Wararka

Muxuu Ahaa Nuxurkii Ka Soo Baxay Kulankii Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddiga Doorashooyinka Qaranka -

0 Visits: 688 | Sunday July 05, 2015 - 16:53:26
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay guddiga doorashooyinka qaranka, iyagoo ka wada hadlay hawlaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta.

Read More »

Qarax Waxyeello Geystay oo ka dhacay Degmada Xamar-Jajab ee Gobolka Banaadir+Sawiro

0 Visits: 749 | Sunday July 05, 2015 - 16:45:36
Sarkaal ka tirsan ha'yadda Nabadsugidda Qaranka ayaa si xun ugu dhaawacmay inta la ogyahay qarax ka dhacay degmada Xamar-Jajab ee gobolka Banaadir, Qaraxaas oo ahaa mid lagu xiray gaari uu Sarkaalkaan watay.

Read More »

Daawo:Warbixin Laga Diyaariyey Horumarka Magaalada Hargeysa Ee Sii Koraay Iyo Khadarta Xadhkaha Keeni Karaan

0 Sunday July 05, 2015 - 15:35:46
Warbixin Laga Diyaariyey Horumarka Hargeysa Oo Si Kordhay Iyo Khadarta Xadhkaha Keeni Karaan

Read More »

Qaar Kamida Caruur Ay Dhaleen Masuuliyiinta Kenya Oo La Sheegay Inay Alshabaab Ku Biireen. Maxaase Ka Jira?

0 Visits: 606 | Sunday July 05, 2015 - 15:32:34
Nairobi(CYN)wargeysyada kasoo baxa dalkaasi Kenya ayaa qoray warar lagu sheegaaya in caruur ay dhaleen qaar kamid ah saraakiisha sar sare ee dalkaasi inay ku biireen xarakada Alshabaab ee ka dagaalanta dalkaasi Somaliya.

Read More »

Copa America:Chile Oo Markii Ugu Horaysay Taariikhdeeda Ku Guulaysatay Koobka Copa America, Xili Ay Rekoodhayaal 4:1 Ah Ku Garaacday Argentina

0 Visits: 926 | Sunday July 05, 2015 - 15:23:20
Xulka qaranka Chile ayaa markii taariikhdeeda ugu horaysay ku guulaysatay Copa America kadib markii ay rekoodhayaal 4:1 ah ku garaaceen Argentina. Chile iyo Argentina ayaa is mari waayay 120 daqiiqo oo ay ciyaareen taas oo ugu danbayn keentay in rekoodhayaal lagu kala saaro, waxaana koobka Copa America…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay Wadahadal la furayaan Maamullada Ahlusunna iyo Puntland

0 Sunday July 05, 2015 - 14:56:55
Cadaado(AFKA)Madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisu uu wadahadal la furi doono Ururka Ahlusunna Waljamaaca iyo Puntland, kaddib markii maamulladan ay kasoo hor-jeesteen maamulka hoggaankiisa loo doortay.

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xadhiga Suldaan Muuse Cune Muxuuse Ka Yidhi?

0 Visits: 591 | Sunday July 05, 2015 - 14:45:52
Hargeysa(Afka)Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxmed Muuse Diiriye Oo Ka Hadlay Xadhiga Suldaan Muuse Cune Oo Ku Xidhan Magaalada Burco Xarunta Gobolka Togdheer Waxaana Uu Suldaanka Muuse Cune Ku Tilmaamay Qaran Dumis

Read More »

Ra'isal Wasaare Xigeenka Somalia Oo Kormeeray Qaar Ka Mida Wasarada Dalkaasi

0 Sunday July 05, 2015 - 10:36:17
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte, ayaa booqashooyin ku soo kala bixiyey Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Qorshaynta, Caafimaadka, Batrooolka iyo Wasaaradda Maaliyadda, si loogu kuur galo habsami u socodka shaqada iyo dhiirri-galinta howl-wadeenada Wasaaradahaas…

Read More »

Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir Oo Fariin Nasteexo Ah U Diray Fanaaniin Ku Jees Jeesay Qur'aanka

0 Visits: 728 | Sunday July 05, 2015 - 10:10:26
Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir ayaa ka hadlay fanaaniin ku jees jeesay quraanka kariimkaa oo malmihi ugu dambeeyay soo baxayey .

Read More »

Daawo: Taliyaha Booliska Somaliland ayaa amarro cusub ka soo saarey gaadiidka iyo sharciyadda wadayaasha Gaadiidka

0 Visits: 588 | Sunday July 05, 2015 - 09:57:45
Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland ayaa amar adag kusoo rogay gaadiidka Somaliland,isaga oo go'aamiyey xawaareyaasha ay gawaadhidu ku socon doonaan dibada iyo gudaha magaalooyinka Somaliland .

Read More »

Daawo Muuqaal: Barnaamijka Iftiinshe iyo Mahadnaqa Galladaha oo uu soo jeedinayo Aqonyahan Xamse Cumar kujoog

0 Visits: 586 | Sunday July 05, 2015 - 09:16:28
Barnaamijkan Mahadnaqa Galladaha aya si qoto dheer u sharaxaya In qofku barto inuu u mahad celiyo cid kasta oo wanaag u samaysa Ilaahay iyo Ummadaba.

Read More »

Daawo:Maayirkii Hore Borama Oo Ka Hadlay Xil ka Qaadistiisa Iyo Wararka Sheegay In uu Somaliland ka Goosanayo

0 Visits: 743 | Saturday July 04, 2015 - 16:27:06
Borame(AFKA)Maayirkii Hore Ee Borama ayaa Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xil Ka qaadistiisa Meeshana Ka Saaray Warar Been abuura Oo Sheegayey In Uu Somaliland Ka Goosanayo Balan qaaday In Uu Ka Shaqayn Doonan Midnimada Qaranka Somaliland..

Read More »

Daawo:Culimada Gobolka Togdheer Iyo Culimo Katimi Jamacadda Madiina Oo Dawrocilmiyeed Ka Furay Masjidka Cabdi Cawed Cali Ee Burco+Sawiro

0 Saturday July 04, 2015 - 15:46:49
Culimada Gobolka Togdheer iyo xubno ka mida Ardayda Jamacadda Maddiina ee Waddanka Boqortooyada Sucuudiga ayaa Muxaadarooyin iyo Duruus Diini ah ay Ka jeedin Doona Masjidka weyn ee Madiina 10maalmood oo ka bilaabmaysa 17ka Ramadan illa 27ka Ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan,

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaarada Waxbarashad Somaliland Oo Magaaada Hargeysa Ka Furay Tababar Macaliminta Dugisayada Hoose Iyo Dhexe

0 Visits: 633 | Saturday July 04, 2015 - 15:36:23
Hargeysa(AFKA)Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Ayaa Maanata Si Rasmi AH U Furay Tababar Macaliminta Dugisayada Hoose Iyo Dhexe Ee Caasmiada Hargeysa

Read More »

Daawo:Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Ka Hadlay Adeegyada Ay Wasaaradiisu Bulshada U Qabato

0 Visits: 698 | Saturday July 04, 2015 - 15:30:37
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ayaa Maanta Ka Hadlaay Adeega Ay Wasaaradani U Hyaso Bulshada Somaliland

Read More »

Toos U Daawo:Qaabka Ay U Socoto Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug

0 Visits: 718 | Saturday July 04, 2015 - 15:06:56
Toos U Daawo Qaabka Doorashdu U Dhacayso

Read More »

Daawo;Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Iyo Waxyaabaha Su'aalaha Laga Waydiiye

0 Saturday July 04, 2015 - 14:57:35
Daawo;Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Markaasna Su'aalaha Laga Waydiiye

Read More »

War Deg Deg Ah :- Cabdikariim Xussen Guuleed Oo Loo Doortey Madaxweynaha Maamulka Galmudug

0 Saturday July 04, 2015 - 14:25:09
Wasiirkii Hore Ee Aminiga Somaliya Isla Markaana Ahaa Musharax U Taagan Xilka Madaxweyne Nimo Ee Doorashada Galmudug Mudane C/Kariin Xuseen Guuleed Ayaa Si Rasmi Ah Ugu Guuleystay Xilkaas, Kaddib Markii Uu Wareeggii Saddexaad Ee Doorashada Kaga Guuleystay Murashaxii Ay Isku Soo Hadheen Oo Ahaa Axmed…

Read More »

Wasiir Biixi oo ka Hadlay Shirkado Shiine ah oo Doonaya Maalgashiga Somaliland Iyo Deeranada Ku Xeeran

0 Visits: 619 |
Wasiirka Khaarajiga Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadlay shirkado laga leeyahay dalka Shiinaha oo danaynaya inay maalgashi ku sameeyaan Somaliland.

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Casuumad Affur Ah Ku Maamuusay Golaha Aqoonyahanka Ee Qalinka Daa'uud +Sawiro

0 Saturday July 04, 2015 - 13:44:36
Wasiirka warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cuksue ayaa casuumad affur ah u fidiyay Golaha Aqoonyahana Ee Qalinka Daa'uud .

Read More »