Wararka

Daawo: "Waddooyin baanu Magaalada ku Qarqinay Run Hadii la doonayo" Marwo Aamina WAris

0 Visits: 947 | Sunday August 24, 2014 - 09:12:58
Marwada kowaan ee Qaranka Somaliland Marwo Amina Waris Sh.Maxmed jirde oo Xadhiga ka jartay waddooyin Tiro badan oo laga hirgeliyey Caasimada ayaa sheegtay in Dawlada hoose iyo dawlada dhexe iskula jaanqaadsan yihiin horumarinta Bilicda Caasimada

Read More »

Daawo: Wasiirkii Gaashaandhiga JSL oo Dalka ku soo Laabtay kana Mid noqday Dadkii Tirada Badna ee So dhoweyey Wasiir Cadaani

0 Visits: 787 | Sunday August 24, 2014 - 08:47:18
Axmed Xaji Cali Cadami aya sido kale sheegay inu waddanka ingiriiska uga soo safray ka qaybqaadashada ....

Read More »

Wasaarada waxbarashada somaliland ayaa tabar socon doona 10 casho u qabatay isu duwayaasha wasaaradaasi ee gobolada bari+sawiro

0 Visits: 830 | Sunday August 24, 2014 - 08:39:47
Waxa Maanta Si Rasmiya Looga Furay Magaalada Burco Tababar Socon Dooba Muddo 10 Maalmood Ah Isla Markaana Ay Wado Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland.

Read More »

Daawo: Wasiirudawlaha Maaliyadda JSL oo Dalka kusoo laabtay +Madaxdhaqamed iyo Wasiiro ku soo Dhoweeyey Madaarka Egal International Airport

0 Visits: 993 | Sunday August 24, 2014 - 08:35:42
Cisman Cabdilahi Saxardiid Cadaani oo Xaalad Caafimaad ugu maqnaa Maraykanka kuna Galay Qalliin dhinaca Wadnaha ah ayaa ka xog warramay Xaaladiisa Caafimaad

Read More »

Dhegayso:Guddiga ka Hortagga Musuqa ee Golaha Wakilada oo Maayarka Gabilay u yeedhay +Warbixintii uu Maayarku Siyey Guddiga

0 Visits: 870 | Sunday August 24, 2014 - 08:23:23
iyo Su'aalo Mayarka Laga Waydiyey Xilkaqaadistiisa ay ku hawlanyihin Golaha Degaanka Gabilay

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Socdaal Kadis Ah Ku Tagay Xarunta Dawladda Hoose Ee Hargaysa

0 Visits: 1015 | Sunday August 24, 2014 - 08:18:46
Madaxwayne ku -xigeenka Somalilnd Mud. Cabdirahman Cabdilaahi Ismail (Saylici) ayaa booqasho kadis ah oo shaqo ku tagay Dawlada Hoose ee Hargaysa.

Read More »

Madbacada Qaranku maxay Qaranka u Qabataa, Xarumaha Dawladda iyo Madbacadu se Siday u wada shaqeeyaan?

0 Visits: 1027 | Sunday August 24, 2014 - 08:05:34
Maareeyaha Madbacadda Qaranka Cabdilaahi Maxamed Jaamac(Carey),ayaa ka war bixiyay wax qabadka ay Madbacadda Qaranku u hayso Qaranka Somaliland

Read More »

Daawo: Guddi Ganacsato ah oo hawlgal lagu xakamaynayo Biyaha Toga weyn ee Burco ka fulisay Degaanka Beer

0 Visits: 704 | Sunday August 24, 2014 - 07:52:34
iyadoo Degaanka Beer oo u badan Beeralay oo Biyo badan oo toggaasi soo mara ay had iyo jeer waxyeelo soo gaadhsiiyaan Beeraha Degaankaasi

Read More »

Daawo Muqaal:Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Si Balaadhan Loogusoo Dhaweeyey Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar

0 Visits: 661 | Sunday August 24, 2014 - 07:41:35
Wasiir Xagla Toosiye Oo SI Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Caynaba Iyo Deegaanada Ku ag Dhow

Read More »

Kulan Lagu Eegaayey Qaabka Ugu Habboon Ee Somaliland Looga Sameyn Karo Fursado Maal-gashi Oo Lagu Qabtay Caasimadda Hargaysa

0 Visits: 987 | Sunday August 24, 2014 - 07:33:59
Kulan lagu war-gelinayay bulshada reer Somaliland sidii fursado maal-gashi ee mustaqbalka dhow ah dalka ugu sameyn lahaayeen ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Summer Time ee Magaalada Hargeysa.

Read More »

Bandhigii Buugga MUQADINKII XEEBAHA BERRI SOOMAAL. Iyo Qoraa Axmed Ibrahin Cawaale oo Naadiga Halkaraan Shalay ku Qabtay Burco+SAWIRO

0 Visits: 1410 | Saturday August 23, 2014 - 18:07:16
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee HALKARAAN ayaa madal ballaadhan Shalay Gelinkii Danbe ku soo Bandhigay Buug Taariikhiya oo ay ku xardhantahay Taariikhdii Marxuum Sharmarke Cali Xirsi oo

Read More »

Daawo: Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID oo jawaab kulul Siiyey Xildhiban Xasan Cawale Caynaan

0 Visits: 780 | Saturday August 23, 2014 - 17:50:04
iyo Qaar ka mida Warbaahinta oo qortay Khilaaf la sheekay inay soo kala dhex galeen guddomiyaha UCID iyoMurashax Jamal ali husein

Read More »

DAAWO Laba Mid Ayaan Kala Garan waayey inay somaliland ka noqotay somalilandnimadii Iyo In Nicholas Kay Uu ka Noqday...... Ururka Jiidali

0 Visits: 916 | Saturday August 23, 2014 - 17:45:06
DAAWO Laba Mid Ayaan Kala Garan waayey inay somaliland ka noqotay somalilandnimadii Iyo In Nicholas Kay Uu ka Noqday...... Ururka Jiidali

Read More »

"Feysal marka uu leeyahay Doorashada Golaha wakiiladda ha la soo horaysiiyo Jamaal baanu waxba u Ogolayn" Xildhibaan Xasan Cawaale

0 Visits: 930 | Saturday August 23, 2014 - 17:37:15
Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Bulshada Golaha wakiiladda Somaliland ayaa Feysal Cali Waraabe uga jawaabay aragtidiiisa ah in la soo hormariyo Doorashada Golaha Wakiiladda.

Read More »

Daawo Xisbiga Wadani oo si adag uga hadlay Xeerka diwaan Galinta Iyo Xeerka muwaadin Nimada Madaniga

0 Visits: 726 | Saturday August 23, 2014 - 16:39:12
Kuna Eedeyay Xukumada In Ay Gadhka Isugalisay Labadii Xeer Si muddo kordhin loogu sameeyo

Read More »

Madaxweynaha Turky ga oo Raisulwasaare u Magacaabay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Dalkaasi

0 Visits: 827 | Saturday August 23, 2014 - 16:10:26
Madaxwaynaha la doortay ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dalkaasi, Mr. Ahmet Davutoglu u magacaabay Raysal-wasaaraha dalka Turkiga.

Read More »

Daawo: Badhasabka Gobolka Sanaag oo Gaadhi Ambalaas ah oo Madaxweynuhu ugu ballanqaaday Degmada Laasqorey ku wareejiyey Masuliyinta Degmadaas

0 Visits: 789 | Saturday August 23, 2014 - 16:06:32
iyo Masuliyiinta Degmada Laasqorey oo si weyn u soo dhoweyey fulinta Ballanqaadkii Madaxweynuhu markii uu Booqashada kutegey Degmadaasi

Read More »

Dhalinyaro Gacan u qaaday Mid ka mid ah Ilaalada Xabaalaha Xeedho iyo Sh. Adan Siiro oo Waalidiinta Dhalinyaradaas Baaq u diray

0 Visits: 808 | Saturday August 23, 2014 - 15:47:36
Mid ka mid ah Waashmaannada ilaaliya xabaalaha Xeedho ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa waxa soo gaadhay dhaawacyo fudud,

Read More »

20-Qof Oo Tahriibayaala Oo Ku Dhintay Bad-wayanta U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga Halka 170-kalena La Layahay Raq-iyo Ruux.

0 Visits: 882 | Saturday August 23, 2014 - 15:42:43
Dawladda Liibiya ayaa xaqiijisay dhimashada 20-qof oo muhaajiriin ah ,ka dib markii ay badda kula dagtay doon ay kasoo raaceen Tripoli, isla markaana ku sii jeedday xeebaha Talyaaniga.

Read More »

"Waxa Xil Naga Saaran Yahay Inaanu Abuurro Jawi Marka Shaqada La Doonanayo Loo Siman Yahay" Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan

0 Visits: 885 | Saturday August 23, 2014 - 15:38:35
Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay waajibaadka ka saaran sidii dhalinyarada ka soo qalin-jabiyey jaamacadaha dalku ay shaqooyin u heli lahaayeen iyo dedaallada arrintaasi lagaga midha dhalinayo.

Read More »