Wararka

Daawo:Kaalin Shidaal Ku Shuf Beeshay Magaalada Laascaanood Iyo Khasaare Ka Dhasahy.

0 Visits: 1025 | Monday June 02, 2014 - 09:53:31
Saaka Aroortii Hore waxa guud ahaanba gudbatay Kaalin shidaal oo dhinaca Bari Gaga Beegan Ceelka CALIBARE ee Magaalada Laascaanood

Read More »

War-Saxaafadeed: Laanta Xisbiga Kulmiye Ee Dalka UK Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga.

0 Visits: 1052 | Monday June 02, 2014 - 08:00:32
Tan iyo ka soo gudubkii uu xisbiga Kulmiye ka soo gudbay, marxaladdii koowaad ee ururnimada

Read More »

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Shaani Lagu Qarxiyay Hargeysa

0 Visits: 803 | Monday June 02, 2014 - 07:34:09
Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Qarax ka dhacay Magaaladda Hargeysa.

Read More »

Booliiska Madaarka Hargeysa oo qabtay laba nin oo looga shakisan yahay Al-shabaab

0 Visits: 976 | Sunday June 01, 2014 - 20:03:39
Booliiska Madaarka Hargeysa gaar ahaan Laanta Socdaalka ayaa manta madaarka Hargeysa ku xidhay laba nin oo ay uga shakisan yihiin Al-shabaab,

Read More »

Xoghayaasha Dawladaha Hoose ee Borama iyo Gabilay oo kulan is Taageris iyo iskuxidhka labada degmo ah ku yeshay Gabiley

0 Visits: 894 | Sunday June 01, 2014 - 19:52:33
Xoghayayaasha degmooyinka Boorama iyo Gabilay oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan golayaasha degeenka ee labadaas degmo ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Gabilay

Read More »

Dr. Maxmed Rashiid Sh. Xasan oo Ereyo Kooban oo Waano iyo Dardaaran ah u soo Jediyey Madaxda Kulmiye kana hadlay khilafka xisbiga

0 Visits: 1035 | Sunday June 01, 2014 - 19:43:36
Bismilaahi al-Raxmaani al-Raxiim, ujeeddada guud ee aan qoraalkan kooban u soo qoray waxa ay tahay in aan waano u soo jeediyo Xisbiga Kulmiye,

Read More »

Daawo: Qayb ka mid ah Film iyo Barnamij laga sameeyey Taariikh nololeedka Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 3110 | Sunday June 01, 2014 - 19:01:59
Barnaamijkan ayaa lagu lafa gurayaa Taarikhdii, waxbarasho,halgan iyo siyaasadeed ee Madaxwene Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo

Read More »

Madaxweyne kuxigenka JSL oo ka hadlay Qado sharaf loo sameyey Ergooyinkii Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga oo lagu shaacinayey Dib u dhigista Shirweynaha

0 Visits: 802 | Sunday June 01, 2014 - 18:43:52
Kulan qado sharaf ah oo uu guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Isaamciil Saylici ayaa ka dhacay Hotelka Ambassador kaas oo ay ka soo qayb galeen 267 xubnood

Read More »

Sarkaal ka tirsan xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ku dhaawacmay Qarax goor dhaweyd ka dhacay Hargeysa

0 Visits: 847 | Sunday June 01, 2014 - 18:39:45
Sarkaal ka tirsan Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhaawacmay Qarax goor dhaweyd ka dhacay agagaarka Xafiiskaasi.

Read More »

Daawo: Xoghayaha Dawladda Hoose Burco oo marki u horeysay ka hadlay khilaafka Golaha Deganka Burco

0 Visits: 777 | Sunday June 01, 2014 - 18:33:07
Dadweynaha reer Burco na ugu baaqay inay kala shaqeeyaan nadaafadda madama lagu jiro xilli roobaad isla markaasna cashuurta bixiyaan

Read More »

Daawo: Maamulka Gobolka iyo Degmada Laascaanood oo ka warbixiyey Hawlgal Dhinaca Ammaanka ah oo ay ka sameeyeen Magaalada lascanod

0 Visits: 778 | Sunday June 01, 2014 - 18:28:15
sidoo kalena soo Bandhigay Hub ay ka ururiyeen dadka shacabka iyo olole hub ka dhigis oo ay ka bilaabeen gobolka sool

Read More »

HOGAANKA KULMIYE OO KA JAWAABAY HADALKII GUDDIGA DIIWANGELINTA UGUNA BAAQAY INAANAY KU MILMIN KHILAAFKA KULMIYE

0 Visits: 931 | Sunday June 01, 2014 - 13:12:09
War qoraal ah oo ay soo saareen Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayay kaga jawaabeen Go'aankii shalay ka soo baxay Guddida Diwaan gelinta ururada siyasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka.

Read More »

Daawo : Naadiga Halkaraan oo Soo Bandhigay Buugii 59aad oo magaciisa la yidhaa Haldoor Ku Dayasho Mudan

0 Visits: 1294 | Sunday June 01, 2014 - 12:54:56
Munaisbad Balladhan oo loo sameyey Bandhiga Buugan Waxa ka hadlay Abwaan Hadraawi, Sh. Cali Warsame, Sh. Cabdilaahi Bashe iyo Masuliyiin kale

Read More »

Daawo: Wasiir Cukuse oo kulan la qaatay Masuliyinta Tvyada Afsoomaliga ku Baxa ee Xarumahoodu ku yaalan Ingiriiska

0 Visits: 608 | Sunday June 01, 2014 - 12:51:18
Wasiir cukuse waxa uu soo jediyey masuliyintii kulankaas ka qaybgashay inay kala shaqeyaan arrimaha nabadgelyada iyo xidhiidhka somaliland iyo warbaahinta madaxa banaan ee ingiriiska

Read More »

Odayaal Iyo Wax Garad Ka Soo Jeeda Arabsiyo Oo Baaq U Diray Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye.

0 Visits: 957 | Sunday June 01, 2014 - 10:57:52
Annagoo ah aqoonyahano kasoo jeeda beesha Arabsiyo, waxan tallo ka bixinaynaa xaaladaha cusub ee dalka ka aloosamay ee

Read More »

Natiijooyinka Kulamadii Saaxiibtinimo ee Xulalka Adduunka & Xallay

0 Visits: 912 | Sunday June 01, 2014 - 10:33:28
Habeenkii xallay waxa garoomada caalamka ee kala duwan ka dhacay , ciyaaro ay xulalka qaranku

Read More »

"Ha Werwerina Yar Iyo Weyn" Qormo Xiiso Badan Oo Ay Weriye Sahra Ciidle kaga hadashay khilaafka kulmiye iyo xaaladda somaliland

0 Visits: 1207 | Sunday June 01, 2014 - 09:47:14
Suxufiyada Caanka ah ee Sahra Ciidle Nuur oo ka hawlgala Idaacadda VOA laanteeda Afka Soomaaliga, kuna sugan magaalada Washington

Read More »

Magacyada Dadkii Isku Qarxiyey Jabuuti Oo La Shaaciyey Iyo Magaalooyinka Ay U Dhasheen

0 Visits: 890 | Sunday June 01, 2014 - 09:00:04
Xeer ilaaliyaha guud ee dawladda Jabuuti, Maki Cabdiqaadir, oo maanta saxaafadda kula hadlay Magaalada Jabuuti, ayaa sheegay

Read More »

Daawo:Khilaafka Xisbiga Kulmiye oo Qurbaha Gaadhay iyo Jaaliyadda Reer Somaliland ee Bristol oo Baaq u diraysa Madaxweynaha

0 Visits: 887 | Saturday May 31, 2014 - 19:30:53
"Aad iyo aad baan uga xumahay Madaxweyne Dhaliilaha Xisbiga kulmiye inaad Deg Deg u Damin Waydo" Maxmud Cabdilahi oo reer ceel afweyn ah

Read More »

Dhegayso: Abwaan Dhako oo Gabay ka soo Tiriyey Xaaladda Xisbiga Kulmiye iyo khilaafka jira Dhitooyin Fara badana xasuusiyey Muse Bixi

0 Visits: 15220 | Saturday May 31, 2014 - 19:16:02
"Ha Xanaaqin Muusow Waxad Xukuntay ba yaalle" Abwaan Dhako

Read More »