Wararka

Daawo;Shuban Biyood ka Dilaacay Boorama & Dawlada Hoose Oo Gurmad Gaadhsiisay Cisbitaalo

0 Visits: 602 | Sunday April 09, 2017 - 18:27:02
Boorama(AFKA);Dad uu soo riray xanuunka shiban biyoodku ayaa la dhigay cisbitaalada Magaalada Boorama, dadkan oo isugu jira Rag Dumar iyo Caruur ayaa lala tacaalayaaa xaaladooda, waxana uu Maayarka Magaalada Boorama maanta gaarsiyay bahda Caafimaadka deeq gurmad ah oo loogu talo galay in Shibanaas lagula…

Read More »

Dadka Iskood Isku Cumamada Oo Ku Soo Batay Dalka Iyo Xukumada Somaliland Oo Dusha Ka Daawanaysa.

0 Visits: 506 | Sunday April 09, 2017 - 17:24:22
Tani Iyo Tariikhdu Markay Ahayd 2013 Ayaa Waxa Dalka Somaliland Ku Soo Badanaayay Salaadin Iskood Isku Cumamaaday Oo Aan Ku Imin Doorasho Iyo Maamus Ee Kaligood Iskugu Caano Shubay Sandalad Aan Jirin.

Read More »

Daawo:Wareysi xiiso leh iyo Madaxwayne-xigeenka Somaliland C/raxman C. I. Saylici

0 Visits: 633 | Sunday April 09, 2017 - 17:16:30
Hargeysa(AFKA);Wareysi xiiso leh iyo Madaxwayne-xigeenka Somaliland C/raxman C. I. Saylici

Read More »

Deg Deg;Ugu Yaraan 25 Qof Oo Lagu Dilay Kaniisad Ku Taalla Waddanka Masar.

0 Visits: 618 | Sunday April 09, 2017 - 17:06:27
Massar(AFKA);Ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhintay in ka badan 40 kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay gudaha kaniisad ku taal magaalada Dandaa oo ah xarunta gobolka galbeed ee dalka Masar,

Read More »

Daawo:Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Deeq Biyo Ah Oo Lasoo Wakiisay Ku Wareejiyay Deeganada Hoos Yimada Gobolka Togdheer.

0 Visits: 593 | Sunday April 09, 2017 - 16:57:43
Burco(AFKA):Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Deeq Biyo Ah Oo Lasoo Wakiisay Ku Wareejiyay Deeganada Hoos Yimada Gobolka Togdheer

Read More »

"Maanta Xadhig Iyo Is Basaasid Ayaan Jirine Cadaaniyow Markaaga Oy Markayga Ayaan Ooyayaaye"....Muj Xasan Guure Jaamac

0 Visits: 557 | Sunday April 09, 2017 - 15:31:12
Guddoomiyaha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Md. Xasan Guure Jaamac, ayaa soo jeediyey in la hirgeliyo, isla markaana laga midho dhaliyo ujeedadii ay dagaalka u galeen halgamayaashii xorriyadda Somaliland dhaliyey ee SNM, waxana uu shaaciyey inay yar tahay waxa ka hirgalay ujeedooyinkii loo…

Read More »

Daawo:Gudida Cadaalada Ee Golaha Guurtida Oo Soo Bandhigay Shaqada Uu Qabto Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland.

0 Visits: 461 | Sunday April 09, 2017 - 15:27:20
Gudida Cadaalada Ee Golaha Guurtida Oo Soo Bandhigay Shaqada Uu Qabto Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland.

Read More »

Daawo:Wasarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadashay Dadkii Tahribayasha Ahaa Ee Sida Arxandarada Lagu Dilay Yemen

0 Visits: 497 | Sunday April 09, 2017 - 15:23:19
Daawo:Wasarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadashay Dadkii Tahribayasha Ahaa Ee Sida Arxandarada Lagu Dilay Yemen

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan Daaha Ka Qaaday Xerer Si Kotarabaan Ah Loo Geeyo Golaha Barlamaabka Somaliland

0 Visits: 590 | Sunday April 09, 2017 - 15:20:42
Daawo Muqaal:Xildhibaan Daaha Ka Qaaday Xerer Si Kotarabaan Ah Loo Geeyo Golaha Barlamaabka Somaliland

Read More »

Daawo Muqaal:Pro Samater Oo Wariye Aaamisan Qadiyad Kale Kabaha La Dulmaray

0 Visits: 496 | Sunday April 09, 2017 - 15:18:35
Daawo Muqaal:Pro Samater Oo Wariye Aaamisan Qadiyad Kale Kabaha La Dulmaray

Read More »

Culumo Awdiinka Dalka Oo Kulan Xasaasiya La Qaatay Shirgudoonka Barlamaanka Iyo Sababa Ay Kale Hadleen.

0 Visits: 474 | Sunday April 09, 2017 - 15:15:57
Culumo Awdiinka Dalka Oo Kulan Xasaasiya La Qaatay Shirgudoonka Barlamaanka Iyo Sababa Ay Kale Hadleen.

Read More »

Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Somaliya Oo Gordhawayd Ka Badbaaday Ismidaamin Ka Dhacay Magalada Muqdisho

0 Visits: 580 | Sunday April 09, 2017 - 15:13:33
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid), ayaa duhurnimadii maanta ka badbaaday ismiidaamin ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Read More »

Xeebaha Somaliland Oo Lagu Qabtay Markab Ay Dawladda Jabuuti Hub Ugu Soo Rartay Dalka Soomaaliya.

0 Visits: 612 | Sunday April 09, 2017 - 15:11:09
Ciidanka Ilaaladda xeebaha Somaliland ayaa lagu soo waramayaa inay gacanta ku dhigeen Markab Hub u siday Soomaaliya oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti.

Read More »

Wasiirka Warfaadinta Somaliya Oo Isku Shandhayn Ku Sameeyay Wasaradiisa.

0 Visits: 767 |
Wasiirka warfaafinta oo isbadal weyn ku sameeyay waaxyaha ay ka kooban tahay wasaarada

Read More »

Wakiilka Soomaaliya ee Mareykanka oo sheegay ilaa 4,000 oo Soomaali ah la soo celinayo

0 Visits: 604 | Sunday April 09, 2017 - 12:26:43
Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo sheegay ilaa 4,000 oo Soomaali ah la soo celinayo Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Axmed Cawad Ciise ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ku warglisay in ilaa 4, 000 oo ruux oo Soomaali ah dib looga celinayo dalka Mareykanka.

Read More »

Banaanbaxyo Gilgilay Dalka Venezuela Iyo Sababta Ka Danbaysa+Booliska Oo La Tacaalaya.

0 Visits: 737 |
Banaanbaxyo Gilgilay Dalka Venezuela Iyo Sababta

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Saaka Ka Anba Baxaya Moqdisho Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo

0 Visits: 435 |
Madaxweyne Farmaajo Oo Saaka Ka Anba Baxaya Moqdisho Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo

Read More »

Dawlada Somaliland Oo Dawlada Somaaliya Ku Eedayay Inay Siyasadaysay Gargaarkii Abaaraha

0 Visits: 809 |
Somaliland oo ku eedeysay dowladda Soomaaliya in ay siyaasadeyneyso Gargaarka loogu talagalay Abaaraha

Read More »

Burcad Badeedka Oo Markale Ka Curtay Dhulka Somalida Iyo Doon Ay Afduubteen.

0 Visits: 1048 |
Burcad-baddeed Soomaali ah oo afduubtay doon ganacsi

Read More »

Raysal Waasaraha Somaliya Oo Jadwal Cusub U Soo Dhajiyay Wasaradaha Dalkaasi Iyo Shaqadooda.

0 Visits: 836 |
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo soo saaray wareegto qeexeysa waqtiga shaqo-galka shaqaalaha dowladda

Read More »