Wararka

Madaxwaynaha DDSI Iyo Masuuliyiin Heer Deegaan Ah Oo Galabta U Anbabaxay Magaalada Addisababa

0 Visits: 718 | Saturday December 27, 2014 - 22:06:16
Waxaa Galabta Garoonka Garaad Wiil Waal Ee Magaalada Jigjiga Ka Anbabaxay Madax Sare Oo Ay Ugu Horeeyaan Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Gudoomiyaha XDSHSI Ahna Afhayeenka Baarlamanka DDSI Mudane Maxamed Rashiid Isaaq Iyo Masuuliyiin Kale Oo Heer Deegaan Ah

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Jimcayadda AXBAAB Oo Qabatey Kulan Loogu Diyaar-garoobayo Xuska Mowliidka NEBIGEENA Muxamed (CS) Ee Magaalada hargeysa

0 Visits: 810 | Saturday December 27, 2014 - 21:59:57
Jimcayadda AXBAAB Oo Qabatey Kulan Loogu Diyaar-garoobayo Xuska Mowliidka NEBIGEENA Muxamed (CS) Ee Magaalada hargeysa

Read More »

Saameyn Xun Xagga Nolosha ah oo Ka Dhalatay Isgaadhsiinta Gobolka Gedo oo Hawada Ka Maqan Todobaadyo

0 Visits: 755 | Saturday December 27, 2014 - 21:56:20
Muddo ilaa 3 asbuuc ah waxaa hawada kamaqan adeegii isgaarsiinta layskula xariirayey qaar ka mid ah degmooyinka iyo Tuullooyinka Gobolada Gedo,Bay iyo Bakool,iyadoo dhibaatooyinkaasina ay saameyn xaga nolosha ah ay ku yeelatey kumanaan ruux oo muddo ka badan ilaa 10 sanno isgaarsiintaasi u isticmaalayey…

Read More »

DAAWO Afkashacabka Tv Dhalinyaradii Loo Xidh-xidhay Xiisaddii Suldaan Wabar Oo Maanta La Sii Daayay

0 Visits: 635 | Saturday December 27, 2014 - 21:46:43
DAAWO Dhalinyaradii Loo Xidh-xidhay Xiisaddii Suldaan Wabar Oo Maanta La Sii Daayay

Read More »

Golaha Degaanka Burco oo Qado sharaf u sameeyey Xildhibaan Rooda oo ka mid ah Golaha Degaanka Magaalada Turku ee Waddanka Finland+Sawiro

0 Visits: 790 | Saturday December 27, 2014 - 20:31:17
Kulankan Qado sharafta ah oo ay ka soo qaybgaleen Inta Badan Xildhibanada Golaha Degaanka Burco

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Madaxweynaha Somaliland Oo Socdaal Ku Jooga Magaalada Berbera Ayaa Galabta Dhex Lugeeyay Jidadka Waaweyn Ee halbawlaha u Ah Magaalada Berbera

0 Visits: 519 | Saturday December 27, 2014 - 20:21:52
Berbera(Afkashacabka.com) Madaxweynaha Somaliland Oo Socdaal Ku Jooga Magaalada Berbera Ayaa Galabta Dhex Lugeeyay Jidadka Waaweyn Ee halbawlaha u Ah Magaalada Berbera

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Koob Lagu Xusayo Laguna Taageerayo Musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo Oo La Dhex Dhigayo Kooxaha Kubadda Cagta Ee Gobolka Saaxil

0 Visits: 537 | Saturday December 27, 2014 - 19:49:51
Berbera(Afkashacabka.com) Koob Lagu Xusayo Laguna Taageerayo Musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo Oo La Dhex Dhigayo Kooxaha Kubadda Cagta Ee Gobolka Saaxil

Read More »

Dalka Holland oo Dib u Furaya Qaadkii Iman Jiray

0 Visits: 12676 | Saturday December 27, 2014 - 17:16:38
Afkashacabka(Holland) Dawlada Holland iyo Dawlada Kenya oo Maalintii Shalay Aheyd Heshiis Kala Saxeexday

Read More »

Daawo Afkshacabka Tv Baarlamaanka Dalka Georgia Oo Dagaal Dhex Maray

0 Visits: 681 | Saturday December 27, 2014 - 17:11:19
Daawo Baarlamaanka Dalka Georgia Oo Dagaal Dhex Maray

Read More »

Booliiska Soomaaliya oo Soo Saaray Tirakoobyo Dambiyadii Ka Dhacay Sanadkan

0 Visits: 814 | Saturday December 27, 2014 - 17:03:59
Iyada oo dhawaan loo dabaaldagay sanad guuradii 71 markii la asaasay ciidanka booliska Soomaaliya ayaa waxaa uu booliska soo saaray warbixin ay ku jiraan tirakoobyo dambiyadii soomaaliya ka dhacay iyo hawlihii ciidanka booliska u qabsoomay.

Read More »

Shariif Xasan Sheekh Aadan Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Kismaayo

0 Visits: 713 | Saturday December 27, 2014 - 16:48:51
Wafdi Uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka KMG Ah Ee Koonfur-Galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Ayaa Goor-Dhow Ka Dagay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo, Halkaa Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay.

Read More »

Wasiirkuxigeenka Warfaafinta Iyo Maareeyaha TVGA Qaranka Oo Xalayto Furay Xarunta Labaad Ee Ugu Wayn TVga Qaranka Ee Dalka Magaalada Burco

0 Visits: 845 | Saturday December 27, 2014 - 16:47:27
Wasiirkuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Mud:Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Iyo Maareeyaha Guud TVGa Qaranka Khadar Cali Gaas Ayaa Xalayto Si Wada Jira Xadhiga Uga Jaray Xarunta (Studio) ga labaad ee TVga Qaranku Ku Yeelan Doono Dalka Oo laga Hirgaliyay Magaalada Burco.

Read More »

Afhayeenkii Ciidanka AMISOM Col. Cali Aadan Xumad Oo Shaqadii Laga Eryay

0 Visits: 606 | Saturday December 27, 2014 - 16:46:53
War-Saxaafadeed Ksoo Baxay AMISOM Ayaa Lagu Shaaciyay In Shaqadii Laga Eryay Col. Cali Aadan Xamuud Oo Kasoo Jeeda Dalka Jabuuti, Kaasoo Afhayeen U Ahaa Muddo Laba Sano Ah Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM. AMISOM Ayaa War-Saxaafadeedda Ku Sheegtay In Wararkii Uu Warbaahinta Siiyay Col. Xaamud Ay Ahaayeen…

Read More »

Hooyo Umushay Afar Gabdhood Oo Mataano Ah Oo Dalbanaysa In La Caawiyo

0 Visits: 1553 | Saturday December 27, 2014 - 16:20:03
Hooyo Soomaaliyeed Oo Umushay Afar Gabdhood Oo Mataano Ah, Mid Ka Mid Ahna Ay Saakay Geeriyootay Ayaa Ka Dalbaday Caalamka Kaalmo, Iyadoo Inta Ka Nool Caruurtan Haatan Lagu Hayo Qalabka Ilmaha Lagu Xannaaneeyo, Sababo La Xiriira Korriimo Dheeraad Ah Oo Ay U Baahan Yihiin.

Read More »

Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Oo Ka Hadlay Weerarkii Xerada Xalane Ay Ku Qaadeen

0 Visits: 768 | Saturday December 27, 2014 - 16:15:21
Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge oo xalay la hadlay warbaahinta afka Shabaab ku hadasha ayaa ka hadlay weerarkii shalay lagu qaaday xerada Xalane oo ah Taliska ugu weyn ee Ciidamada AMISOM.

Read More »

Wakiilka Midowga Afrika Ee Soomaaliya Oo Xaqiijiyey Khasaaraha Ciidamada AMISOM Ka Soo Gaadhay Weerarkii Al-shabaab Ku Qaadey Xaruntooda Muqdisho

0 Visits: 628 | Saturday December 27, 2014 - 16:07:09
Taliska guud ee AMISOM ayaa war ka soo saaray weerarkii Khamiistii doraad lagu qaaday Xaruntooda ugu weyn Muqdisho ee Xalane, kaas oo ay mas'uuliyaddiisa sheegatay Al-shabaab, waxaana xarunta gudaheeda muddo saacado ah ka socday iska-horimaad toos ah.

Read More »

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Furay Xafiiska Guddida Wanaag-farisku Ku Yeesheen Xaafadda Sheekh Nuur Ee Magaalda Hargeysa

0 Visits: 972 | Saturday December 27, 2014 - 15:55:47
Guddida wanaag farista iyo xumaan reebsita jamhuuriyadda Somaliland ayaa xafiis cusub ka furtay xaafada Sheekh Nuur (kililka) oo ka mid ah xaafadaha ugu wayn ee hoos yimaadda degmada Gacan-libaax ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Wali Ku Sugan Magaalo Xeebeedka Berbera

0 Visits: 647 | Saturday December 27, 2014 - 15:49:08
Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay galab safar aan la sii ogeyn u tagay Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil.

Read More »

Golaha Wakiiladdu Waxa Uu Meelmariyay Xeerka Xabsiyadda Oo Kala Saaraya Awoodaha Bahda Caddaaladda Ee Somaliland.

0 Visits: 847 | Saturday December 27, 2014 - 15:34:54
Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Uu Shir guddoominayey guddoomiyaha Golahaasi mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (CIRRO) ayaa goluhu ku meel mariyay Wax-ka-Bedelka, Xeerka Xabsiyadda Somaliland ee Xeer, 65/2014,

Read More »