Wararka

Daawo: Wasaaradda Degaanka Somaliland Oo Shaqalaheedda U Qabatay Siminaar Kor Lagu Qaadayo Tayadooda

0 Visits: 491 | Monday February 16, 2015 - 23:32:18
Kulan Kor Loogu Qaadayo Tayada Aqooneed , Laguna Qiimaynayo Halka Ay Taagan Yihiin Shaqaaalaha Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga Somaliland Ayaa Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

Read More »

Daawo : Wasiirka Biyaha Oo Faahfahin Ka Biixiyay Masharaca Biyo Baladhan ee ay Wasaradaasi Waddo

0 Visits: 703 | Monday February 16, 2015 - 23:27:46
Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Mudane Xuseen Axmed Cabdule ayaa Maanta hor tagay Gudi hoosaadka Joogtada ee Golaha Guurtida.Waxaana uu ka warbixiyey halka ay marayaan hawlaha biyo galinta guud ahaan dalka gaar ahaana magaalooyinka Hargeysa Saylac iyo Laascaanood.

Read More »

Shir Baladhan Oo Ayaa Tashiya Oo Xisbiga Ucid ee Dalka Yurub Oo ay Ku Yeeshen Caasimada Filand‏

0 Visits: 627 | Monday February 16, 2015 - 23:24:48
Waxaa maanta kulan isugu yimid Xubnokatirsa Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID laanta Filand oo ay ku soo biireen taageerayaa miisan culus kuleh wadanka filand

Read More »

Diyaaradaha Dalka Masar Oo WeeraroDuqayn Ah Ku Qaaday Goobaha Ay Ku Suganyihiin Xarakaadka Liibiya Ee Daacish Xidhiidhka La Leh.

0 Visits: 539 | Monday February 16, 2015 - 23:21:02
Iyaaradaha dagaalka ee Masar ayaa duqeyn cirka ah ka geystay magaalada Derna ee bariga dalka Libiya, saacado kadib markii Koox Islaamiyiin xiriir la leh Daacish ay sii deysay muuqaalka ilaa 21-ruux Masiixiyiin reer Masar ah oo la gowracayo.Madaxweynaha Masar C/fataax Al-Sisi ayaa goor sii horeysay sheegay…

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Cusub Ee G Sanaag Axmed Cabdi Falaay OO Maanta Magaalada Ceerigaabo Weyn Loogu Soo Dhoweyey

0 Visits: 556 | Monday February 16, 2015 - 19:53:12
Daawo Gudoomiyaha Cusub Ee G Sanaag Axmed Cabdi Falaay OO Maanta Magaalada Ceerigaabo Weyn Loogu Soo Dhoweyey

Read More »

tuugada casriga ah warbixin aan hore loo arage wariye sidiiq burmad

0 Monday February 16, 2015 - 19:26:19
tuugada casriga ah warbixin aan hore loo arage wariye sidiiq burmad

Read More »

Maxkamada Ciidanka Puntland oo Toogasho ku xukuntay afar qof

0 Visits: 510 | Monday February 16, 2015 - 19:22:04
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland laanteeda gobollada Bari, Karkaar, Gardafuu, Sanaag iyo Haylaan ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridey siddeed nin oo dhallinyaro ah, kuwaasoo lagu soo eedeeyey inay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv : Guddoomiyaha Gobolka Marodi-jeex Oo Ka Hadlay Xaaladda Amaanka Hargeysa. Iyo Qodobo Kale

0 Visits: 610 | Monday February 16, 2015 - 19:16:12
Guddoomiyaha Gobolka Marodi-jeex Oo Ka Hadlay Xaaladda Amaanka Hargeysa. Iyo Qodobo Kale

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wasaaradda Boosaha Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo Dood Ka Yeeshay Isku Xidh ka Shirkadaha

0 Visits: 517 | Monday February 16, 2015 - 19:09:29
Daawo Afkashacabka Tv Wasaaradda Boosaha Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo Dood Ka Yeeshay Isku Xidh ka Shirkadaha

Read More »

Diyaarad dagaal Oo duqeyn ka geystay deegaanka Jilib-marko oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya,

0 Visits: 1561 | Monday February 16, 2015 - 18:57:50
Diyaarado dagaal ayaa maanta duqeyn ka geystay deegaanka Jilib-marko oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya, halkaasoo ay gacanta ku hayso Al-shabaab.

Read More »

Daawo: Guddomiyekuxigenka 2aad ee Golaha Wakiilada oo ka Gaabsaday Wararka Shegaya inu is Casilayo Guddomiye cirro

0 Visits: 547 | Monday February 16, 2015 - 16:07:54
Guddomiyuhu Wuxu shegay in su'ashaas la waydiiyo gudomiyaha balse anu goluhu waxba kala socon arrintaas, isago sido kalena ka waramay wefti caalami ah oo kulan la qaatay

Read More »

Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Oo Maanta Hortagey Gudida Joogtada Ah ee Golaha Guurtida

0 Monday February 16, 2015 - 16:03:49
Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Oo Maanta Hortagey Gudida Joogtada Ah ee Golaha Guurtida

Read More »

Tahriibayaashii ugu Badnaa ee Gaadha Xeebaha Talyaaniga oo Bileyska Dalkaasi Badbaadiyey

0 Visits: 566 | Monday February 16, 2015 - 16:00:48
Ciidamada dalka Talyaaniga ayaa badbaadiyey tiro lagu qiyaasay ilaa 2000 oo tahriibayaal ah kuwaas oo doonyihii ay saarnaayeen dul sabaynayeen badwaynta Meditarian-ka ee u dhaxaysa wadamada Talyaaniga iyo Liibiya.

Read More »

Abwaan Weedhsame oo ka soo Dhoofay Ingiriiska kuna soo Jeeda Somaliland iyo Fanaaniinta Reer somaliland oo Madaarka Heathrow kusii sagootiyey+SAWIRO

0 Visits: 831 | Monday February 16, 2015 - 15:54:35
Hassan Daahir Ismaciil Weedhsame oo in mudo ahba ku sugnaa dalka Ingriiska ayaa maanta ka soo ka soo anbabaxay magaalada London ee dalka Ingriiska,

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Turkiga oo Canaantay Madaxweynaha Maraykanka

0 Visits: 587 | Monday February 16, 2015 - 12:36:30
Madaxweynaha dalkaasi Turkiga ayaa canaan adag u jeediyey dhigiisa dalkaasi Maraykanka ,isaga oo ku canaantay dilkii loo geystay saddex wiil oo Muslim ah,kuwas oo lagu dilay dalkaasi Maraykanka.

Read More »

Tababar La xidhiidha Tayaynta Shaqalaha Fayo-dhawrka Dawlada hoose ee Berbera oo saka ka furmay Xarunta Dawladda Hoose+SAWIRO

0 Visits: 1166 | Monday February 16, 2015 - 11:59:44
Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada Dawalada hoose Berbera Jimcaale Cawke ayaa Bartiisa facebook ku baahiyey ujeedada tababarkan waxanu qoraalkaasi u dhigna sidan:

Read More »

Daawo: Suldaanka Guud ee Somaliland oo soo Dhoweeyey Haddi muddo kordhin ay u sameeyaan Xukuumadda Komishanka iyo Guurtidu

0 Visits: 424 | Monday February 16, 2015 - 09:09:45
"Haddii Muddo Kordhin Timaaddo Waanu Ogol Nahay" Suldaan Maxamed Sul. C/qaadir

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Mashaariic Badan Xadhiga uga Jaray Gobolka Gabilay

0 Visits: 533 | Sunday February 15, 2015 - 20:17:17
Madaxweynaha Somaliland oo saaka socdaal ku tegey Gobolka Gabilay ayaa halkaas ka furay mashaariic badan oo ay xukuumadda iyo Dawlada hose ee Gabilay ka hirgelisay Gobolkaasi isagoo qaar kalena Dhagax Dhigay

Read More »

Daawo: Wefti Ballaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne kuxigenka JSL oo ka qaybgalay Aaski Qaran ee Dalka Djibouti loogu Sameyey Guddomiyihi Barlamaanka Dalkaasi

0 Visits: 512 | Sunday February 15, 2015 - 20:12:27
Wafti balaadhan oo reer Somaliland ah ayaa maanta kala qayb galay dawlada dalkaasi Jabouti aaska guddoomiyihii hore Barlamaanka dalkaasi Jabouti.

Read More »

Daawo: Maareyaha Dekedda Berbera oo Beeniyey inu Kasoo horjeestay Maalgashi ay shirkado Caalami ah ku samaynayaan Dekedda Berbera

0 Visits: 555 | Sunday February 15, 2015 - 20:00:19
Maareeyaha Dekedda Berbera Eng.Cali Xoor-xoor ayaa beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka tirsan warbaahinta maxaliga ah kuwaasoo sheegay in Maareeyuhu uu ka soo horjeedo qorshe lagu maalgalinayo Dekedda Berbera.

Read More »