Wararka

"Siilaanyo markuu lahaa Shiidaal lama baadhayee Sun-baa lagu Aasayaa anigu maan joogin, laakiin Golaaftan Siyaasadeed uun bay ahayd, Imikana Mucaaradka waa loo Ogolyahay…" wasiirka Macdanta

0 Visits: 635 | Saturday April 01, 2017 - 15:32:31
Hargeysa()-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Xuseen Cali Ducaale oo ka hadlayey kulan dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee SONSAF kaga hadlaysay Sahanka Shiidaalka iyo ka faa'iidaysiga Khayraadka Dalka ayaa ka sheegay inaan la siyaasadayn hawsha Sahanka Shiidaalka, isagoo sheegay in uu…

Read More »

Daawo:Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Gacantaag Ah Ku Ansixiyay Xubno Wasiiro Ah Oo Madaxweynaha Somaliland Dhawaan Digriito Ku Magacaabay.

0 Saturday April 01, 2017 - 15:25:35
hargaysa(afka);Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Gacantaag Ah Ku Ansixiyay Xubno Wasiiro Ah Oo Madaxweynaha Somaliland Dhawaan Digriito Ku Magacaabay.

Read More »

Wasiirka Macdanta Oo Madaxweynaha Hor-dhigay Mas'uuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Isu Bahaystay Fashilinta Shidaal Baadhista.

0 Saturday April 01, 2017 - 15:06:36
hargaysa(afka);Wasiirka Macdanta Oo Madaxweynaha Hor-dhigay Mas'uuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Isu Bahaystay Fashilinta Shidaal Baadhista.

Read More »

Daawo:Kulan Saacado Qaatay Oo Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Iyo Ururada Samafalka Ee Dalalaka Qadar Iyo Kuwait +Natiijada Kasoo Baxday

0 Saturday April 01, 2017 - 14:58:26
hargaysa(afka);Kulan Saacado Qaatay Oo Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Iyo Ururada Samafalka Ee Dalalaka Qadar Iyo Kuwait +Natiijada Kasoo Baxday

Read More »

"Somaliland Dagaal Kulama Jirto Somaliya, Laakiin Haddii Ay Dhacdo Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Dalkayaga Difaacno" Wasiirka Sacad.

0 Saturday April 01, 2017 - 14:39:27
"Somaliland Dagaal Kulama Jirto Somaliya, Laakiin Haddii Ay Dhacdo Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Dalkayaga Difaacno" Wasiirka Sacad.

Read More »

DAAWO Indhoolayaash Ku Nool Magaalada boorama Oo Cabasha Ka Muujiyay Daryeel La aan Soo Foodh Sartay Iyo Qaar Kood Oo Ey Cuntay.

0 Saturday April 01, 2017 - 14:36:01
boorama(afka) ;Indhoolayaash Ku Nool Magaalada boorama Oo Cabasha Ka Muujiyay Daryeel La aan Soo Foodh Sartay Iyo Qaar Kood Oo Ey Cuntay.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Xafiiska Xidhiidhka Saxaafadda iyo Madaxtooyada u Magacaabay Agasime Cusub kana hoos saaray Xafiiski Afhayenka

0 Visits: 777 | Saturday April 01, 2017 - 14:23:51
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Xafiiska Xidhiidhka Saxaafadda iyo Madaxtooyada u Magacaabay Agasime Cusub kana hoos saaray Xafiiski Afhayenka

Read More »

Wasiir Ingiriis Ah Oo Balan Qaaday Inay Dawladdiisu Baadhayso In Deeqaha Loo Ururiyo Somaliland Ay Shacabka Soo Gaadhaan Iyo Inay Ku Lumaan Dariiqyo Kale

0 Saturday April 01, 2017 - 14:15:19
(afka)Wasiir Ingiriis Ah Oo Balan Qaaday Inay Dawladdiisu Baadhayso In Deeqaha Loo Ururiyo Somaliland Ay Shacabka Soo Gaadhaan Iyo Inay Ku Lumaan Dariiqyo Kale

Read More »

Daawo:Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Ku Hanjabey In Dalka Laga Saarayo Shaqaalaha Ajaanibka Ee Shacabka Shaqooyinka Ku Cidhiidhyay.

0 Saturday April 01, 2017 - 14:03:58
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Ku Hanjabey In Dalka Laga Saarayo Shaqaalaha Ajaanibka Ee Shacabka Shaqooyinka Ku Cidhiidhyay.

Read More »

Madaxweynayaasha Mareykanka Iyo Ruushka Oo Dhawaan Kulmaya.

0 Saturday April 01, 2017 - 11:25:36
Madaxweynayaasha Mareykanka Iyo Ruushka Oo Dhawaan Kulmaya.

Read More »

Afhayeenka Ciidammada Xulafada Sacuudiga Oo Lagu Weeraray Magaalada London.

0 Saturday April 01, 2017 - 11:21:33
london(afka);Afhayeenka Ciidammada Xulafada Sacuudiga Oo Lagu Weeraray Magaalada London.

Read More »

Wadahadalladii Nabadda Ee Dalka SUURIYA Oo Laggu Heshiin Waayay.

0 Saturday April 01, 2017 - 11:12:29
Geneva(afka);Wadahadalladii Nabadda Ee Dalka SUURIYA Oo Laggu Heshiin Waayay.

Read More »

DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Bandhig-dhareed (Fashion Style) Lagu Qabtay Hargeysa.

0 Saturday April 01, 2017 - 11:09:24
Sheekh Aadan-Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Bandhig-dhareed (Fashion Style) Lagu Qabtay Hargeysa.

Read More »

Qoys Ka Kooban Shan Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed

0 Saturday April 01, 2017 - 11:05:48
Qoys Ka Kooban Shan Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed

Read More »

Madaxweynaha Midowga Yurub Oo Digniin Culus U Diray Dawladda Maraykanka.

0 Saturday April 01, 2017 - 11:00:28
Madaxweynaha Midowga Yurub Oo Digniin Culus U Diray Dawladda Maraykanka.

Read More »

Hogaaminayo Wasiir Ku Xigeenka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shir Caalamiyaa Ah Oo Ka Dhacay Berlin

0 Saturday April 01, 2017 - 10:43:17
Berlin(afk);Hogaaminayo Wasiir Ku Xigeenka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shir Caalamiyaa Ah Oo Ka Dhacay Berlin

Read More »

Daawo:Waraabe Warer Adag Ku Soo Qaaday Dad Ku Soo Barakacay Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag

0 Saturday April 01, 2017 - 10:37:13
dhahar(afka);Waraabe Warer Adag Ku Soo Qaaday Dad Ku Soo Barakacay Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag

Read More »

Siyaasi Khaliif Xiinwaal Oo Beeniyay In Tartan Loogu Jiro Gudoomiyaha Kulmiye Iyo Qaabka Loo Xulanayo Oo Usharaxay Una Quusgooyay Wadani.

0 Visits: 903 |
hargaya(afka,)Siyaasi Khaliif Xiinwaal Oo Beeniyay In Tartan Loogu Jiro Gudoomiyaha Kulmiye Iyo Qaabka Loo Xulanayo Oo Usharaxay Una Quusgooyay Wadani.

Read More »

MIDHAHA DIINTA: Maxaa Imaanka Siyaadiya? Maxaa se Naaqusiya?

0 Saturday April 01, 2017 - 10:21:38
hargaysa(afka);MIDHAHA DIINTA: Maxaa Imaanka Siyaadiya? Maxaa se Naaqusiya?

Read More »

Midowga Yurub Oo Ka Digaya Cuduro Ka Dillaaca Soomaaliya Iyo Nooca Ay Yahiin Cuduradaasi

0 Saturday April 01, 2017 - 10:18:00
Midowga Yurub Oo Ka Digaya Cuduro Ka Dillaaca Soomaaliya Iyo Nooca Ay Yahiin Cuduradaasi

Read More »