Cabdiraxmaan Ciro Oo Loo Doortay Musharaxnimada Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani.

0
Saturday October 22, 2016 - 13:14:09 in by salman abdi
  • Visits: 651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiraxmaan Ciro Oo Loo Doortay Musharaxnimada Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani.

    Ergooyinka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in Cabdiraxmaan Cirro noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani u matalaya doorashada madaxtooyada ee sanadkan qabsoomaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergooyinka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in Cabdiraxmaan Cirro noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani u matalaya doorashada madaxtooyada ee sanadkan qabsoomaysa.


Ergooyinka shirka ka qayb galay oo tiradoodu ahayd 629 ayaa dhamaantood isku raacay in Cabdiraxmaan Cirro noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi.

Cirro oo ka hadlay doorashadiisa ayaa sheegay inuu naftiisa u huriyo sidii uu xisbiga ugu hogaamin lahaa horu marinta qaranka ee ictiraaf raadinta iyo horu marada kale