Wararka

Daawo Afkashacabka Tv: Cidanka Amaanka Ee Dawlada Hoose Ee Magaalada Berbera Oo Rasaas Nool Udeegsadey Dad Danyara Oo Ku Nool Magaalada Berbera

0 Sunday April 26, 2015 - 11:22:22
DAAWO Cidanka Amaanka Ee Dawlada Hoose Ee Magaalada Berbera Oo Rasaas Nool Udeegsadey Dad Danyara Oo Ku Nool Magaalada Berbera

Read More »

Daawo: Xildhibaan Mubarik Bidhi oo Caruurta Darbi Jiifka Ah ee uu Gacanta ku hayo U Dalxiis Geeyay Magaalada Caynaba.

0 Visits: 615 | Sunday April 26, 2015 - 08:20:24
Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Burco, ayaa qaar kamid ah caruurta darbi jiifka ah ee Magaladaas oo uu gacanta ku hayo, wuxuu u dalxiis geeyay Magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar.

Read More »

Daawo afkashacabka Tv: Taageereyaal Tiro Badan Oo Kusoo Biiray Xisbisbi KULMIYE.

0
Tageerayashii ugu tirada badna oo manta ku soo biray xisbi muxaafidka talada dalka haye kumiye ayadoo madaxda xisbiga kulmiye gobalka saaxil ay gacma furan ku soo dhaweyeen.

Read More »

Maxkamada Ciidanka oo Maanta Xukuntay Rag lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab

0
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno dil iyo xabsi ah ku ridday maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab, kaddib markii ay maanta la horkeenay.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Kulan Lagaga Hadlayay Biyo-balaadhinta Caasimadda Oo Maanta Hargaysa Lagu Qabtay

0 Saturday April 25, 2015 - 18:23:33
Hargaysa(AFKA)kulankan ayaa waxa warbixin Masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Hargaysa ka siiyay siday u socdaan hawlaha biyo-galinta Caasimaddu Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Haragaysa iyo Khubaradda Hawshaas gacanta ku haysa.

Read More »

Al-shabaab oo laba Macallin kasoo Af-duubtay Degmada Mandheera ee Waqooyi-bari Kenya

0 Saturday April 25, 2015 - 18:15:13
Dabley ka tirsan Al-shabaab ayaa ka afduubay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya oo ku dhow xadka ay Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan laba macallin oo Keenyaan ah.

Read More »

Daawo afkashacaka tv: Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Maanta Tababar Usoo Xidhay Saaraakiil Ka Tirsan Waaxda Danbi-baadhista Ee Ciidanka Booliska

0 Saturday April 25, 2015 - 18:07:07
Hargaysa(AFKA)-taliyaha oo hadal u jeediyay ciidamadda tababarka loo soo gabogabeeyay ayaa usoo jeediyay inay aqoonta ay barteen ka muuqato hawl-maalmeedkooda shaqo.

Read More »

Booliiska Garoowe oo tiro dad ah u qabqabtay Qarax lagu Weeraray Shaqaale ka Tirsanaa QM

0 Saturday April 25, 2015 - 18:00:33
Garoowe(AFKA)Taliyaha qaybta booliiska gobolka Nugaal, Axmed C/llaahi Samatar (Layli) ayaa sheegay in ay jiraan dad loo soo qab-qabtay qarax is-miidaamin ahaa oo maalmo ka hor Garoowe lagula eegtay shaqaale ka tirsanaa Qaramada Midoobay.

Read More »

Wasiirki Caafimaadka ee Xukumada Daahir Riyaale oo golaha guurtida Ku timaamay Qaar Shaqadoodi gabay

0 Saturday April 25, 2015 - 13:12:48
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, isla markaana ah Wasiirkii Caafimaadka ee Xukuumaddii Daahir Rayaale kana mid ahaa aasaasayaashii xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay go'aankii ay guddiga Doorashadu dib ugu dhigeen doorashooyinka, Mawqifka Xisbiyadu ka qaateen, doorka ay…

Read More »

Hargaysa: Wefti Ay Hogaaminayso Safiir Ku Xigeenka Safaaradda Ingiriiska U Fadhiya Addis Ababa Oo Kullan La Qaatay Shir-Guddoonka Golaha Guurtidda.

0 Saturday April 25, 2015 - 12:57:40
Wefti ay hogaaminaysay Miss Cat Evan, Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingirisku uu ku leeyahay Waddanka Ethiopia, oo ka koobna 4 xubnood ayaa manta la kulmay Shir-guddoonka Golaha Guurtidda (Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Gudd-ku-xigeenka 1aad ee Golaha Mudane Siciid Jaamac Cali, Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad…

Read More »

Doorashooyinku Hadday Wakhtigooda Ku Qabsoomi Waayaan, Sumcad-Xumo Iyo Sawir Xun Ayey U Soo Jiidayaan Somaliland Wasiir Biixi

0 Saturday April 25, 2015 - 12:53:13
Wasiirka Arrimaha Dibadda Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa shaaciyey in dib-u-dhacyada doorashooyinku sawir xun ka bixinayaan sumcadda Jamhuuriyadda Somaliland Warbixin uu qoray suxufi magaciisu yahay Simon Allison oo lagu faafiyey shabakadda la yidhaa The Daily Maverick oo xaruntoodu tahay magaalada…

Read More »

Diyaarad Sidday Madaxweynaha Kenya Oo Dib Looga Soo Celiyey Dalka Imaaraadka Carabta

0 Saturday April 25, 2015 - 12:47:01
Ciidamada Cirka ee Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa dib u celiyey Diyaarad sidday Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata, sida ay warbaahinta Dalkaasi caddeeyeen.

Read More »

Golaha Baarlamaanka Somaliland Oo Ogolaaday Xilka Qaadistii Uu Madaxwaynuhu Ku Sameeyay Gudoomiyihii Maxkamada Sare.

0 Saturday April 25, 2015 - 12:46:55
Fadhigan saaka oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha guurtida Somaliland Siciid Jaamac Cali ayaa waxa fadhiyay 128 xildhibaan

Read More »

Dawlada Ruushka Oo Saldhigyo Waaweyn Ka Samaystay Xuduuda Ukraine

0 Saturday April 25, 2015 - 12:41:05
Isbahaysiga NATO ayaa sheegay in dawladda Ruushku ay Goobo Milateri oo waaweyn ka samaysay meelo ku teedsan Xuduudda Ukraine, taas oo awood u siinaysa kooxaha Mucaaradka ka dagaalama Bariga Ukraine inay weeraro xooggan qaadi karaan.

Read More »

Ciidamadda Sirdoonka iyo Bilayska Somaliland oo Gacanta Ku dhigay Rag Looga Shakiyay inay Qaraxyo Ka Fulinayeen Magaaladda Hargeysa.

0 Saturday April 25, 2015 - 12:40:57
Ciidanka Sirdoonka iyo Booliska somaliland ayaa Gacanta Ku dhigay Afar nin oo la tuhunsan yahay inay Xidhiidh la leeyihiin Ururka Al-shabab kuwaasi oo ka Yimi dhinaca Wadanka Somaliya.

Read More »

Wiil Somali ah oo u Hanjabay FBI Maraykanka oo xabsiga loo taxaabay

0 Saturday April 25, 2015 - 12:38:55
Hay'adaha Dembibaadhista Maraykanka ayaa xidhay wiil Soomaali ah oo ay ku eedeeyeen inuu u hanjabay saraakiil ka tirsan hay'adda FBI iyo weliba Xafiiska Xeer Ilaalinta ee gobolka Minnesota

Read More »

Ganacsatada Ka Soo Jeeda Dalka K/Afrika Ee Ku Sugan Dalka Malawi Oo Cabsi Oo Soo Foodsaaray

0 Saturday April 25, 2015 - 12:35:40
Jawi cabsi ah ayaa ka jiray magaalooyinka ugu waa weyn Malawi, iyadoo dukaamada ay leeyihiin Koonfur Afrikanka la xidhay, lana adkeeyay ammaanka.

Read More »

Gudida Dhismaha Wadada Baligubadle Oo Meeqaam Sare Ku Qaabiley Gudida Dawga Cad Oo Kormeer Ku Tagay Magaaladda Baligubadle + Sawiro

0 Friday April 24, 2015 - 22:20:56
Guddida dhismaha Wadada Baligubadle iyo Hargeysa isku xidha ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay Gudida dhismaha wadada Dawga Cad.

Read More »

Daawo :Ururka Samafalka Ee Towfiiq oo Baadhitaano Dhinaca Indhaha ah Usamaysay Ardayda Danyarta Boorama

0 Friday April 24, 2015 - 22:14:20
Ururka Samafalka Ee Towfiiq oo Baadhitaano Dhinaca Indhaha ah Usamaysay Ardayda Danyarta Boorama -

Read More »

Isku aadka Sema Finalka Champions League: Barcelona vs Bayern Munich Iyo Real Madrid vs Juventus

0 Friday April 24, 2015 - 22:09:32
Isku aadka wareega Sema Finalka ama afar dhamaadka ee Koobka Horyaalada Yurub Champions League ayaa maanta la sameeyay, iyadoo kooxo la filayay inay isku aadayaan ay isku beegmeen.

Read More »