Wararka

DAAWO Dhalinayarad Ku Bahoobay Barmaamijka Iskaa Waxa U Qabso Oo Booqasho Ku Tagay Biriishka Weyn Ee Magalada Burco Iyo Baaq Ay Direen

0 Visits: 424 | Wednesday January 17, 2018 - 14:06:03
DAAWO Dhalinayarad Ku Bahoobay Barmaamijka Iskaa Waxa U Qabso Oo Booqasho Ku Tagay Biriishka Weyn Ee Magalada Burco Iyo Baaq Ay Direen

Read More »

Ganacsatada Qaadka Miru u soo dhoofisa Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

0 Wednesday January 17, 2018 - 10:16:45
Ganacsatada qaadka Miru ee dalka Kenya ayaa sameeyay shaqo joojin, kadib markii beeralayda qaadka dalka Kenya ay qaali ka dhigeen qiimaha qaadka.

Read More »

Kooxaha xuquuqda oo ugu baaqay ra'iisal wasaaraha Ingiriiska inay joojiso booqashada Amiirka Boqortooyada Sacuudiga ee UK.

0 Wednesday January 17, 2018 - 10:12:47
Dhawr ururada xuquuqda aadanaha oo isbahaystay ayaa ugu baaqeen ra'iisal wasaaraha Ingiriiska Theresa May inay ka laabato martiqaad loo fidiyay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mohammed bin Salman si uu u booqdo wadanka UK.

Read More »

Qaramada Midoobay: Ammaanka qaxootiga Rohingya waa in la hubiyaa marka la soo celiyo

0 Wednesday January 17, 2018 - 10:09:53
Hay'adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in qaxootiga Muslimka ah ee Rohingya ee Bangladesh ay tahay in lala tashado loona xaqiijiyo amnigooda ka hor inta aan dib loogu celin gobolka Rakhine ee dalkooda Myanmar.

Read More »

Shiinaha iyo Ruushka oo aan lagu casuumin kulanka looga wada hadlayo khatarta nukliyarka ee Kuuriyada waqooyi

0 Wednesday January 17, 2018 - 10:07:35
Wasiirada arimaha dibada ee 20 dal ayaa ku kulmi doona magaalada Vancouver, ee dalka Kanada, si looga wada hadlo khatarta nukliyarka ee waqooyiga Kuuriya.

Read More »

Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo Warbaahinta uga digay baahinta Wararka Shabaab

0 Visits: 491 | Wednesday January 17, 2018 - 10:04:38
Afhayeenka Wasaaradda amniga gudaha Somaliya C/casiis Xildhibaan ayaa Warbaahinta wuxuu uga digay inay baahiyaan wararka la xiriira Ururka Al Shabaab.

Read More »

Wadanka Ugaanda Oo Kaydka Dhiiga Ee Yaala Cusbitalada Wadankaasi Oo Gaab Galay Iyo Sababata Keentay

0 Wednesday January 17, 2018 - 10:01:47
Waaxda caafimaadka dalka Uganda ayaa ka digtay in uu si aad ah u hooseeyo dhiiga yaala goobaha lagu keydiyo dhiigga bukaanada lagu shubo.

Read More »

Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya

0 Visits: 476 | Wednesday January 17, 2018 - 09:55:36
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya

Read More »

Mareykanka iyo Canada oo ku baaqay in la dhaqangaliyo cunaqabataynta Kuuriyada Waqooyi

0 Visits: 485 | Wednesday January 17, 2018 - 09:55:36
Mareykanka iyo Canada oo ku baaqay in la dhaqangaliyo cunaqabataynta Kuuriyada Waqooyi

Read More »

Madaxweynaha Maraykanka Mr Trump "maskax ahaan wuu caafimaad qabaa"

0 Visits: 618 | Wednesday January 17, 2018 - 09:55:36
Madaxweynaha Maraykanka Mr Trump "maskax ahaan wuu caafimaad qabaa"

Read More »

Macron oo doonaya in UK ay ka caawiso dhibaatada tahriibayaasha

0 Visits: 605 | Wednesday January 17, 2018 - 09:55:36
Macron oo doonaya in UK ay ka caawiso dhibaatada tahriibayaasha

Read More »

Gabar Yar Oo kalluumeysato noqotay ka dib markii aabeheed Uu dhintay

0 Visits: 586 | Wednesday January 17, 2018 - 09:55:36
Gabar Yar Oo kalluumeysato noqotay ka dib markii aabeheed Uu dhintay

Read More »

Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta la dhameystirayo

0 Visits: 549 | Wednesday January 17, 2018 - 09:55:36
Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta la dhameystirayo

Read More »

DAAWO Qaabkii Madaxweynaha Somaliland Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Ethiopia Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen Raysal Wasarada Ethiopia Iyo Madaxweynaha Somaliland.

0 Tuesday January 16, 2018 - 21:35:11
DAAWO Qaabkii Madaxweynaha Somaliland Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Ethiopia Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen Raysal Wasarada Ethiopia Iyo Madaxweynaha Somaliland.

Read More »

DAAWO Qaar Ka Mida Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Tuko Raq Oo U Qaxay Degaanka Boocame.

0 Visits: 504 | Tuesday January 16, 2018 - 18:03:11
DAAWO Qaar Ka Mida Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Tuko Raq Oo U Qaxay Degaanka Boocame.

Read More »

DAAWO Jaamacada Togdheer Oo Deeq Waxbarasho U Fidisay Ardayada Daryarta Ah Ee Magaalda Burco Iyo Badhsabka Ramaax Oo Kala Wareegay.

0 Visits: 557 | Tuesday January 16, 2018 - 18:03:11
DAAWO Jaamacada Togdheer Oo Deeq Waxbarasho U Fidisay Ardayada Daryarta Ah Ee Magaalda Burco Iyo Badhsabka Ramaax Oo Kala Wareegay.

Read More »

DAAWO "Xasan Gaafaadhi Waxan Leenahay Dadka Ha Ka Kaluumaysan Anagu Badaan Ka Kalumaysanaaye" Dadka Ka Ganacasada Kaluunka.

0 Visits: 477 | Tuesday January 16, 2018 - 16:31:19
DAAWO "Xasan Gaafaadhi Waxan Leenahay Dadka Ha Ka Kaluumaysan Anagu Badaan Ka Kalumaysanaaye" Dadka Ka Ganacasada Kaluunka.

Read More »

DAAWO Garyaqaan Guuleed Dafaac Oo Ka Hadlay Hadalkii Wasiirka Warfaafinta Somaliland Iyo Arimo Xasaasiya Ah.

0 Visits: 481 | Tuesday January 16, 2018 - 15:19:54
DAAWO Garyaqaan Guuleed Dafaac Oo Ka Hadlay Hadalkii Wasiirka Warfaafinta Somaliland Iyo Arimo Xasaasiya Ah.

Read More »

Daawo :-" Laascaanood Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi Doonaa .." Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Hanjabey

0 Tuesday January 16, 2018 - 13:35:12
Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore oo maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka mid ah warbaahinta waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqata uu hawda u mariyey maamulka Puntland .

Read More »

Daawp Muqaal Ku Saabsan Madaxwayne Muuse Oo Dalka Ka Dhoofaya Iyo Hab Cusub U Soo Kordhiyay

0 Tuesday January 16, 2018 - 12:52:36
Daawp Muqaal Ku Saabsan Madaxwayne Muuse Oo Dalka Ka Dhoofaya Iyo Hab Cusub U Soo Kordhiyay

Read More »