranka Hawada Oo Ka Furmay Turkiga.

0 Friday October 16, 2015 - 12:51:57
War-saxaafadeed Shirkaasi oo saaka Subaxnimadii ka furmay Ankara ayey dhincaydu ku falanqeeyeen sidii loo fulin lahaa heshiisyadii hore looga gaadhay arrintaasi, iyo sidii labada dhinac u wada maamuli lahaayeen hawada." Waxa maanta Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga ka furmay shir rasmi…

Read More »

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland, Oo Markii U Horaysay Ka Hadashay Cabashadii Kooxda Xulka Gobalka Maroodi-jeex, Kana Hadashay Xilliga Uu Bilaabmayo Wareega Labaad

0 Visits: 671 | Friday October 16, 2015 - 12:49:33
Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadashay cabashadii xoogganayd ee ka soo yeedhay kooxda kubadda cagta ee xulka gobalka Maroodi-jeex, kaas oo ay ku sheegeen in sifo qeyrul qaynuuni ah lagaga reebay tartanka wareega labaad ee ciyaaraha gobalada dalka.

Read More »

Hargaysa:Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Loolanka Murashaxnimada Xisbiga KULMIYE Iyo Shirkooda Golaha Dhexe Ee La Sugaayo

0 Friday October 16, 2015 - 12:47:03
Murashaxa madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay loolanka siyaasadeed ee xisbiga KULMIYE. Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa arrimahan kaga hadlay qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyey shabakada Caynabanews una dhignaa sidan:-

Read More »

Daawo Muqaal:Ardayda Jaamacadda Sanaag Oo Munaasibad U Qabatay Laba Ka Mid ah Macalimiinta Jaamacadda

0 Friday October 16, 2015 - 12:44:29
Ardayda Jaamacadda Sanaag Oo Munaasibad U Qabatay Laba Ka Mid ah Macalimiinta Jaamacadda.

Read More »

"Waad Ogtahay Oo Siyaasadi Aamin Ma Leh, Anaguna Waxaanu Leenahay Liiska Golaha dhexe Hala Hubiyo" Xildhibaan Waabeeye

0 Friday October 16, 2015 - 12:44:18
Waxaa labadii habeen ee u dambeeyey Magaalada Hargeysa laga dareemay shirar gooni gooni ah oo ay yeelaynayeen Murashixiinta Madaxtinimo ee Xisbiga KULMIYE, kuwaasoo aad loogu lafo guray tabcooyinka ay garabyada Xisbigaasi isla damac sanyihiin.

Read More »

Daawo Muqaa:Xukumada Somaliland Oo Biyo Saafiya Ka Soo Saaraysa Magalada Laascanood

0 Thursday October 15, 2015 - 21:52:58
Xukummada Somaliland Biyo Saafi ah Ka Soo Saaraysa Magaalada Laascanood ee Gobolka Sool

Read More »

Daawo Muqaal:Xulalka Sool,Sanaag,Xaysimo Iyo Daadmadheedh Oo Hargeysa Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Soona Gaadhey

0 Thursday October 15, 2015 - 21:46:13
Ciyaartoyda gobolada Sool,Sanaag,Xaysimo iyo Daadmadheedh ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Hargeysa oo ay soo gaadheen ,ciyaarihii ugu dambeeyeyna Hargeysa ka bilaabaaya

Read More »

Daawo Muqaal: Gudida Degmada Axmed Dhagax oo Sheegay inay Si Milgo leh u soo Dhawaynayaan Ciyaartoyga

0 Thursday October 15, 2015 - 21:37:10
Gudida Xafada axmed Dhagax ayaa si waafiya ushaaciyay inay soo si mugleh oo gobonimo leh usoo dhawaynayaan ciyaartoyda ka imanayaa gobolada somaliland ee ku ciyaaraya garoonka hargaysa

Read More »

Hargaysa:Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Shaaciyay In Kala Xadayn Doonan Ganacsiga Iyo Nadaafada Suuliyada.

0 Thursday October 15, 2015 - 21:28:29
Guddoomiyaha gudida arrimaha bulshada ee golaha deegaanka caasimada hargaysa Mubaarig Cabdi Malaw ayaa sheegay in dhawaan samayn doonan kala xadayn ganacsiga ee magaalada hargeysa nadaafada huteelada, suuliyada iyo kala xadaynta istaanada magaalada hargeysa waxaanu yidhi isga oo ka hadlaya arintaasi,

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan Mubaarig Bidhi OO Eedo Kulul Ujeediyay Wasiirka Beeraha Somaliland

0 Thursday October 15, 2015 - 21:15:12
Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ka Mida Golaha Deegaanka Degmada Burci ayaa Eedo Kulul Dusha Uga Tuuray Wasiirka Beetaha oo uu Ku Eedayay Ka Muquarashada Dugsiga Beeraha ee Laga Hirgaliyay Deegaanka Beer

Read More »

Daawo:Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Tabar U Furay Ciidanka Booliska Oo Ku Saab San Qaabka Cashuur Ururinta Magaalada Mandheera

0 Visits: 505 | Thursday October 15, 2015 - 18:04:47
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Tabar U Furay Ciidanka Booliska Oo Ku Saab San Qaabka Cashuur Ururinta Magaalada Mandheera

Read More »

Kooxaha waa weyn ee Yurub oo jaray qiimaha tigidhada L agu galayo Ciyaaraha

0 Visits: 969 | Thursday October 15, 2015 - 17:59:31
Qiimaha lagu daawado ciyaaraha kubadda cagta ee kooxaha ugu heerka sarreeya Yurub ayaa hoos u dhacay sanadkii la soo dhaafay, iyadoo qaar ka mid ah kooxaha ugu waa weyn dunida ay hoos u dhigeen qiimaha lagu daawado hal ciyaar boqolkiiba 85, halka tigidhada sanadkana xoos loo dhigay boqolkiiba 40, waxaa…

Read More »

Machadka Faafinta Diinta Islaamka oo Kulan Diimeed U Qabtay 150 Dhalinyaro Ah

0 Visits: 710 | Thursday October 15, 2015 - 17:55:41
Kulan Diimeed ay soo qabanqaabiyeen Machadka faafinta diinta islaamka oo ay ka qayb galeen in ka badan 150 dhalinyaro ah oo ka ka soo jeeda Xaafada Maxamuud Haybe ee caasimadda Hargeysa ayaa maalintii shalay lagu qabtay Hotel-ka Dalxiis ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo:Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaado Ka Reebida Oo Fariin U Diray Ciyaartoyda Gobolada Ee Ku Ciyaaraysa Caasimada Hargeysa

0 Visits: 563 | Thursday October 15, 2015 - 17:50:51
Gudida Wanaag Farista Oo Fariin U Diray Ciyaartoyda Hargeysa Ku Ciyaaraya Iyo Waxa Uu Yahay Halkan Hoose Ka Daawo

Read More »

Daawo:Suldaan Sabeyso Oo Ka Hadlay Xaalad Guud Ee Gobolka Awdal Xukumada Eedo Kuluul U Soo Jeediyey

0 Visits: 483 | Thursday October 15, 2015 - 17:39:13
Suldaan Oo Ka Hadlay Xaalad Guud Ee Gobolka Awdal Xukumada Eedo Kuluul U Soo Jeediyey

Read More »