Gedo:-Roobab khasaare nafeed ka geystay degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo

0
Wednesday April 18, 2018 - 07:51:54 in by salman abdi
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gedo:-Roobab khasaare nafeed ka geystay degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo

    Roobabkii guga ee dhawaan ka curtay qeybo badan oo ka tirsan gobolka geeska Afrika ayaa waxaa meelaha qaar ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobabkii guga ee dhawaan ka curtay qeybo badan oo ka tirsan gobolka geeska Afrika ayaa waxaa meelaha qaar ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed.


Meelaha uu khasaaraha ka geystay waxaa ka mid ah magaalada Ceel-waaq ee gobolka Gedo oo ugu yaraan hal qof uu ku naf waayay halka mid kalena uu ku dhaawacmay roob lixaad leh oo habeen hore halkaasi ka da'ay.

Waxaa roobkaasi sidoo kale ku barakacay boqolaal qoys sida uu BBC-da u sheegay guddoomiyaha Ceel-waaq Ibraahim Guuleed Aadan oo qadka taleefoonka ugu warramay weriyaha BBC-da Xasan Cali Geele.