Wararka

Wasiirki Hore Biyaha oo Siro Badan Badka Soo Dhigay Madaxweynahana ku Eedeeyey Eex iyo Caddaalad Darro

0 Visits: 404 | Wednesday February 15, 2017 - 15:29:55
Wasiirkii hore ee Biyaha xukuumadda madaxweyne Siilaanyo Md. Xuseen Axmed Cabdille, ayaa bannaanka soo dhigay siro bulshada ka qarsoon oo ku saabsan

Read More »

Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiye Oo Talooyin Dhaxal-gal Ah Umadda Iyo Goleyaasha Qarankaba U Soo Jeediyey.

0 Visits: 628 | Wednesday February 15, 2017 - 15:27:45
Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye oo kamid ah siyaasiyiinta faro ku-tiriska ah ee xambaarsan afkaarta suuban ee dalka lagu badbaadin karo,

Read More »

Sacad Cali Shire oo ka jawaabay Waydiimo ku saabsan Saldhiga Imaratka, Maqnaanshihisi Malinti Ansixinta saldhiga iyo inu is casilayo

0 Visits: 631 | Wednesday February 15, 2017 - 15:25:27
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa meesha ka saaray inuu iska casilayo xilka uu qaranka u hayo, waxaanu

Read More »

War Deg Deg Ah:Cabdimaalik Muuse Coldoon Hada Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa +Qaadbkii Loo Qabtay

0 Visits: 785 | Wednesday February 15, 2017 - 14:28:05
Cabdimaalik Muuse Coldoon Ayaa Maalmihi Ugu Damyey Ku Sugnaa Magaalada Muqdisho Ee Caaasimada Dalka Somaliya

Read More »

Lamaane Arooskooda Uu Kaga Baxay 1 Dollar Oo Maalintii Jacaylka Adduunka Loo Dhigay Xaflad 35,000 Oo Dollar Lagu Bixiyay.

0 Visits: 883 | Wednesday February 15, 2017 - 14:24:28
Lamaane Kenyan ah oo kharashka arooskoodu ku kacay hal doollar ayaa xalfad qaali ah loo dhigay mar kale maalinta Jacaylka Adduunka,

Read More »

Daawo:Masuul Ka Tirsan Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Oo Ka Hadlay Arimo Xaasasiya

0 Visits: 439 | Wednesday February 15, 2017 - 14:16:55
Hargeysa(AFKA)Masuul Ka Tirsan Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Oo Ka Hadlay Arimo Xaasasiya

Read More »

"Fashilkii Ka Dhacay Baarlamaanka: Tuurta Iyo Qoriga Caaraddiisa Ayaa La Saaray Dastuurkii". Qoraa Maxamed Baashe Xaji Xasan

0 Visits: 570 | Wednesday February 15, 2017 - 14:14:29
HIIL BERBERA! BERBERA BERBERA BERBERA!!

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Tacsi uu Diray Eheladi Iyo Qaraabadi Marxuum SuldaanMaxamuud Cabdi Axmed (War-qabe)

0 Visits: 695 | Tuesday February 14, 2017 - 22:22:38
Hargeysa(AFKA);Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa

Read More »

Daawo;Haayada Camuud oo deeq raashin ah gaadhsiisay dadkii abaaruhu ku saameeyeen magaalada Boorama

0 Visits: 568 | Tuesday February 14, 2017 - 18:31:33
Boorama(AFKA):haayada Camuud oo deeq raashin ah gaadhsiisay dadkii abaaruhu ku saameeyeen magaalada Boorama

Read More »

War Deg Deg Ah:Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo War Murtieed Ka Soo Saldhiga Imaaradka Berbera Laga Siiyey+Daawo

0 Visits: 466 | Tuesday February 14, 2017 - 17:52:53
Hargeysa(AFKA)Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo War Murtieed Ka Soo Saldhiga Imaaradka Berbera Laga Siiyey

Read More »

Daawo:Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Digniin Culus U Diray Ganacsatada Biyaha Iyo Sharaabka Keeena Magaalada Hargeysa

0 Visits: 539 | Tuesday February 14, 2017 - 17:49:13
Daawo:Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Digniin Culus U Diray Ganacsatada Biyaha Iyo Sharaabka Keeena Magaalada Hargeysa

Read More »

Mid kamid ah Wadamada Islaamka oo laga mamnuucay Xuska Maalinta Jaceylka

0 Visits: 664 | Tuesday February 14, 2017 - 17:48:03
Dalka Indonesia oo ah dalka ugu badan ee kunool yihiin Muslimiinta dunida ayaa laga mamnuucay qeybo kamid ah in laga xuso maalinta loogu magac daray Maalinta Jaceylka oo ku beegan 14-ka bisha Febraayo maanta oo kale.

Read More »

War Deg Deg Ah:Dagaal Yahanada Xuutityiinta Oo Hanjawaab Balaadhan Hawada U Soo Mariyey Somaliland +Fariina Culusna U Diray Dawlada Somaliya

0 Visits: 1180 | Tuesday February 14, 2017 - 16:30:47
Warsaxafadeed ay soo saareen Mucaaradka dalka Yemen gaar ahaan garabka Kooxda Xutuyiinta ee Shiicada ah Iyo Wasaaradda Arrimaha

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Maanta lagu Aasay magaalada Bosaaso Iyo Dad-weyne Fara Badan Oo Ka Qayb-galay Aaskiisa

0 Visits: 473 | Tuesday February 14, 2017 - 16:05:42
Maydka Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi General Cadde ayaa maanta galinkii hore laga soo dajiyay Magalaada Bosaaso ,iyadoo amniga Garoonka diyaaradaha uu ahaa mid si weyn loo adkeeyay. Inta badan madaxda Maamulka Puntland oo uu ku jira C/wali Maxamed Cali Gaas , xubno ka tirsan golaha…

Read More »

Daawo:" Farmaajo Noo Geeya Ayaanu Leenahay , Xukuumada Kulmiye na Waxaanu Leenahay Inta Ay Naftu Naga Baxeyso ......" Marwo Nasra Cabdiraxmaan

0 Visits: 672 | Tuesday February 14, 2017 - 16:01:11
Hargeysa (AFKA):- Marwo Nasra Cabdiraxmaan ayaa waxaa ay si cad u sheegtay in xukuumada Kulmiye ay wado qorshaha ah in Somaliland iyo Somaliya la isku daro isla markaana waxaa ay ugu baaqdey masuulyiinta xukuumada in ay arintaasi ka badheedhan Sidoo kale Marwo Nasra Cabdraxmaan ayaa waxaa ay si adag…

Read More »

Daawo:Deeq Biyo Iyo Raashina Isku Jirta Oo la Gaadhsiiyey Deegaanka jeenyo laaye Ee gobolka daadmadheedh +Xaalada Abaaraha Oo Ka Sii Dartay

0 Visits: 554 | Tuesday February 14, 2017 - 15:57:35
Deeq Biyo Iyo Raashina Isku Jirta Oo la Gaadhsiiyey Deegaanka jeenyo laaye Ee gobolka daadmadheedh +Xaalada Abaaraha Oo Ka Sii Dartay

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Ciidanka Dalka Itobiya Iyo Nuxurka Kulamo Uu La Qaatay Madaxda Federaalka Itobiya.

0 Visits: 843 | Tuesday February 14, 2017 - 15:57:17
Jigjiga(AFKA);Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Ciidanka Dalka Itobiya Iyo Nuxurka Kulamo Uu La Qaatay Madaxda Federaalka Itobiya

Read More »

Daawo;Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Kulan Isugu Yeedhay Dhamaan Waaxyaha Garsoorku Ay Ka Koban Yihiin Iyo Dood Baladhan Oo Dhexmartay.

0 Visits: 699 | Tuesday February 14, 2017 - 15:49:52
Hargeysa(AFKA):Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Kulan Isugu Yeedhay Dhamaan Waaxyaha Garsoorku Ay Ka Koban Yihiin Iyo Dood Baladhan Oo Dhexmartay.

Read More »

Daawo:Wasiirkii Hore Biyaha Somaliland Oo Xukumada Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilo Is Huwan Dusha Kaga Tuuray Kana Hadlay Arimo Xasaasi Ah?

0 Visits: 543 | Tuesday February 14, 2017 - 15:30:45
Hargeysa(AFKA)Wasiirkii Hore Biyaha Somaliland Oo Xukumada Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilo Is Huwan Dusha Kaga Tuuray Kana Hadlay Arimo Xasaasi Ah?

Read More »

Xukuumadda Oo Bilawday Abaabulka Shakhsiyaad Waji Ku Macaash Ah Oo Soo Dhaweeya Saldhiga Millatari Ee Imaaraadka Ee Magaalada Berbera

0 Visits: 551 | Tuesday February 14, 2017 - 15:24:56
Tan iyo markii ay xukuumaddu ka badheedhay inay saldhig Millatari siinayso dalka Imaaraadka carabta ayaa waxaa sidii caadiga ahayd soo badanayay dadka waji ku macaashka ah ee ka hadlaya arrinkan. Kadib markii ay labada gole baarlamaan qaab afduub ah u ansixiyeen heshiiskan saldhiga lagu siinayo imaaraadka…

Read More »