Wararka

"Xukuumadda waxanu lenahay Faraha ka qaad Dhulkaas, Shacabkaa leh, Reer hargeysa ayaana dhisi doona.." Gud-Faysal Ali warabe

0 Visits: 805 | Wednesday October 29, 2014 - 11:06:30
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Digay In La Iibiyo Dhismaha Maktabadda Akhriska Ee Gaandi

Read More »

Daawo: Taliyaha qaybta policeka gobolka togdheer oo ka hadlay hawl-galo ay khamri aad u tiro badan ku soo qabteen

0 Visits: 980 | Wednesday October 29, 2014 - 10:34:35
Halkan Kadaawo taliyaha qaybta policeka gobolka togdheer oo ka war bixiyey haw-galo ay sameeyeen ciidamada boolisku isla markaasna ay ku soo qabteen khamri aad u tiro badan, baabuurki iyo qofki khamrigaasi magalada so gelinayey ba

Read More »

Daawo:Wasiirka Biyaha JSL oo Si Diiran loogu soo Dhoweeyey Magaalada Laascaanod

0 Visits: 654 | Wednesday October 29, 2014 - 10:30:35
Wasiirka Waxa kaga hortegey Degaanka Adhi-cadeeye oo ah duleedka laascaanood masuliyinta gobolka iyo xubno kamida isuduwayaasha laamaha dawladda ee gobolka sool, waxanu sharaxay ujeedada socdaalkiisa

Read More »

Daawo:Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo lagu soo dhoweeyey Saylac iyo Nuxurka Socdaalkiisa

0 Visits: 624 | Wednesday October 29, 2014 - 10:13:02
Wasiirka oo ay Gobolka selel ku so dhoweeyeen masuliyinta heer gobol iyo heer degmo ayaa kulamo la qaatay masuliyiinta iyo waxgaradka gobolkaasi selel

Read More »

"Dhulku wa dhul Dawladeed dawladduna dhulkeeda wuxuu sharcigu u ogol yahay inay siday rabto u manaafacaadasato"Gud-Maxkmadda sare

0 Visits: 783 | Wednesday October 29, 2014 - 09:28:29
Guddoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa sheegay in dhulka dawladda ee xarunta u ahaan jiray madbacadii Soomaaliya, haatana ah maktabada Gandi ee saldhiga dhexe dhinaciisa ay dawladu galisay

Read More »

"Maanta laga bilaabo waxa mamnuuc ah oo sharci adag laga soo saarayaa qofka lagu arko,Middi, Toorey, Budh iwm, wana la baadhaya dadku markay gaadiidka raacayaan" wasiir warancade

0 Visits: 653 | Wednesday October 29, 2014 - 09:22:06
Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa shuuruc adag ka soo saartay hubka fudud ee suuqa lala dhex maro, kuna amray bulshada inay iska ilaaliyaan oo iska fogeeyaan

Read More »

Kontiinar lagu soo raray Hub iyo Walxaha Qarxa oo lagu Qabtay Dekedda Muqdisho

0 Visits: 851 | Wednesday October 29, 2014 - 09:17:42
Ciidanka booliiska dekedda Magaaada Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay konteenar ay ku jiraan waxyaabaha qaraxa iyo qalabka ciidamada, sida dhar iyo kabo ciidan, iyadoo la qabtay xilli la doonayay in laga raro dekedda Muqdisho.

Read More »

Xisbiga Waddani oo Guddomiyaha Guurtida ugu Hanjabay inu naftiisa ku waayayo haddii uu siilanyo u kordhiyo

0 Visits: 773 | Wednesday October 29, 2014 - 09:01:23
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si qaawan u weeraray uguna Hanjabay Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Saleebaan Maxamuud Aadan.

Read More »

Dr. Gaboose oo Xaflad ay ku qalinjabinayeen Arday Reer Somaliland ah oo ka Qalinjebisay Jamacaddaha Waddanka Malaysia kala qaybgalay Munasibadi Qalinjebintooda+SAWIRO

0 Visits: 1786 | Wednesday October 29, 2014 - 08:51:21
iyo Dardaarkii Dr. Gaboose u jeediyey Ardayda wax u soo baratay Waddankii

Read More »

Daawo: Xildhibaan Bidhi oo Bulshada reer burco uga mahadceliyey la shaqaynta iyo ilaalinta bilicda magaalada, kana warramay Waddooyinka cusub ee burco ka wadaan

0 Visits: 744 | Wednesday October 29, 2014 - 08:46:29
Xildhibaan Mubarak Yusuf Cilmi(Bidhi) oo kamida Guddida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco Ee loo Xilsaaray Bilicda degmada Burco ayaa ka warbixiyay xaalada Guud ee bilicda degmada Burco ay waqti xaadirkan ku sugantahay.

Read More »

Daawo: Xildhibaan Aareeye oo Muddo kadib Warbaahinta ka soo Muuqday si kulul na u weerary Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo

0 Visits: 731 | Wednesday October 29, 2014 - 08:20:55
Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareyeoo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee aadka ugu dhowaa madaxweynaha ayaa hore ammaan aan caadi ahayn huwin jiray madaxweynaha, balse waxa ay madaxtooyada kala fogaadeen buuqi iyo musuqii ka dhashay doorashooyinkii golayaasha degaanka 2012ka Dabayaaqadiisi…

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gudiga Aminga Golaha Guurtida Oo Daaha Ka Rogay Halka Khilaafka Golaha Wakiiladu ka kacay iyo Eedaha Guurtida lo jeediyey

0 Visits: 650 | Wednesday October 29, 2014 - 08:14:02
"Saddexda Gole Qaran xeerku Balance bu u samaynaya, way ururtay oo Waxay saddexdi Gole ba awoododi igu tagtay madaxweynaha, saleebaan na Taladiisi waxay ku soo ururtay Siilaanyo ha is qabsanina"

Read More »

DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL oo Gaadiid loogu Talo Galay Hawlwadeenada Diiwangelinta Madaniga ah oo loo kala Diray Gobolada

0 Visits: 744 | Wednesday October 29, 2014 - 08:05:49
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo sharaxaad kabixisay Gaadiidkan ayaa sheegtay in Dalka oo dhan laga bilaabayo Diiwangelintii Muwaadinka isla markaasna gaadiidkani hor dhac u yihiin Gaadiid tiro badan oo loogu talo galay hawlwadeenada diiwangelinta ee goboladu inay hawlahooda ku gutaan

Read More »

Dhegayso:Xildhibaan Rayte oo Guddomiye Cirro ka difaacay eedaha Xildhibanada Golaha Wakiilada ee Xisbiga kulmiye u jeediyeen

0 Visits: 775 | Tuesday October 28, 2014 - 17:06:26
Xildhibaan Rayte oo ka mid ahaa Xildhibaano Taabacsan Guddomiye Cirro oo ka tirsan Xisbiga WADANI oo saka Shir jaraaid ku qabtay Xarunta Golaha Wakiilada aya faahfaahiyey eedaha guddomiyaha loo soo jeediyey sharci ahaan ku tilmaamay kuwo aan sax ahayn oo guddomiyaha la iska eedeeyey uun.

Read More »

Midowga Yurub Oo Ka Shiraaya Xakamaynta Ajaanibka U Gudba Wadamadooda.

0 Visits: 1032 | Tuesday October 28, 2014 - 16:37:42
Saraakiisha ilaalada xadka Midowga Yurub ayaa ku kulmaya magaalada Brussels si ay uga wadahadlaan sida ugu wanaagsan ee loola tacaali karo qulqulka ajanibkaqaaradda Yurub.

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL oo ka hadlay Khilaafka Wakiilada Xukuumaddana ka difaacay eedaha mucaaradka ee ku salaysan muddo kordhinta

0 Visits: 849 | Tuesday October 28, 2014 - 16:20:02
Wasiirku wuxu sheegay inaanay Madaxweynku xigeenka Eed u noqonaynin Gurigiisa ayaa lagu shira isla markasna uu yahay Madaxweynekuxigenki Qaranka iyo Guddomiyexigenki 4aad ee Xisbiga kulmiye

Read More »

"Xeer Golaha yimaada oo aan waxna lagu darin waxna laga reebini ma jiro"Xildhibaan Maxamed Saalax Cige

0 Visits: 805 | Tuesday October 28, 2014 - 15:58:27
Xildhibaan Ka tirsan Garabka Mucaaradka oo Guddomiye Cirro u sharciyeeyey wax ka bedelkii xeerka Diiwangelinta Tilmaamayna in Guddoomiyuhu ku saxsan yahay

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Warabe oo Warar ay Qoreen Shebekedaha Wararka Qaar ka mid ahi kana hadlay khilafka golaha wakiilada

0 Visits: 801 | Tuesday October 28, 2014 - 15:08:20
Faysal Ali warabe ayaa Website ka Beenta ka qoray ku tilmaamay shebeked isku dhex yaacday

Read More »

Wasiirka Ciyaaraha Oo Hargeysa ka Furay Tartan Lagu Kala Saarayo Kooxaha Heerka 2-aad Iyo 3-aad

0 Visits: 1049 | Tuesday October 28, 2014 - 13:01:01
Tartankan oo ay ka qeyb-galayaan 30-kooxood oo ka kala socda shanta degmo ee caasimadda Hargeysa, ayaa....

Read More »

Daawo: Nin Naftiisa Khatar u geliyey Arrin ku cusub Indhaha Caalamka

0 Visits: 675 | Tuesday October 28, 2014 - 12:54:49
Family chrishtan ah ee kunool mid kamid ah Wadamada Europa ayaa sameeyaya arin qatar badan kadib markii nin kamidah Familiga isku dayay inuu funaanada iska siibo oo dhulka seexdo

Read More »