Wararka

Daawo:Furitaanka Barnaamijka Kasmaal oo ay shirkadda SOMTEL iyo Tvga Qaranku iska kaashadaan oo Munasibad ballaadhan loo sameyey+sawiro

0 Thursday June 18, 2015 - 20:14:24
Saaka waxa si rasmi ah u bilaabmay barnaamijka Daawashadiisa aad ka loo jecelyay oo sanad kasta si wada jir ah ay u qabtaan shirkadda somtel iyo SLNTV,

Read More »

Daawo: Wasiirkuxigenka Maaliyadda oo kormeer shaqo ku Tegay Gobolka Sanaag.

0 Thursday June 18, 2015 - 19:57:11
Wasiirkuxigenku wuxu kormeer kutagay xarumaha maaliyadda ee gobolkaasi isago ka hadlay khilaafaad muddooyinkii u danbeeyey hadheeyey masuliyadda

Read More »

Daawo: Xaaafad Cusub oo Badhasabka Togdheer u dhagax dhigay iskul iyo saldhig Boolis iyo Mucawano la gaadhsiyey Xafaddas

0 Thursday June 18, 2015 - 19:47:46
Xaafaddan Cusub oo loo bixiyey Caaqil yare ayay deggen yihiin Dad danyar ahi, iyadoo kaamkaasi la gaadhsiiyey Mucaawano raashin ah oo loogu talo galay Bisha Ramadaan, waxana munasibaddii furitanka IDP gaas cusub ka hadlay Xildhibano, Qurabajoog gudomiyekuxigenki hore gobolka iyo masuliyin kale

Read More »

Warkii Ugu Danbeeyey Ee Saabsan weerar Ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay Magaalada Cadaado

0 Thursday June 18, 2015 - 13:35:10
Cadaado(afka)Warar dheeri ayaa kasoo baxaya weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsady gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo Subaxnimadii hore ee Saakay lagu qaaday xarunta ay degan yihiin ergada ka qeyb-qaadaneysa shirweynaha Cadaado.

Read More »

Daawo: Jamal Ali Hussein oo Si Diiran loogu soo Dhoweyey Caasimadda kana Hadlay Khilaafka Go'aanadii Guurtida iyo Xisbiyada ee ka dhashay muddokordhinta

0 Visits: 1208 | Thursday June 18, 2015 - 13:16:04
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Somaliland Ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa masuuliyiinta sarsare ee xisbigu saaka dalka sidiiran ugu soo dhaweeyay isaga oo laba bilood dalka dibadiisa ugu maqnaa,sida uu tilmaamay arimo xisbiga ucid Ah..

Read More »

Daawo:Dawladda Hose Burco oo Dhisme Cusub oo Qurux badan ku wareejisay Naadiga Halkaraan iyo Ururka NOW+SAWIRO

0 Visits: 1526 | Thursday June 18, 2015 - 12:15:46
Badhasabkuxigenka Gobolka Togdheer ayaa Xadhiga ka jaray Dhisme Qurux badan oo ka kooban Hoolal waaweyn iyo Xafiisyo Dawladda Hoose ugu Talo Gashay Dhalinyarada iyo Haweenka Gobolka,

Read More »

Siyaasiga ismacil hurre Buubaa oo mawqifkiisa siyaasadeed iyo fikirkiisa wax ka bedelay,kana jawabay su'aal laga waydiiyey somaliland

0 Visits: 1060 | Thursday June 18, 2015 - 08:48:34
Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ahaa siyaasiyiintii Dhalasho ahaan ka soo jeeday Somaliland, balse aaminsanaa mabda'a Somali weyn ayaa

Read More »

Daawo: Dhalinyarada Borama oo Su'aalo ku Boobay Xalay Guddomiye Ramaax oo Meel fagaare ah u soo Fadhiistay iyo Nuxurka jawabihi u siyey Dhalinyarada

0 Visits: 750 | Thursday June 18, 2015 - 08:02:38
Su'aalaha la waydiiyey badhasabka aya imanaya xilli uu ku hanjabay Guddomiyuhu inuu tallaabo adag ka qaadayo dhallinyaro uu sheegay inay habeenkii rabshado ka sameeyaan Magaalada Borama

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirudawlaha Maliyadda iyo Xubno katirsan Guurtida oo kulan la qatay Odayasha Balliga Diriye Guled

0 Thursday June 18, 2015 - 07:57:06
Badhasabka Togdheer ayaa xog ka siiyey waxyaabihi dhex maray Bulshada Degaanada Balliga Diiriye Guled, iyadoo Wasiirrada iyo Guurtiduna Dardaaran iyo waanooyin Waayeel u soo jeediyeen Odayasha iyo Waxgaradka Degaankaas

Read More »

Daawo:Dawladda Hose Burco oo Qado sharaf ku sagootiday Arday ka socotay Jamacadda Hargeysa oo Booqasho iyo Cilmi baadhis u yimi Burco

0 Thursday June 18, 2015 - 07:51:34
Masuuliyiinta Dawlada Hoose ee degmada Burco Oo Ugu Horeeyo Duqa Degmada Burco Mud:Maxamed Muraad iyo Xoghayaha Dawladda Hose Cisman Maxmed Shekh

Read More »

Alqaacidada Gacanka Carbeed Oo Toogatay Rag Looga Shakiyey In Ay Gacan Ka Geysteen Dilkii Hogaamiyahooda

0 Wednesday June 17, 2015 - 23:39:10
Kooxda Al-qaacidada gacanka carbeed ee fadhigeedu yahay dalka Yaman ayaa maanta toogatay afar nin oo u basaasayey sirdoonka Maraykanka kuwaas oo kooxdu ay qabatay.

Read More »

Muuse Biixi Oo Shacabka Ku Bogaadiyay Bisha Barakaysan ee Ramadaan

0 Wednesday June 17, 2015 - 23:39:05
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa dhammaan shucuubta Islaamka, gaar ahaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland curashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed.

Read More »

Maamulka iyo Shaqalaha Shabakada Afkashacabka.comWaxay Hanbalyo U Dirayaan Dhammaan Akhristayaasha Ku XidhanCurashada Bisha Ramadaan

0 Visits: 1103 | Wednesday June 17, 2015 - 23:39:03
Dhamaanba Maamaulka iyo Shaqalaha Shabakada Afkashacabka.com waxay Hanbalyo u dirayaan dhammaan akhristayaasha ku xidhan, ummadda Somaliland iyo dadka Af-soomaaliya ku hadlaba Bilaabashada. Bisha barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariikhda Miilaadiga ahi tahay 17/06/2015, halka ay taariikhda…

Read More »

Daawo:Taliye Ku-xigeenka guud Ee Ciiddamadda Booliska Oo Safar Shaqo Ku Tagay Magaalada Laascaanood -

0 Wednesday June 17, 2015 - 23:36:17
Taliye ku xigeenka Ciiddamadda Booliska Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Cabdiraxmaan Fooxle), ayaa waxa uu gaadhay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Taliye ku xigeenku waxa uu booqday Xarumaha laamaha amniga ee Laascaanood iyo goobo kale oo muhiim ah, waanna tan Warbixinta ku…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ku Hanbalyeeyay Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.

0 Wednesday June 17, 2015 - 23:32:41
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u diray Shacbiga Somaliland Meelkastoy oo ay Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, waxaanu ugu Bushaaraynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariikhda…

Read More »

Daawo:afkashacabkatv:Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In 26 June Wixii Ka Dambeeya Aanay Aqoonsanayn Xukuumadda Kulmiye

0 Wednesday June 17, 2015 - 23:32:35
Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In 26 June Wixii Ka Dambeeya Aanay Aqoonsanayn Xukuumadda Kulmiye

Read More »

Daawo: Agaasimaha Guud, Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Tababar U Soo Xidhay Xoghaymaha Wasaaradda Shahaadooyina Guddoonsiiyay+Akhri

0 Wednesday June 17, 2015 - 23:32:29
Tababarkan oo ay fulintiisa iyo qabanqaabadiisa ay iska kaashadeen Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigeninta iyo Dhaqanka iyo Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland,

Read More »

Madaxweyne Silaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Riig-biyood Iyo Mashariickale Degaanka Ceel Makaahil. +Sawiro

0 Wednesday June 17, 2015 - 23:32:16
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay furitaanka Ceel biyood oo laga hirgeliyey Wado-makaahil horena uu u dhagax dhigay madaxweynuhu ceelkaasi.

Read More »

Madaxweyne-xigeenka Puntland Oo Ku Guulaystay Inaanu Xaabsade Ka Mid Noqon Wasiirada Puntland

0 Wednesday June 17, 2015 - 15:50:51
Garoowe(AFKA)Madaxweyne-xigeenka Puntland ayaa Madaxweynihiisa Cabdiweli Gaas kaga guulaystay inaan Axmed Cabdi Xaabsade lagu soo darin golaha wasiirada ee cusub oo shalay lagu dhawaaqay.

Read More »

Daaawo:" Inta La Gaadhayo Wakhtiga La Furayo Xisbiyadda Siyaasadda Biladda Xisbigii UDUB Waanu" Sidanaynaa,Caliyaw "Cabdiraxmaan Cadami

0 Visits: 689 | Wednesday June 17, 2015 - 15:41:43
"Inta La Gaadhayo Wakhtiga La Furayo Xisbiyadda Siyaasadda Biladda Xisbigii UDUB Waanu" Sidanaynaa,Caliyaw "Cabdiraxmaan Cadami

Read More »