Mareykanka oo qaramada midoobey ugu baaqay in ay iskugu yimaadaan kulan deg deg ah + arimaha lagaga hadli doono.

0
Wednesday January 03, 2018 - 13:08:36 in by Burco Office
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo qaramada midoobey ugu baaqay in ay iskugu yimaadaan kulan deg deg ah + arimaha lagaga hadli doono.

    Mareykanka oo qaramada midoobey ugu baaqay in ay iskugu yimaadaan kulan deg deg ah + arimaha lagaga hadli doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mareykanka oo qaramada midoobey ugu baaqay in ay iskugu yimaadaan kulan deg deg ah + arimaha lagaga hadli doono.


Mareykanka Oo Qaramada Midoobey Ugu Baaqay In Ay Iskugu Yimaadaan Kulan Deg Deg Ah + Arimaha Lagaga Hadli Doono.

 

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qorshaynayso in ay isuguyeedhto kulan degdeg ah oo ay yeeshaan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

 

Kulankani ayay dowladda mareykanka sheegtay in looga hadli doono dibadbaxyada ka dhanka ah dowladda Iiraan ee dalkaasi ka socda.

 

Danjiraha dowlada Mareykanka u fadahida Qaramada Midoobey, Nikki Haley, ayaa sheegtay in arrinta Iiraan sidoo kale looga hadli doono kulanka golaha xuquuqda aadnaha ee ka dhacaya magaalada Geneva.
 
 

Waxa ay beenisay eedeeynta dowladda Iiraan ee ah in dibadbaxyadani ay yihiin kuwa dibadda dalkaasi laga soo maleegay.

 

Mareykanka ayaa waxa ay ugu baaqeen xukuumada Tehran in ay xannibaada ka qaado baraha bulshada.

 

Dowlada Iiraan ayaa sheegtay in ay qabanqaabin doonto arbacada dibadbaxyo ka dhan ah kuwa imika socda ,Dibadbaxyada Iiraan ayaa imika galay maalinkii lixaad.