Wararka

Daawo:Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dooxa Qoor Gaab Ee Magaalada Borame.

0 Saturday April 18, 2015 - 00:09:03
Dad ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo ka dhacay dooxa Qoor Gaab ee magaalada Borame ,kuwaas oo dhaawacooda lagu dabiibaayo dhakhtarka Alxayaad.

Read More »

4 ka mida dadkii weeraray Jaamacada Gaarisa oo la ogaaday inay u dhasheen kenya

0 Saturday April 18, 2015 - 00:03:40
Kooxihii weeraray Jaamacadda Garissa ee Kenya oo ahaa afar qof ayaa la sheegay inay ahaayeen dad u dhashay dalka Kenyan iyadoo weerarkaas ay mas'uuliyaddiisa sheegatay Xarakada Al-shabaab ee dalka Somalia.

Read More »

DAAWO: Guddida Dhismaha Jidka Balligubadle Oo Amaanay Hawsha Laga Qabtey DAWGA-CAD

0 Saturday April 18, 2015 - 00:03:36
Guddida dhismaha Jidka DAWGA-CAD oo ay wehelinayeen Guddida dhismaha Jidka Hargeysa ilaa Balligubadle ayaa shalay kormeer ku soo maray Jidka DAWGA-CAD iyo Magaalo xeebeedda Ceel Sheekh ee waqooyiga gobolka Maroodi-jeex.

Read More »

Daawo Muqaak: Shacabka Somaliland, Oo Walaac Xoog Leh Ka Muujiyay Sixir Bararka Iyo Kor U Kaca Qiimaha Maciishadda -

0 Visits: 490 | Saturday April 18, 2015 - 00:03:07
Shacabka Somaliland, Oo Walaac Xoog Leh Ka Muujiyay Sixir Bararka Iyo Kor U Kaca Qiimaha Maciishadda -

Read More »

Urur ay Ku Midoobeen Suxufiyiinta Gobolada Bariga Iyo Badhtamaha Somaliland Oo Maanta Lagaga Dhawaaqay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer +Sawiro

0 Visits: 816 | Friday April 17, 2015 - 17:23:45
ahda Saxafada Ee Goboladda Bariga Iyo Bartamaha Somaliland Ayaa Manta Si Rasmiya Ugu Dhawaaqay Urur Saxafadeed Ay Yeelan Donaan Suxufiyintaasi Isla Markaana Ugu Maacdaray Somaliland East And Central Journalism Assication (SECJA) Ururkani Oo Wax Badan Ka Badali Doona Baahiya Ku Gadaaman Saxafiyintaasi,

Read More »

Daawo: Masuliyiin ka socotay Wasaarada Maliyadda Oo Ololaha Cashuur ururinta u yimi Burco Bulshadana Baaq u diray

0 Visits: 494 | Friday April 17, 2015 - 09:43:36
Badhasabka Togdheer oo ay xafiiskiisa ku qabteen shirkooda jaraaid ayay isna dhiniciisa Bulshada Togdheer u so ojeediyey inay dar dar geliyaan cashuur bixinta oo ay uga dheereyaan gobolada kale

Read More »

Daawo: Dood wadaag lagaga tashanayey Aafooyinka Dhalinyarada iyo Saamaytna Qabyaaladdu ku ledahay Da'yarta

0 Visits: 611 | Friday April 17, 2015 - 09:38:06
Dood cilmiyeedkan oo ay soo qabanqaabisay Dallada Sonyo ayay ka qaybgaleen qaybaha dhalinyarada Togdheer

Read More »

Daawo Muqaal:Wasaarada Maaliyada oo Olalahii Cashuuraha Bilowday

0 Thursday April 16, 2015 - 20:51:11
Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada ayaa waxaa Ay Maanta Kormeer Cashuur Uruurina Ku Mareen Magaalada Hargaysa

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Rafcaanka Ee Gobolka Sanaag Ayaa Maanta Xilkii La Wareegay

0 Thursday April 16, 2015 - 20:43:18
)Guddoomiyaha maxkamada Rafcaanka ee gobolka Sanaag ayaa xilkii ku wareejiyey guddoomiyaha cusub ee dhowaan loo soo magcaabay.

Read More »

Wasaaradda Maaliyadda Oo Ka Hadashay Gaadhigii Ay Lahayd Ee Boorama Laga Qafaashay.

0 Thursday April 16, 2015 - 20:43:10
Wasiiru dawlaha Maaliyadda Cismaan Cabdillaahi Saxardiid(Caddaani), ayaa sheegay in Gaadhi Wasaaraddiisu lahayd oo dhawaan laga qafaashay Boorama ay ka wada hadleen Dawladda Ethiopia sidii ay u soo celin lahayd. Gaadhiga oo Wakhti subax ah laga

Read More »

Madaxwayne Obama Ayaa Aqalka Cad Kula kulmay Hoggaamiyayaasha Dalalka Guinea, Liberia, iyo Sierra Leone, oo ah Dalalka uu Sida Weyn u Aafeeyay Cudurka Ebola

0 Thursday April 16, 2015 - 20:43:03
Madaxwayne Obama Ayaa Aqalka Cad Kula kulmay Hoggaamiyayaasha Dalalka Guinea, Liberia, iyo Sierra Leone, oo ah Dalalka uu Sida Weyn u Aafeeyay Cudurka Ebolasannadkii hore, wuxuuna kulankani aha amid lagu qiimeynayo horumarka la sameeyay iyo dadaallada dib u soo kabashada.

Read More »

Daawo: Mulkiilaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Ka Warmay Khilaafka Isaga Iyo Xukuumada Somaliland Dhexyaal.

0 Thursday April 16, 2015 - 18:58:31
Yusuf Gaboobe oo waraysi gaar ah magaalada London ku siiyeyTelefishanka HCTV iyo weriye Maxmed Tiriig ayaa ka xog warramay meelaha ay isku seegeen xukuumadda Siilanyo oo uu hore u taageri jiray

Read More »

Ujeedada Safar uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ku Tegey Magaalada Dubai

0 Visits: 588 | Thursday April 16, 2015 - 18:36:45
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan aya ka hadlay safar shaqo oo uu ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta.

Read More »

Daawo: Weftigii Hogaanka Xisbiga Kulmiye oo Si layaab leh loogu Soo dhoweeyey Caasimadda

0 Visits: 569 | Thursday April 16, 2015 - 18:29:32
weftiga uu muddooyinkii u danbeeyey socdaal ku marayey Gobolada Dalka Somaliland ayaa Galabta Soo laabtay

Read More »

Somaliland oo ka jawaabtay Baaqyada Reer Galbeedka ee ku Saabsanaa Qisaastii 2 maalmood ka hore laga Fuliyey Mandheera

0 Thursday April 16, 2015 - 16:41:49
Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay Midawga Yurub oo ka hadlay lix qof oo

Read More »

daawo: ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa maanta kal fadhigoodii 1aad ka soo saaray war murtiyeed udhignaa sidan

0 Thursday April 16, 2015 - 15:59:03
daawo: ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa maanta kal fadhigoodii 1aad ka soo saaray war murtiyeed udhignaa sidan

Read More »

Man United, Barcelona, Chelsea Iyo PSG Oo Xagaagan Dalka Mareekanka Koob Xiiso Badan Ku Wada Cayaari Doonaan

0 Thursday April 16, 2015 - 09:16:02
Sidii joogtada ahayd xagaagan waxaa dalka Mareekanka lagu qaban doonaa tartanka xiisaha badan International Champions Cup waxaana ka qayb qaadan doonaan qaar ka mid ah kooxaha Yurub ugu caansan.

Read More »

Kulamada Europa League Ee Cawa Dhici Doona & Saacadaha Ay Soo Gali Doonaan

0 Visits: 974 | Thursday April 16, 2015 - 09:13:29
waxaa caawa la cayaari doonaa Kulamada UEFA Europa Leage Wareegiisa 8-aad Lugta 1-aad Ee Caawo La Cayaari Doono:

Read More »

Barcelona Oo Iyadoo Marti Ah Garaacday PSG Xilli Suarez Iyo Neymar Oo Kala Qeybsadeen Goolasha

0 Visits: 857 | Thursday April 16, 2015 - 09:11:19
Sadex gool oo ay kala dhaliyeen wiilasha reer Latin America Suarez iyo Neymar ayaa Barcelona ka saaciday iney iyadoo marti ah guul ku gaarto magaalada Paris.

Read More »

Daawo: Gabadh Weerartay Guddoomiyaha Bangiga Dhex Ee Midowga Yurub Oo Warbaahinta U Waramaya

0 Visits: 583 | Thursday April 16, 2015 - 08:34:13
Gabadh gashaanti ah ayaa weerartay guddoomiyaha Baniga Midowga Yurub, Mario Draghi, xili uu saxaafada kula hadlayay, xarunta baankaas ee magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka.

Read More »