Wararka

Madaxweynaha Yemen Oo Lix Bilood Kadib Dibad-joog Oo Ku Laabtay Magaalada Cadan

0 Visits: 569 | Wednesday September 23, 2015 - 15:49:02
Madaxweynaha dalka Yemen, Abdulrabu Mansuur Haaddi ayaa dib ugu laabtay Magaalada Cadan ee dalka Yemen; kaddib 6-bilood oo dibad-joog uu ahaa.

Read More »

Dagaal Culus Oo Dhacay Deegaanka Qorilley ee Gobolka Sool Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Culus+Sawiro

0 Visits: 1082 | Wednesday September 23, 2015 - 15:39:48
Ugu yaraan 20-qof ayaa ku Dhintay, Tiro intaas ka badanna way ku Dhaawacmeen Dagaallo Culus oo ka dhacay Tuulada Qorilley oo 90-KM dhanka Koonfur-bari kaga beegan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo sheegtay in AU da iyo Hay'ada Bixiya Mashaariicda JPLG ee Dawladaha hoose ay isla garteen in la soo mariyo Wasaaradda Maaliyadda oo ay Wasaaraddu u sii Gudbiso Dawladaha hose

0 Visits: 738 | Wednesday September 23, 2015 - 15:36:18
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay in xafiiska Maaliyadda Somaliland uu kalsooni badan ka kasbaday ururka Midawga Yurub,

Read More »

Guddomiyihii Olombikada Somaliland oo Xilkii uu Madaxweynuhu u magacaabay iska casilay

0 Visits: 572 | Wednesday September 23, 2015 - 15:26:28
Masuul xil sare ka haya Somaliland ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay qaranka.

Read More »

War Deg-Deg ah:Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Shaaca Ka Qaaday In uu Shaqadii ka Joojiyey Isuduwaha Ciyaraha Ee Gobolka Awdal Maxaase Sababay?

0 Visits: 1051 | Wednesday September 23, 2015 - 15:24:16
Gudoomiyaha Gobolka awadal Mudane Maxamuud Saleebaan cali (ramaas) ayaa shaaca ka qaaday in shaqadii ka joojiyey Isku duwaha wasarada dhalinyarad ciyaaraha Gobolkaas

Read More »

"Lix iyo toban Maxbuus Ayaa jeelka ka baxsaday hal maxbusna wuu dhintay falkan Jeelka Ka Dhacay Waxa Ka Dambeeyay..."Yaasin X

0 Visits: 697 | Wednesday September 23, 2015 - 10:38:48
Badhasaabka Gobalka Sool Yaasiin Maxamed Shide ayaa ka war bixiyey maxaabiis la sheegay inay ka baxsadeen jeelka magaalada Laascaanood.

Read More »

Ilaaladi Nicholas Kay Oo Qaar kamida ahiKu Dhinteen Qaraxii Madaxtooyada Muqdisho Iyo Sagaal Kale Oo Ku Dhaawacmay

0 Visits: 758 | Wednesday September 23, 2015 - 08:53:13
Taliska Guud ee AMISOM ayaa ka hadlay Qaraxii habeen hore ay Al-shabaab la beegsatay Xarunta madaxtooyada Somalia,

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeysa Oo Bilawday Olole Kor Loogu Qaadayo Nadaafada Maalmaha Ciida

0 Tuesday September 22, 2015 - 19:54:04
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeysa Oo Bilawday Olole Kor Loogu Qaadayo Nadaafada Maalmaha Ciida

Read More »

Dawladaha Somaliland Iyo Etopia Oo Suldaan Wabar U Aqoonsatay Argagixiso Isaga Iyo Kooxdiisa.

0 Tuesday September 22, 2015 - 19:47:39
Dawladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in Suldaan Abiibakar Cilmi Wabar oo Malleeshiyo Hubaysan oo Qarannimada iyo Midnimada dalkan ka soo horjeedda abaabulay ay Somaliland iyo Itoobiya-ba u aqoonsadeen inuu yahay Argaggixiso isaga iyo Kooxdiisuba.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM oo Duqeymo ka Geystay Deegaan ku yaalla Gobolka Bay

0 Visits: 640 | Tuesday September 22, 2015 - 19:33:27
Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM ayaa gellinkii dambe ee Shalay duqeeyay deegaanka Labaatan-jiroow oo 60-km u jira Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, sida ay sheegeen Mas'uuliyiinta Maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya.

Read More »

Hargaysa:Madaxweyne Somaliland Mud: Silaanyo Oo Tacsi Udiray Ehelada Iyo Qarabadi Ay Ja Baxeen Sadex Marxuun Oo Geeriyooday

0 Visits: 851 | Tuesday September 22, 2015 - 19:32:28
Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Ehelada, Qarabadi iyo Somaliland Sadex Marxuun Oo Geeriyooday

Read More »

Wasiirka Beeraha Oo Ka Jaawabay Eedo Loo Jeediyay Xukumada Somaliland

0 Tuesday September 22, 2015 - 19:23:45
Xukuumadda Somaliland ayaa ka dareen celisay hadallo deel-qaaf ay ku sheegtay oo shalay ay masuuliyiin xisbiga WADDANI ka tirsan kala hor tageen suldaanka guud ee beesha bariga Sanaag, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo safar ku yimid Hargeysa.

Read More »

Hargaysa: Khasaaraha Ka Dhashay Shil Baabuur Oo Dacar-Budhuq Ku Qalibmay+Sawiro.

0 Tuesday September 22, 2015 - 19:17:06
Inta la ogyahay hal qof baa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay jidka u dhexeeya Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, gaar ahaan deegaanka Dacar-budhuq.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsi U Diray Marxuuma Hindisa Cabdi Jaamac

0 Visits: 687 | Tuesday September 22, 2015 - 19:16:48
TACSI MADAXWEYNE - 22/09/2015 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Read More »

Daawo:Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Ka Degmada Oo Hadlay Roob Sababy Dhimasho Iyo Dhaawac+Sawiro

0 Visits: 748 | Tuesday September 22, 2015 - 18:56:00
Maamulka Go9bolka Togdheer iyo kan demada burco ayaa si wada jir ah uga hadlay roob waday dabaylo oo sababay dhimasho hal qof ah iyo labaatan dhaawac ah Sidoo kalena dumiyey Ilaa Sagaal boqol oo qays guryahoodii

Read More »

Fanaaniinta Xiddigaha Geeska oo Mar kale ka Degey Muqdisho iyo Bandhig Faneed ay Habeenka Ciidka ku Ciidsiin Doonaan Reer Muqdisho

0 Visits: 987 | Tuesday September 22, 2015 - 16:55:33
Qaar ka mid ah Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska ee fadhigooda yahay magaalada Hargeysa ayaa maanta gaadhay magaalada Muqdisho,

Read More »

Daawo:Gudoomiye Muuse Biixi Oo si kulul ula hadlay Guddoomiye Ciro Iyo Xildhibaanada Mucaaradka Ah Ee Golaha Wakiilada

0 Visits: 714 | Tuesday September 22, 2015 - 16:31:01
Daawo:Gudoomiye Muuse Biixi Oo si kulul ula hadlay Guddoomiye Ciro Iyo Xildhibaanada Mucaaradka Ah Ee Golaha Wakiilada

Read More »

DAAWO: Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaaliland Oo Xubno Ka kala Socda Wasaaradaha Dawlada U Furtay Kulan Hawleed Ku Saabsan Horumarinta Lamaanaha.

0 Visits: 610 | Tuesday September 22, 2015 - 16:22:17
DAAWO Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaaliland Oo Xubno Ka kala Socda Wasaaradaha Dawlada U Furtay Kulan Hawleed Ku Saabsan Horumarinta Lamaanaha.

Read More »

Kay oo Cambaareeyay Weerarka Madaxtooyada ka Dhacay

0 Visits: 596 | Tuesday September 22, 2015 - 15:23:34
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicolas Kay ayaa cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ee lagu bartilmaameedsaday madaxtooyada Muqdisho.

Read More »

Jubbaland oo Musaafurisey Qoysaska Al Shabaab

0 Visits: 633 | Tuesday September 22, 2015 - 15:08:32
Maamulka Jubaland ayaaa magaalada Kismaayo ka bilaabay howlgallo ay magaalada kaga masaafurinayaan xaasaska iyo caruurta horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab.

Read More »