Wararka

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Khudbad ka Jeediyay Baarlamaanka iyo Buuq ka dhashay

0 Visits: 759 | Saturday January 31, 2015 - 14:35:42
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke oo khudbad u jeediyay xildhibaannada golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa codsaday in toban maalmood oo dheeraad ah la siiyo, si uu u soo dhameystiro wasiirrada xukuumaddiisa.

Read More »

War Deg Deg ah Askar ka tirsan ciidanka somaliya oo dilay Guddoomiye ku xigeen Buurdhuubo

0 Visits: 1088 | Saturday January 31, 2015 - 13:11:38
Askar ka tirsan ciidanka dowladda Somalia ee ku sugan degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa toogtay guddoomiye ku xigeenkii degmadaas, Cali Mataan iyadoo taliska ciidamada degmada uu sheegay in askartii dilka guddoomiye ku xigeenka geystay la qabtay.

Read More »

Ciidamada Dowladda Somaliya iyo Al-shabaab oo ku Dagaal Ku Dhexmaray duleedka Beledweyne

0 Visits: 650 | Saturday January 31, 2015 - 12:40:23
Kaddib weerar saqdii dhexe ee xalay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen fariisin ciidammada maamulka gobolka Hiiraan ku lahaayeen dulleedka magaalada Beledweyne, ayeey warbaahinta u sheegeen saraakiisha ciidamada in iska horimaadka xalay dhacay ku dilleen tiro ka mid ah xoogaggii weerarka…

Read More »

WAR DEG-DEG AH: Ansixintii Wasiirrada Somaliya oo dib u dhacday iyo RW oo Codsi Gudbiyay

0 Visits: 632 | Saturday January 31, 2015 - 12:31:48
Iyadoo maanta oo Sabti ah la filayay in kalsoonida loo qaado xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa wararka soo baxaya waxay sheegayaan inay dib u dhacday ansixinta xukuumadda, isla markana ra'iisul wasaaraha Somalia uu muddo dheeraad ah weydiisanayo baarlamaanka.

Read More »

Canada oo soo bandhigtay xeerka "argagixisada"

0 Visits: 761 | Saturday January 31, 2015 - 12:20:59
Dowladda Canada ayaa soo bandhigtay sharci cusub oo ka dhan ah waxa loogu yeeray argagixisada, kaas oo ay ballanqaaday kaddib markii nin hubeysan uu weeraray dhismaha baarlamaanka sanadkii hore

Read More »

War Deg Deg Ah Daacish oo laga dilay khabiir hubka sameeya

0 Visits: 666 | Saturday January 31, 2015 - 12:03:52
Militariga dowladda Mareykanka ayaa sheegaya in khabiir dhanka hubka kiimikada ah oo ka mid ahaa dowladda Islaamka (Daacish) lagu dilay duqeyn diyaarado ay ka fuliyeen dalka Ciraaq.

Read More »

Hordhac: Chelsea vs Man City

0 Visits: 1434 | Saturday January 31, 2015 - 11:57:47
Labada kooxood ee ugu sareeya horyaalka Ingiriiska ayaa is wajahi doonta fiidnimada caawa waana marka ay Stamford Bridge ku kulmaan kooxaha Chelsea iyo Man City

Read More »

Daawo Sawirada : Tababarkii Ugu Dambeeyay Ee Ka Hor Kulanka Chelsea Iyo Manchester City Ee Caawa

0 Visits: 707 | Saturday January 31, 2015 - 11:45:26
Manchester City ayaa booqaneysa Stamford Bridge iyadoo kasoo rajeyneysa iney soo yareyso farqiga u dhaxeeya ayada iyo Chelsea. Kooxda uu hogaamiyo Manuel Pellegrini waxaa ka maqan Yaya Toure iyo Bony kuwaas oo jira koobka qaramada qaarada Afrika halka Mangala iyo Nasri ay dhaawacyo yahiin walow ay fursad…

Read More »

Kooxda Qaramada Midoobay U Qaabilsan La Socodka Cunaqabateynta Hubka Ee Dalalka Soomaaliya Iyo Eratariya Oo Somaliland Ku Soo Fool Leh

0 Visits: 965 | Saturday January 31, 2015 - 10:07:38
Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa inay Somaliland soo gaadhaan saraakiil ka tirsan kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka Cunaqabateynta hubka ee Saaran dalalka Soomaaliya iyo Eratariya.

Read More »

Dawladda Ethiopia oo markii u horaysay ka hadashay mawqifkeeda Markabka Hubka lagu qabtay ee Dekedda Berbera ku sugan

0 Visits: 808 | Saturday January 31, 2015 - 10:04:49
Safiirka Ethiopia U Fadhiya Somaliland ayaa Ka Hadlay Markabka Hubka Sida Ee Ku Soo Xidhay Dekedda Berbera

Read More »

Daawo Muqaal:Hay'ad Islaamiya Oo La Wareegtay Caruur Somali Ah Oo Kiniisadi Hore Gacanta Ku Haysay

0 Visits: 634 | Friday January 30, 2015 - 23:42:26
Hayad Islaamiya ayaa la soo wareegtay caruur Somali ah oo in muddo ah lagu hayey meel Kiniisada dalkaasi Koonfur Afrika,kuwaas oo la waayey waalidkood meel ay jaan iyo cidhib dhigeen.

Read More »

Daawo Sawiro Laga Qaaday Markabkii Hubka Siday Ee Lagu Qabtay Dekedda Berbera .

0 Visits: 1937 | Friday January 30, 2015 - 23:36:08
Xukumadda somaliland ayaa Go,aansaday in La dejiyo Hubka Saaran Markabka MV Shaakir oo todobaadkani Lagu Qabtay Saanad Malatari inkastoo Culus xooglihi

Read More »

Dawlada Dalka Sweden, Oo Ku Biirtay Hawlgalka Midawga Europe, Ee La Dagaalnka Budhcad Baddeeda Soomaaliya

0 Visits: 622 | Friday January 30, 2015 - 23:29:29
Hawlgalada la dagaalanka budhcad baddeeda Soomaliya, ayaa sannadkii aynu soo dhaafnay ee 2014-kii,

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaranka JSL Dr Sacad Cali Shire Oo Iftiimiyey Dariiqa Loo Marayo Aqonsiga Somaliland

0 Visits: 544 | Friday January 30, 2015 - 23:24:48
Wasirka Qorshaynta Qarnka JSL Dr Sacad Cali Shire Oo Iftiimiyey Dariiqa Loo Marayo Aqonsiga Somaliland

Read More »

Daawo: Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Dhawaaqi Ka Soo Yeedhay Maamul Goboleedka Puntland.

0 Visits: 536 | Friday January 30, 2015 - 23:22:44
Wasiir Ku-xigeenka Amniga Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyey Dhawaaqa Puntland Kasoo Yeedhay

Read More »

Daawo Muuqalka Maanta Obama oo Meel Cidlo Ah Lagaga Tagay Boqor Salman oo Salaada Casar Qabtay

0 Visits: 593 | Friday January 30, 2015 - 18:49:56
Daawo Muuqalka Maanta Obama oo Meel Cidlo Ah Lagaga Tagay Boqor Salman oo Salaada Casar Qabtay

Read More »

Daawo: Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhimatay Rabshada ka dhacay Gobalka Waqooyiga Sinai ee dalka Masar kadib Markii kooxa Mintidiin ah ay Weerara soo Qaadeen.

0 Visits: 639 | Friday January 30, 2015 - 18:38:59
Daawo: Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhimatay Rabshada ka dhacay Gobalka Waqooyiga Sinai ee dalka Masar kadib Markii kooxa Mintidiin ah ay Weerara soo Qaadeen.

Read More »

SHIR Madaxeedka Ururka Midowga Afrika oo Maanta ka furmaya Addis Ababa -

0 Visits: 611 | Friday January 30, 2015 - 17:48:16
Shir-madaxeedka ururka Midowga Afrika ayaa maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya, iyadoo shirka sannadkan 2015-ka oo socon doona laba casho ay ka qayb-galayaan inta badan madaxda dalalka Afrika.

Read More »

Mugabe oo Markii ugu Horreysay loo doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

0 Visits: 771 | Friday January 30, 2015 - 17:42:36
Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe ayaa maanta loo doortay hoggaamiyaha cusub ee Midowga Afrika, isagoo xilka kala wareegaya madaxweynaha Mauritania oo muddo sannad ah hayay xilkan.

Read More »

Haayada Human Rights Watch Oo Soo Bandhigtay Warbixin Sanadedki Haydaasi

0 Visits: 887 | Friday January 30, 2015 - 16:02:51
Hay'adda caalamiga ah ee u doodda xuquuqda aadamaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay warbixinteeda sannadlaha ah ee lagu eego xaaladda daryeelka xuquuqda aadamaha ee dunida.

Read More »