Wararka

DAAWO:"Waxaanu U Mahadnaqaynaa Hooyada Lamaan Ee U Soo Jeeday Soo Dhoweynta Madaxwaaynaha" Af-hayeenka Madaxtooyada

0 Visits: 603 | Sunday January 25, 2015 - 12:03:25
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Shacabka Somaliland ku amaanay sidii diiranayd ee ay uga qayb qaateen Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Buur iyo Banaan ee uu ku soo maray Gobolo iyo Degmooyin badan oo ka mid ah Jamhuuriyada Somaliland

Read More »

Muxaadaro ku saabsan Jacaylka Nabiga oo ka dhacday Gaalkacyo‏

0 Visits: 1021 | Sunday January 25, 2015 - 12:00:34
Iyadoo ay waajib ku tahay Qof walba oo Muslim ah in uu jeclaado Nabi Muxamed ayaa waxaa Muxaadaro arintaasi ku saabsan waxaa ay ka dhacday Masjidka Nasrulaah ee Magaalada Gaalkacyo

Read More »

Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Safar Ku Tagay Magaaladda Muqdisho Ee Xarunta Dalkaasi Soomaaliya.

0 Visits: 573 | Sunday January 25, 2015 - 11:57:08
Madaxweynaha dalka Turkgia Recep Tayyip Erdoğan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdiho, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxda sare ee Soomaaliya.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Salaan Ka Qaatay Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Ee Fadhigoodu Yahay Ceerigaabo

0 Visits: 656 | Sunday January 25, 2015 - 00:00:43
Xubno Wasiirro ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi X. Cali Xasan

Read More »

Daawo afkashacabka madaxwayne siilaayo oo caasimada hargaysa sii baladhan lagu soo dhaweyay

0 Visits: 596 | Saturday January 24, 2015 - 22:33:25
Daawo afkashacabka madaxwayne siilaayo oo caasimada hargaysa sii baladhan lagu soo dhaweyay

Read More »

Haweeney u Dhalatay Dalka Nigeria oo ka Baxsatay Kooxda Boko Haram Ayaa Sheegatay in Gabdhaha ay Qabsadaan Kooxdu la Kufsado

0 Visits: 617 | Saturday January 24, 2015 - 18:34:54
Haweeney Nigeria u dhalatay oo ka baxsatay kooxda Boko Haram kaddib markii ay qabsadeen magaalada Baga seddax isbuuc kahor ayaa sheegtay in dagaal yahaniinta ururka ay kufsadeen gabdho ay qabsadeen.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Berbera Dhagax Dhigayna Mashaariico Kale

0 Visits: 537 | Saturday January 24, 2015 - 18:26:06
Berbera(afkashacabka.com) Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Berbera Dhagax Dhigayna Mashaariico Kale

Read More »

Daawo: Bulshada Ku Dhaqan Degmada Gacan Libaax Oo Cabasho Ka Muujiyey Dhul-Boob Ay Dawlada Hoose Ku Hayso.

0 Visits: 657 | Saturday January 24, 2015 - 18:17:58
"Dadku Dhaxantasay Jiifaan Iyaguna Daaray Ku Jiraan"Cabasho Dad Danyar Ah Oo Dhukii Ay Daganayen Cagaf La Mariyey

Read More »

"Wargaysyada Wax Ka Qoray Ammaanka Caasimadda Maxakamad Ayaanu Gaynaynaa" Taliye Ku-xigeenka Booliska

0 Visits: 759 | Saturday January 24, 2015 - 18:15:10
Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle,ayaa si adag uga jawaabay warar ku saabsan Amniga Dalka oo wargeysyo Hargeysa ka soo baxaa wax ka qoreen. Waxa uu sheegay inuu Maxakamaddaha hor gayn doono lagana rabo Caddaymaha waxa ay qoreen.

Read More »

"Qolada Mucaaridka Ah Ee Waliba Hungurigu Ka Hayo Talada Dalka Inay Qabtaan, Qorshe Aan Ahayn Wax Dadku Ka Naxo Ma Hayaan." Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

0 Visits: 561 | Saturday January 24, 2015 - 18:11:07
Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Bogaadiyay Madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga weheliya ee safarka ku marayay Maalmihii u dambeeyay Gobolada dalka. Waxay sidoo kale Madaxweynaha ka difaaceen dhaliilo loo jeediyay intii uu safarka ku jiray.

Read More »

Hub Iskugu Jir Mid Culus Mid Fudud Oo Laga Helay Markab Ku Soo Xidhay Dikada Berbera Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay. -

0 Visits: 771 | Saturday January 24, 2015 - 18:05:55
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde ayaa Faahfaahiyay Hub uu Sidday Markab ay Wakiil ka tahay Shirkadda Oomar oo isaga iyo Shixnad Hub ah

Read More »

Madaxweynaha Turkiga Oo Booqasho Aan Horey Loo Sii Shaacin Ku Tagey Dalka Jabuuti

0 Visits: 747 | Saturday January 24, 2015 - 18:03:21
Madaxweynaha Turkiga oo Jimcihii lagu waday inuu gaadho Magaalaa Muqdisho, ayaa safarkiisii u weeciyay Magaalada Riyadh ee Xarunta Wadanka Sacuudiga

Read More »

Qaar Ka Tirsan Waxgaradka Iyo Odayaasha Gobolka Togdheer Oo Taageero Umuujiyey Xisbiga Kulmiye iyo Xukumadda+Sawiro

0 Visits: 1032 | Saturday January 24, 2015 - 17:52:34
Odayaal Iyo Waxgarad Ka Tirsan Beelka Mid Aha Beelaha Dega Waqooyiga Magalada Burco Ayaa Sheegay Inay Taagero La Garab Joogaan Xisbul Xaakimka Kulmiye Kuwaasi Oo Sheegay Inay Horeba U Taageersanaayeen.

Read More »

Naadiga Timo Cade Readers Club Ee Magaalada Gabilay Oo Marti Galiyay Bandhiga laba buug Oo ay Qoreen Masuuliyinta Nadiga Halkaraan+Sawiro

0 Visits: 706 | Saturday January 24, 2015 - 14:05:18
Naadiga Akhriska Ee Timo Cade Readers Club Ayaa Magaalada Gabilay Ku Soo Dhoweeyey Masuliyiinta Ugu Sarraysa Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Kuwaaso Maalmihii U Danbeeyey Buugaag Ay Qoreen Abwaan Ibrahin Xamarin Iyo Bashir Raacdeeye Ku Soo Bandhigayeen Gobolada Dalka,

Read More »

Daawo Muuqaal Dagaalyahano Muslimiin ah oo ku biiray dagaalka ka socda dalka Ukrain Soona diray Baaq

0 Visits: 602 | Saturday January 24, 2015 - 12:46:40
Dagaalyahano Muslimiin ah oo aad u hubeeysan ayaa si toos ah ugu biiray dagaalada sokeeye ee ka holcaya wadanka Ukraine oo ku yaala qaarada Yurub . Dad badan ayaa si weyn ula yaabay Dagaalyahanadaan Muslimiinta ah ee ku biiray dagaalka ka socda wadanka Ukrain .

Read More »

Qarammada Midoobay, Midowga Yurub & Maraykanka Oo Somaliya Ku Canaantey Dib-U-dhacyo Siyaasadeed Iyo Qadiyadda Somaliland Oo U Tallowday Fagaarayaasha Adduunka

0 Visits: 690 | Saturday January 24, 2015 - 12:44:41
Qaramada Midoobay,Urur gobolleedka IGAD,Midowga Yurub, Maraynkanka, howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo Dowladda Ingiriiska ayaa si wada jir ah war uga soo saaray siyaasadda cakiran ee ka jirta dalka Soomaaliya, waxayna ku baaqeen in laga gudbo wax kasta oo cabaqad ku noqon kara hiigsiga doorasho…

Read More »

War Degdeg Ah: Markab Hub Sida Oo Berbera Lagu Qabtay iyo Kabtankii Waday Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0 Visits: 811 | Saturday January 24, 2015 - 12:39:12
Kabtankii Markabkaasi waday ayaa lagu soo waramayaa in xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu luuqado kala duwan kaga hadlay halka uu u siday markabkaasi.

Read More »

10 Siyaabood Oo Aad Indhahaaga Uga Difaaci Karto Shucaaca Computerka.

0 Visits: 917 | Saturday January 24, 2015 - 12:35:06
Maalinba maalinta ka danbaysa waxa aad usii kordhaya una sii badanaya isticmaalka aaladaha elektrooniga, sidoo kale waxa isna kordhaya dhibaatada ay dadku ka dhaxlaan.

Read More »

Daawo Sawirada'' Sida uu u dhacay Aaskii Boqorka dalka Saciidiga Abdallah Bin Abdil-Aziiz Yaase Ka Qayb Galay

0 Visits: 711 | Saturday January 24, 2015 - 09:58:44
Boqorka dalka Sucuudiga Abdallah Bin Abdil-Aziiz oo saqdii dhexe ee xalay Geeriyooday, ayaa waxaa goor dhow suuragashay in la geeyo Hooygiisii saxda ahaa, iyadoona ay Aaskiisa ka qeybgaleen inta badan Madaxweynayaasha wadamada Islaamka.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb Galay Ciyaar Koob Lagu Kala Qaadaayey ,Isaga Oo Kormeer Kusoo Maray Dad Dan Yar Ah Magaalada Berbera.

0 Visits: 514 | Friday January 23, 2015 - 21:29:38
Madaxweynaha somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu ka qaybgalay ciyaar kubada cagta ah oo lagu kala qaadayey koob loogu magacdaray waxqabadka xukuumada madaxweyne axmed maxamed silaanyo oo ka dhacday garoonka maayar cabdalle Stadium, oo dhex martay labada kooxood ee Dawlada hoose iyo Wakaalada…

Read More »