Wararka

War,Saxaafadeed Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ucid Wuxu Cod,Dheer Ugu Digayaa Dawlada Taagta Daran Ee Dalkaas Somaliya inay Si Is Been Fareen Isugu Daydo In Loogu Wareejiyo Hawada Dalkii Laysku Odhan Jiray Somaliya oo Loogu Kala Bixin.

0 Visits: 427 | Sunday February 19, 2017 - 17:03:13
Hargeysa(AFKA);War,Saxaafadeed Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ucid Wuxu Cod,Dheer Ugu Digayaa Dawlada Taagta Daran Ee Dalkaas Somaliya inay Si Is Been Fareen Isugu Daydo In Loogu Wareejiyo Hawada Dalkii Laysku Odhan Jiray Somaliya oo Loogu Kala Bixin

Read More »

Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Kulano Kale Duwan La Qaatay Saxibada Caalamka Ee Somaliland Ka Caawiya Qabsoomida Dorashooyinka Somaliland.

0 Visits: 620 | Sunday February 19, 2017 - 16:59:42
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahim Aadan Qabyotire Iyo Wafti Ka Tirsan Xukumada Somaliland U Hogaaminayo Ayaa Socdaal Ku Jooga Wadanka Kenya Ayaa Kulumo Kale Duwan La Yeeshay Saaxibada Somaliland Ee Fadhigoodi Wadamkaasi Yahay,

Read More »

Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 691 | Sunday February 19, 2017 - 16:56:06
Ku dhowaad 30 qof oo Shacab ah ayaa ku geeriyooday qarax duhurnimadii maanta ka dhacay Xaafada Kaawo Godeey ee Degmada Wadajir.

Read More »

Daawo:Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid Oo Wasiirka Cadaani Eedeymo Culus U Soo Jeediyey +Been Abaaurna Ka Tilmaamy Wasaarada Warfaafinta

0 Visits: 553 | Sunday February 19, 2017 - 16:47:15
Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa fadeexad iyo ceebo kala duwan hoy u noqotay tan iyo intii Wasiirka looga dhigay Cadaani..

Read More »

Daawo:Wasiirka Gaashindhiga Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Dadyow Od Wadaga Shaqaaqo Dagaal Ku Dhex Martay Deegaanka Ceelafwey.

0 Visits: 472 | Sunday February 19, 2017 - 16:43:40
Ceelafwey(AFKA):Wasiirka Gaashindhiga Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Dadyow Od Wadaga Shaqaaqo Dagaal Ku Dhex Martay Deegaanka Ceelafwey.

Read More »

Kumuu ahaa Taliyaha uu Baashe Cawil u adeegsaday Baarlamaanka.

0 Visits: 874 | Sunday February 19, 2017 - 16:39:49
Dhacadadii Foosha xumayd ee ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Somaliland ayaa ahayd mid ku ugub ah Dalka somaliland waxaanay Bulshada reer Somaliland intooda indheer garadka ahi ka bixiyeen Dareen didmo leh,sidoo kale waxay dadku is waydiiyeen qaabka loosoo abaabulay loona soo

Read More »

Daawo:Maayarka Gabiley oo kormeeray Gabyan ka socda Dugsiga sarre ee Qalax

0 Visits: 664 | Sunday February 19, 2017 - 16:35:24
Maayarka Gabiley oo kormeeray Gabyan ka socda Dugsiga sarre ee Qalax

Read More »

Daawo:Xildhibaan Maxamed Sh Cabdiraxmaan Oo Kamid Golaha Wakiilada Somaliland Soo Dhaweeyey Saldhiga MIlatari

0 Visits: 604 | Sunday February 19, 2017 - 16:31:21
Xildhibaan Maxamed Sh Cabdiraxmaan Oo Kamid Golaha Wakiilada Somaliland Soo Dhaweeyey Saldhiga MIlatari

Read More »

Daawo:Mashruuc Shaqo Loogu Abuurayo Gabdhaha Oo Magaalada Hargeysa Laga Bilaabay

0 Visits: 760 | Sunday February 19, 2017 - 16:30:19
Mashruuc Shaqo Loogu Abuurayo Gabdhaha Oo Magaalada Hargeysa Laga Bilaabay

Read More »

Daawol:-Wasiirul Dawlaha Amniga Oo Ka Hadlay Dagaalkii Ceel Afweyn, Xadhiga Wariye Coldaan Iyo Qodobo Kale Oo Xasaasi AH

0 Visits: 561 | Sunday February 19, 2017 - 16:26:10
Wasiirul Dawlaha Amniga Oo Ka Hadlay Dagaalkii Ceel Afweyn, Xadhiga Wariye Coldaan Iyo Qodobo Kale Oo Xasaasi AH

Read More »

Daawo:Haween Tirobadan Oo Ka Soo Jeeda Galbeedka Gobolka Sanaag Oo Iskaga Baxay Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye

0 Visits: 512 | Sunday February 19, 2017 - 16:15:33
Burco(AFKA)Haween Tirobadan Oo Ka Soo Jeeda Galbeedka Gobolka Sanaag Oo Iskaga Baxay Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye

Read More »

Daawo:Aqoonyahan Jaamac Jiir Iyo Ex Gudoomiyihi Hore Degmada Qoryaale oo Boogadiyey Shidaal Baadhista Gobolada Beri Iyo Baaqna U Diray Bulshada Deeganada

0 Visits: 776 | Sunday February 19, 2017 - 16:10:50
Burco(AFKA)Aqoonyahan Jaamac Jiir Iyo Ex Gudoomiyihi Hore Degmada Qoryaale oo Boogadiyey Shidaal Baadhista Gobolada Beri Iyo Baaqna U Diray Bulshada Deeganada +Eedeymo Culus U Soo Jeediyey Shirkaada Waafi Group

Read More »

Daawo:Qoyskii Madaxwayne Cigaal Oo Fariin U Diray Xukumadda Soomaliland

0 Visits: 495 | Sunday February 19, 2017 - 16:05:27
Daawo:Qoyskii Madaxwayne Cigaal Oo Fariin U Diray Xukumadda Soomaliland

Read More »

Daawo:Ururka Alshabaab Oo Shacabka Somaliyeed Uga Digay In Ay Kalsooni Siyaan Dawlada Cusub Ee Madaxwayne Farmaajo

0 Visits: 583 | Sunday February 19, 2017 - 16:02:53
Ururka Alshabaab Oo Shacabka Somaliyeed Uga Digay In Ay Kalsooni Siyaan Dawlada Cusub Ee Madaxwayne Farmaajo

Read More »

Daawo:Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Xuska Maalinta Dhallinyarada Somaliland

0 Visits: 510 | Sunday February 19, 2017 - 15:59:02
Hargeysa(AFKA)Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Xuska Maalinta Dhallinyarada Somaliland

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay In Maamulka Hawada Dalkii Laysku Odhan Jiray Soomaaliya Lagu Wareejinayo Maamulka Muqdisho.

0 Visits: 593 | Sunday February 19, 2017 - 15:56:46
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulsta Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cumar Cabdillaahi Aadan ayaa shirjaraaid oo uu xafiiskiisa ku qabtay

Read More »

"Waar Doorashadii Meeday, Laba Iyo Toban Sanno Ayuu Barlamaankii Fadhiyaa, Toddoba Sanno Ayuu Madaxweynihii Marayaa .." Prof Gees

0 Visits: 584 | Sunday February 19, 2017 - 13:18:02
Hargeysa (AFKA):-Prof:Maxamed Siciid Gees, oo Xukuumadihii ALLE ha u naxariistii

Read More »

Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Chelsea & Wolves Ee Kulankii Ay Blues Ugu Soo Baxday Wareega Sideed Dhamaadka Ee FA Cupka.

0 Visits: 992 | Sunday February 19, 2017 - 13:14:56
Cheslea ayaa kadib iska caabin wayn oo ay kala kulantay ugu danbayn guul ka soo gaadhay kooxda Wovles waxaana guushan Blues ka soo caawiyay Pedro Rodriguez oo goolkiisii 7 aad dhaliyay 10 kii kulan ee ugu danbeeyay ee uu ka soo muuqday kooxdiisa Blues, waxana sidoo kale abaartii gool

Read More »

Deg Deg :- Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Hada Soo Saartey War Cusub Oo Ku Saabsan Doorashooyinka Dalka , Amarna Fartey Golaha Guurtida .

0 Visits: 646 | Sunday February 19, 2017 - 13:09:47
Warqadan oo hada soo gaadhay qaybo kamid warbaahinta waxaa ay maxkamada sare iyada oo ka jawaabeysa codsi dib u eegis qaraar oo 14 bishan ka soo gaadhay madaxweyne Siilanyo ay sheegtay in ay maxkamadu tirtirtay gabi ahaanba go,aan hore uga soo baxay maxkamada oo sheegaayey in doorashada madaxtooyada…

Read More »

Xildhibaan Axmed Ducaale Oo Ka Hadlay Saldhiga Milatari Iyo Xaaladii Labada Gole Ku Ansixiyeen

0 Visits: 900 | Sunday February 19, 2017 - 12:57:58
Guddoomiye ku xigeenka Guddida Joogta ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale,ayaa ka hadlay Saldhiga Milatari, qaabkii labada Gole laga ansixiyey, sababta looga doodi waayey, Xildhibaanadii gacanta loola tagay iyo fikirka ay dadweynuhu ka qabaan.

Read More »