Wararka

Guddomiyaha Dalalka afrika Oo Ammaantay Hawlgalada Ciidamada AMISOM

0 Visits: 712 | Tuesday January 27, 2015 - 13:28:30
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Nkosazana Dlamini-Zuma oo ka hadlaysay shirka hordhaca ah ee ururka Midowga Afrika ayaa ammaan u jeediyay ciidamada AMSIOM ee ka howlgalaya Soomaaliya iyo kuwa kale ee dalalka Afrika ka howlgalaya.

Read More »

Madaxweynaha Xidhiidhka Kubadda Cagta England Ee FA – Ga Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Taagan Yahay Jagada Madaxweyne Ee FIFA

0 Visits: 750 | Tuesday January 27, 2015 - 12:44:12
Madax waynaha FA ga Holland ee Michael van Praag ayaa ku dhawaaqay inuu jagada madaxtinimida FIFA kula tartami doono madax waynaha hadda ee Sepp Blatter.

Read More »

Diyaarad Nooca Dagaalka Ah Oo Laga Leeyahay Dalka Giriiga Oo Ku Burburtay Koonfur Bari Spain

0 Visits: 583 | Tuesday January 27, 2015 - 12:41:10
Diyaarad dagaal oo dalka Gariiga laga lee yahay, ayaa gelinkii dambe ee maanta ku burburtay Xarun Militari oo Urur NATO, uu lee yahay Koonfur Bari Wadanka Spain.

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad Ee Golaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Waxa Booqashada ERDOGAN Ee Muqdisho Yeeli Karto Wadahadallada

0 Visits: 720 | Tuesday January 27, 2015 - 12:15:42
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha wakiilada Somaliland, Md. Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay wadahadalka u socda Somaliland iyo Soomaaliya iyo Booqashada uu dalkaasi ku tagay Madaxwayna dalka Turkiga oo Hoggaaminayay Wada hadalka Labada dhinac.

Read More »

Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Su Laabtay Garoowe Ka Dib Marku Safar Ku Maqna(Sawiro)

0 Visits: 601 | Monday January 26, 2015 - 22:37:19
Dhinaca kale safarka shaqo ee madaxweyne Gaas uu ku tagay magaalada Boosaaso ayaa waxa uu daarnaa ukuur gelida mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolka barri

Read More »

Labadii Wiil Ee Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Ee Masar Xusni Mubaarik Oo Xabsiga Laga Sii Daayay.

0 Visits: 690 | Monday January 26, 2015 - 22:33:13
Labada Wiil ee uu dhalay Madaxweyihii Xukunka laga tuuray ee Dalka Masar Xusni Mubaarak, ayaa Xabsiga laga sii daayay kadib markii ay muddo la xidhnaayeen Aabahood.

Read More »

Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Xukuumada Cusub iyo Booqashadii Erdogan

0 Visits: 687 | Monday January 26, 2015 - 19:54:41
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay booqashadii Recep T. Erdogan iyo magacaabida xukuumadda cusub ee Somalia.

Read More »

cabdiCasiis xirsi warsame Baaq culus U Diray Bulshada somlaliand Si looo Badnaadisyo sonyo

0 Visits: 656 | Monday January 26, 2015 - 18:50:29
cabdiCasiis xirsi warsame Baaq culus U Diray Bulshada somlaliand Si looo Badnaadisyo sonyo

Read More »

Labadii Garab Ee Sonyo Oo Mid Xilkii La Wareegay

0 Visits: 696 | Monday January 26, 2015 - 17:16:41
Xaflad maamuusayey xilwareejinta Gudoomiyaha cusub ee Dalladda dhalinyarada SONYO Iyo Guydoomiyihii hore ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,. Xafladan oo ay ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladwan oo ka kala socday qaybaha bulshada eek ala duwan.

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Muuqaalka maanta Dhoolatus Milatari Ugu Layaabka Badnaa Dunida

0 Visits: 742 | Monday January 26, 2015 - 17:00:13
Daawo Afkashacbka Tv Muuqaalka maanta Dhoolatus Milatari Ugu Layaabka Badnaa Dunida

Read More »

Daawo: Wasiirka wasaaradda Warfaafinta somalilandOo Ka Hadlay Safarkii Madaxwaynaha

0 Visits: 593 | Monday January 26, 2015 - 16:40:45
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ee JSL mud, Cukuse ayaa ka hadlaya markii ugu horysay safarkii Madaxwaynaha Somaliland ku soo maray inta badan degmooyinka iyo Goboladda Dalka Qaarkood

Read More »

Masuliyintii Halkaraan oo Borama ku soo Bandhigtay Buugaagti Ay qoreen iyo Akadamiyada ADKAW oo si meeqaam sare leh u soo Dhoweysay +sawiro

0 Visits: 1240 | Monday January 26, 2015 - 16:19:49
Borama(Afkashacabka)Weftigii Naadiga Akhriska iyoQoraalka ee Halkaraan ee Gobolada Dalka kus ooBandhigayey Buugaagta Ay qoreen Abwaan ibrahin Xamari iyo Qoraa Bashiir Raacdeeye ayaa si Diiran loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka AWDAL, Weftigan oo ka koobnaa 6 Xubnood ayaa Akadamiyada…

Read More »

Nadwo Cilmiyeed Ka Soconaayay Magalada Burco Oo Lasoo Gabagabeeyay

0 Visits: 840 | Monday January 26, 2015 - 15:40:11
Culimadu Gobolka Togdheer Iyo Qaar Kamida Dhakhaatirta Gobolka Ayaa Soo Gabagabeeyay Nadwo Cilmiyeed Socatay Muddo Lix Cisho Ah Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Mu,Assada Al-Karaam Ee Ku Hawlan Dacwada Iyo Horumarinta Ee Gobolka

Read More »

Daawo Muuqaal:-Cabdi Good Oo Tuntay Hees U Qaado Qomaal Yare

0 Visits: 689 | Monday January 26, 2015 - 13:08:51
-Cabdi Good Oo Bandhigay Anshax Xumada Ka Muuqata Hees Uu Qaado Qoomaal Yare Isaga Oo Ka Fasiray Dhinaca Dhaqanka……….Daawo Haboon

Read More »

Daniel Sturridge Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxda Liverpool Ka Hor Kulanka Chelse Daawo Sawiro

0 Visits: 1105 | Monday January 26, 2015 - 13:05:50
Daniel Sturridge ayaa ku soo laabtay tababarka buuxa ee kooxda Liverpool ka dib markii uu si buuxda uga soo kabsaday dhaawacii uu la maqnaa.

Read More »

Daawo: Nafi Orod Bay Kugu Aamintaa Nin Tuug Uu Qabo Is Lahaa Soodh Ula Soo Baxay -

0 Visits: 666 | Monday January 26, 2015 - 13:01:30
ka dibna waxa uu isku dayay, inuu qabto laakiin waxa kaga soo baxay tuugii uu laacay

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Go'aaan Ka Soo Saaray Dhulkii Masalaha Hargaysa Ee Muranka Dhaliyay.

0 Visits: 792 | Monday January 26, 2015 - 13:00:10
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuuud (Silaanyo) ayaa go'aan kama danbays ah ka soo saaray dhulkii lagu muransanaa ee Masalaha Hargaysa, kaas oo is fahan waa ka dhaliyay Ciidanka Qaranka cutubyo ka tirsan iyo dadka degaaanka.

Read More »

Daawo:Fanaanada Maryan Mursal Oo Ugu Baaqday Bulashada Soomalida Inay Iska Joojiyaan Cunida Jaadka

0 Visits: 664 | Sunday January 25, 2015 - 22:54:25
Fanaanada Maryan Mursal Ciise ayaa sheegtay inay joojisay cunida Jaada,iyada oo umaddana ugu baaqday inay iska joojiyaan cunitaanka Jaadka.

Read More »

DAAWO:Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha

0 Visits: 676 | Sunday January 25, 2015 - 22:44:50
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha

Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Saddex Nin Oo Loo Qabtay Dilal Ka Dhacay Magaalada Hargaysa

0 Visits: 575 | Sunday January 25, 2015 - 22:42:18
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Saddex Nin Oo Loo Qabtay Dilal Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.

Read More »