Wararka

Dhul Balaadhan oo La Siiyey Dad Barakacayaal ah, Si Dib U Dajin Loogu Sameeyo Magaalada Boosaaso

0 Visits: 637 | Saturday December 20, 2014 - 16:31:44
Maamulka Puntland ayaa maanta guddoomey dhuyl dhan 2 kiilo mitir kaasi oo ay ku deeqeen labo shaqsi oo ku nool magaalada Boosaaso, waxaana dhulkaasi loogu talogalay in la dajiyo dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaaladaasi.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Jabuuti si weyn loogu Soo Dhoweeyey.+SAWIRO

0 Visits: 837 | Saturday December 20, 2014 - 15:40:45
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo si heer caalami ah loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, iyada oo ay garoonka Diyaaraha ku soo dhaweeyeen Raysal Wasaaraha Dawlada Jabuuti

Read More »

Taliyaha Booliska G.Sanaag Iyo Ciidamo Aad U Tira Badan Oo Uu Wato Oo Saaka Ka Horjoogsaday Xisbiga WADDANI Xafiis Uu Ka Furan Lahaa Degmada Huluul+Shacbiga Ku Dhaqan Degmadaasi Oo Ka Soo Horjeestay Ciidamada

0 Saturday December 20, 2014 - 14:13:17
Xukuumadda ayaa saaka horjoogsatay xafiis ay masuuliyiin sar sare oo ka socda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ay ka furi lahaayeen Degmada Huluul oo ka tirsan gobalka Sanaag.

Read More »

"Nimankan Mucaaradka ah ee lagu Salliday Booliski Nabadgalyadooda ilaalinayey, Waxaan leeyahay ..." Xildhiban Nacnac

0 Visits: 570 | Saturday December 20, 2014 - 12:43:51
Xildhibaan Axmed Diiriye (Nac-nac), oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, kana soo jeeda Xisbiga Kulmiye, ayaa Mucaaradka uga digay inay wax ka sheegaan Ciidamada RRU-da.

Read More »

Wufuud ay kala Hogaaminayaan Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia oo ka Dhoofay Madaarada Hargeysa iyo Muqdisho kuna kulmaya Djibouti

0 Visits: 493 | Saturday December 20, 2014 - 12:34:59
Beesha caalamka ayaa mar kale dardar-gelisay In Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo dhiggiisa Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku wada hadlaan Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jabuuti.

Read More »

Daawo: Barnaamij laga Diyaariyey Wax akhriska iyo Aragtida Bahda Qalinka iyo Akhriska ee Somaliland

0 Visits: 1152 | Saturday December 20, 2014 - 11:21:39
Barnaamijkan oo uu Diyaariyey Weriye Cumar Seerbiya Waxa uu Diiradda Saaraya Faaidada akhriska, Fahamka Bulshada ee Dhinaca Akhriska, iyo Naadiyo ka shaqeeyo Arrimaha Akhriska iyo Qoraalka oo lagu waraystay

Read More »

Daawo Muuqaal: Barlamaanka Yurub oo Aqoonsiga S/Land si weyn Ugaga Hadlay Kalfadhi ay Yeesheen

0 Visits: 566 | Saturday December 20, 2014 - 10:32:58
Golaha Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa ku soo qaaday qaddiyadda aqoonsiga Somaliland fadhi ay kaga doodayeen aqoonsi uu Midowga Yurub Siiyo Dalka Falastiin

Read More »

War Deg Deg ah: Niman wadaado ah oo Badda xeebta Bulaxaar oo ay ku Dabaalanayeen Liqday iyo nin maydkiisa la helay.

0 Visits: 1871 | Saturday December 20, 2014 - 10:12:27
Niman wadaado ah oo aakhirkii todobaadkii tegay gaadhay magaalo xeebeedka Bulaxaar ayaa la soo sheegay inay qaarka mid ahi xeebta badda Bulaxaar qaatay darraato xilli ay ku dabbaalanayeen.

Read More »

Jose Mourinho: "Manchester United Wali Waxey Ku Jirtaa Kooxaha Horyaalka U Tartamaya"

0 Visits: 932 | Saturday December 20, 2014 - 10:01:37
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaan meesha ka saarin suuragalnimada ah in kooxda Man United ay u tartanto horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedkan walow ay 8-dhibcood ka sareeyaan.

Read More »

Goolhaye Joe Hart Oo Heshiis Waqti Dheer Ah U Saxiixay Manchester City

0 Visits: 588 | Saturday December 20, 2014 - 09:53:30
Goolhaye Joe Hart ayaa heshiis waqti dheer ah u saxiixay kooxdiisa Manchester City isagoo isbuucii qaadan doona 120,000 Pound isagoo Etihad Stadium ku sugnaan doona ilaa 2019.

Read More »

Madaxwayne Obama Oo Wacad Ku Maray In Maraykanku Ka Jawaabayo Weerarka Internetka Ee K/Woqooyi;

0 Visits: 537 | Saturday December 20, 2014 - 08:55:48
Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa wacad ku maray in dalka Maraykanku uu jawaab ka bixinayo weerarkii xagga internetka ......

Read More »

7 Caruur Ah Oo Maydkooda Laga Helay guri ku yaala Austrelia Iyo Hooyadii Dhashay Oo la Xidhay;

0 Visits: 586 | Saturday December 20, 2014 - 08:36:28
Hooyada dhashay todobo caruur ah oo maydkooda laga helay guri ku yaala Austrelia

Read More »

Daawo: Dhiirigeliye Caalami ah oo Lecture Qiimo Badan u jeediyey Dhalinyarada Burco iyo Xildhiban Laki oo Ka qaybgalay

0 Visits: 710 | Saturday December 20, 2014 - 08:22:49
Aqonyahan Maxamed Diini oo ka soo kicitimay Carriga Maraykanka laguna Soo Dhoweeyey Burco ayaa Boqolaal Dhalinyarada Burco uga khudbadeeyey Hoolka Gollis Burco

Read More »

Daawo:Wiil Somali Ah Oo Ay Ciidamada Boliska Ingiriisku Abaalmarin Guddoonsiiyeen.

0 Visits: 600 | Friday December 19, 2014 - 23:44:32
Wiil Somali ah oo ciidamada Booliska Ingiriisku guddoonsiiyeen abaalmarin uu ku mutaystay la dagaalanka

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Salaadii Jimcaha Dadwaynaha La Tukaday Fariina Shacabka U Diray.

0 Visits: 542 | Friday December 19, 2014 - 23:40:26
Madaxwayne ku xigeenka ayaa dadwaynaha kala hadalay halkaasi waxana uu u tabiyay fariin muhiim ah uu nuxurkeedu ahaa ka qayb qaadashada ilaalinta amaanka waxana

Read More »

Soomaali Qaxoonti Ah Oo Ku Nool Dalka Holland, Oo Maanta Dibad-bax Cabasho Ah Ka Dhigay Magaalada Hague

0 Visits: 713 | Friday December 19, 2014 - 23:37:39
Dibad baxayaashan Soomaalida ahi waxa ay siteen boodhadh ay ku xardhan yihiin ereyo halkudhigyo ah oo ka turjumaya mawqifkooda

Read More »

Taliyaha Ciidanka Asluubta Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer ku Goola Bixiyey Xabsiga Degmada Garadag

0 Visits: 666 | Friday December 19, 2014 - 23:33:08
Taliyaha ciidamada Asluubta Somaliland ayaa kormeer kusoo maray saldhiga degmada Gar Adag ee gobolka Sanaag.

Read More »

Madaxweynaha Kenya Oo Maanta Qalinka Ku Duugay Saxeexa Sharciga Cusub Ee Ammaanka Ee Dalkaasi Yeelan Doono

0 Visits: 1015 | Friday December 19, 2014 - 23:30:24
Ururka TAWAKAL ayaa olole nadaafadeed ka bilaabay xaafada State House-ka ee magaalada Hargeysa,halkaas oo ay degan yihiin dad badan oo qaxoonti ahi,kuwaas oo aan dawlada ka helin waxyaalo Badan

Read More »

DAAWO-WARAYSI- Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyada Jibouti, Uu Kaga Hadlay Arrimaha Siyaasada, Dhaqaalaha Iyo Amniga -

0 Visits: 599 | Friday December 19, 2014 - 23:27:50
Daawo waraysi uu Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Jibouti, Presidenta, Ismaaciil Cumar Geelle, uu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Dhaqaalaha, Siyaasada iyo amniga

Read More »

Radio Afkashacabka:Hotel Maansoor Oo Aynu Xafladda Ku Qabsan Lahayn Waxaa La dhigay Tikniko"Gugoomiyaha WADDANI

0 Visits: 666 | Friday December 19, 2014 - 23:25:04
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan cabdillaaho Maxamed (Cirro) oo ka qayb galay munaasibad loo sameeyay taageerayaal kusoo biiray xisbigiisa ayaa ka hadlay dibin-daabyo uu sheegay inay xukuumaddu ugaysato had iyo jeer xisbigiisa waxaana sheegay in xukuumaddu ay u diiday inay Maansoor ku qabsadaan…

Read More »