Daawo:Muuse Biixi Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay Maanta Abwaaniinta La Yeesheen

0
Sunday January 15, 2017 - 13:14:57 in by Burco Office
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Muuse Biixi Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay Maanta Abwaaniinta La Yeesheen

    Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharaxa Madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay maanta saddex xisbi qaran la yeesheen abwaaniinta Somaliland . Gudoomiyaha ayaa sheegay in uu kulankaasi ahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharaxa Madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay maanta saddex xisbi qaran la yeesheen abwaaniinta Somaliland . Gudoomiyaha ayaa sheegay in uu kulankaasi ahaa mid lagaga wada hadlaayey xaalada uu dalku ku jiro ee abaaraha iyo doorashada isku soo beegmay iyo waliba hadalo ay warbaahinta xisbiyadu ku marinaayeen